Xukuumaddda Somaliland oo kaalmo gaadhsiisay tiro kooban oo ka mid ah Qoysaska Abaaruhu ku dhufteen ee gobolka Saaxil

    Hargeysa 18, July 2012 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Seylici) iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta taakulo raashin ah gaadhsiiyay qaar ka mid ah dadka Abaaruhu asiibeen eek u dhaqan degaamada gobolka Saaxil. Siday ku warantay idaacadda dawladda ee Raadyow Hargeysa, Madaxweyne kuxigeenka waxa socdaalkiisa ku weheliya Wasiirka Wasaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen…

    Read More

      Arabsiyo: Masuuliyiin ka qaybgalay munaasibad abaal-marino lagu gudoonsiiyay 30 arday oo wax ka barta dugsiga Agoomaha ee Biyo-macaane

      Hargeysa 18, July 2012 (SDN)- Agaasimaha Guud ee Arrimaha Dibada oo uu weheliyo Maareeyaha Biyaha ee Caasimada Hargaysa, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad abaal-marino lagu gudoonsiinayay 30 arday oo wax ka barta dugsiga Agoomaha ee  Biyo-macaane ee deegaanka Arabsiyo. Ardaydan oo ah dufcadii kowaad ee lagu furay waxaa munaasibadaas ka hadlay ganacsadaha xaaji Baxsane oo…

      Read More

        Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska gobolka Maroodi-jeex, Madax-dhaqameed iyo difaaceyaasha Xuquuqal-insaanka oo tabobar uga furmay Hargeysa

        Hargeysa 18, July 2012 (SDN)- Ku-simaha Agaasimaha guud ee wasaaradda Arrimaha Gudaha ahna Agaasimaha maamulka iyo lacagta ee wasaaraddaasi  Mr. Maxamed Cismaan Dubbe, ayaa maanta magaalada Hargaysa tabobar uga furay 40 xubnood oo isugu jira Taliyayaasha saldhigyada Booliska ee gobolka Maroodi-jeex, xubno ka tirsan madax-dhaqameedka iyo bulshada rayidka ah iyo qaar ka mid ah dadka…

        Read More

          Boorama: Agaasimaha Guud ee wasaaradda Warfaafinta oo shahaadooyin gudoonsiiyay 28 arday oo culuumta Saxaafadda bartay

          Hargeysa 18, July 2012 (SDN)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, ayaa gudoonsiiyey shahaadooyin 28 arday oo shahaadada Diploma ka qaatay Machadka tababarada Saxaafadda ee SAW ee magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal. Munaasabad ka dhacday Xarunta Machadka tababarka saxaafadda ee magaalada Boorame, ayaa Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Somaliland Mr. Cabdirashiid Jibriil Yoonis uu xalay…

          Read More

            Boqor Buurmadoow oo Shan bilood ka dib Xabsiga laga sii daayay

            Hargeysa July 18,2012(SDN)-Waxa goordhaweyto xabsiga laga sii daayay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoo oo xukuumada Somalialnd ay xabsiga ku heysay mudo 5 bilood ka badan. Siideynta Boqorka ayaa ka dhalatay ka dib kolkii xukuumada Axmed Maxamed Siilaanyo u babacdhigi kari weyday culeyso dhinacyo fara badan uga imanayay intii Boqorkuu uu xabsiga ku jiray. Maalmo ka…

            Read More

              Mudane Dahabshiil bal ka waran Faaiidooyinka ay Dawlad Wanaaga,Cadaalada iyo Ictiraafku Somaliland u leeyihiin?

              Hargeysa July 18,2012(SDN)-Maamulaha guud ee Shirkada Dahabshiil Md Cabdirashiid Maxamed Siciid ayaa maalinimadii shalay khudbad taariikhi ah ka jeediyay shirka Qurbejooga reer Somaliland uga socda magalada Hargeysa. Taariikhi sababta oo ah khudbada mudanuhu uu halkaa ka jeediyay waxa ay noqoneysaa mid ka mida kuwo dhif ah oo uu uga hadlo xaaladaha u gaarka ah Somaliland,halka…

              Read More

                Xildhibaan Maxmed Omar Geedi:Duqeynta Ciidamada Kiinya waxaa ku dhinta shacab iyo xoolo uun

                Muqdisho July 18,2012(SDN)-Xildhibaan Maxamed Cumar Geedi oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya isla markaana ka soo jeeda degaanka Gedo ayaa sheegay in Kiinya ay joojiso weerarada duqeynta ah ee ciidamadoodu u geystaan degaanada Koonfurta dalka. Ciidamada Kiinya ayaa tiraba dhawr jeer duqeymo ay u geysteen degaano hoostaga maamulka Al Shabaab ayaa waxa ku dhintay dad maati…

                Read More

                  Qaramada Midoobey oo sheegtay in Qaxootiga Soomaalida ee Kiinya iyo Itoobiya u qaxay in tiradoodu gaadhay 1 million

                  New York July 18,2012(SDN)-Ha’yada Qaxootiga u qaabilsan QM ayaa sheegtay in Soomaalida u qaxday dalalka jaarka ay tiradoodu haatan buuxisay 1miilion oo ruux. Dadka oo ku kala nool dalalka Kiinya iyo Itoobiya ayaa qaar ka mid ahi waxa ay xeryaha Kiinya iyo Itoobiya gaareen bilihii u danbeeyay. UNHCR oo QM uqaabilsan Qaxootiga ayaa sheegtay in…

                  Read More

                    Madaxda Dawlada KMG ah iyo kuwa Puntland oo lagu eedeeyay in ay damaanad qaad siyaan madaxda Burcad badeeda(Warbixin)

                    Nairobi July 18,2012(SDN)-Madaxda sare ee dawlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay garab siyaasadeed siiyaan madaxda sare ee Burcad badeeda Soomaalida ee beesha caalamku la tacaaleyso wax ka qabashadooda. Sida lagu xusay warbin dheer oo ay qoreen kooxda Qaramada Midoobey ay u xil saartay la socodka cuna qabateynta dhawr dal oo Soomaaliyana…

                    Read More

                      Talo Waa Lama Huraane Hoo, Jamaal Ali Husseinow.

                      Marka hore waxaan salaamayaa ummada somaliyeed gaar ahaan ummada reer somaliland waxaan u rejeynayaa nabad iyo xasilooni aada.Waxaan talo iyo tilmaan la tiigsanayaa musharaxa jagada madaxweyne ee xusbiga UCID, Jamaal Ali Hussein.   Sida aynu wada ognahay  muran kama taagna in ruux waliba wixii uu kasbado uu xidigan dushiisa ka helayo oo ay wax u…

                      Read More

                        Shirkii Beesha Habaryonis uga socday Daallo oo la soo gunaanaday iyo goaamadii ka soo baxay oo la shaaciyay

                        Daallo July 17,2012(SDN)-Shir dhawr todobaad uga socday buurta Daallo beelaha Habar Yonis intii u dhexeysay June 29kedii ilaa july 17keeda oo maanta aheyd ayaa la soo gunaanaday isla markaana laga soo saaray goaamo wax ku oola. Goaamada shirka oo dhameystiran ayaa u qoraa sidan; 1)- In Jiritaaanka iyo madax-bannaanida qarannimada Somaliland tahay lama taabtaan. 2)-Aasaaska…

                        Read More

                          Maxamed Haaruun Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee UCID oo ku guuleystay Tartakank Qoraalada Sheeko iyo Shaahid

                          Hargeysa July 17,2012(SDN)-Waxa la shaaciyay cida ku guuleysatay tartankii Sheeko iyo Shaahid ee bandhiga buugaagta Hargeysa ee sanadkan 2012ka. Tartanka iyo bandhigaba waxa lagu qabtay qolka shirarka ee xarunta shaqaalaha ee magaalada Hargeysa halkaas oo lagu soo bandhigay buugaagta ito tartemaayaashaba. Jaamac Muuse Jaamac oo ah agaasimaha Dhaqanka iyo Suugaanta oo goobta tartanka lagu soo…

                          Read More

                            Shir sannadeedka 2aad ee Qurba-jooga Somaliland oo si rasmi ah maantiisii kowaad galay

                            Hargeisa July 17,2012(SDN)- Shir sannadeedkan oo ay soo qabanqaabisay hay’adda Xidhiidhka Jaalliyadaha Somaliland oo kaashanaysa hay’adaha ay wada shaqaynta leeyihiin ee USAID, IOM, TS iyo shirkadaha SBI iyo Dahabshiil, ayuu furay Madaxweyne-xigeenka JSL Mudane Cabdi-raxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylaci) kaasoo ay ku wehelinayeen raxan wasiirada xukuumadda JSL ka tirsan iyo masuuliyiin tiro badan oo dawladda iyo…

                            Read More

                              Kulan lagu naaqishayo Xeerka Saxaafadda Somaliland oo ka furmay Hargeysa

                              Hargeysa 17, July 2012 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa maanta kulan hal maalin ah u furay inka badan 30 suxufi oo ka kala socday ururada Saxaafadda Somaliland iyo hay’addaha warbaahinta dalka. Kulankan oo lagu naaqishayo xeerka Saxaafadda Somaliland ee xeer No.27/2004, waxa soo qabanqaabiyay Kulliyadda Sharciga ee Jaamacadda Hargeysa, taasoo soo bandhigtay…

                              Read More

                                Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Turkiga oo si weyn loogu soo dhaweeyey Muqdisho

                                Moqdisho  17, July, 2012(SDN)- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Turkiga Sayn Baker Bosdag iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana waftiga si diirran ugu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde Ra’iisul Wasaare Soomaaliya Dr. Cabidweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiiradda, Xildhibaano Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bulshada qaybaheeda kala…

                                Read More

                                  Saylici:Qurbejoogu waa Lafdhabarta dalka iyo dadka Somaliland

                                  Hargeysa July 17,2012(SDN)-Waxa maanta magaalada Hargeysa ka furmay Shirweynihii labaad ee Qurbejooga reer Somaliland oo lagu qabtay Hotel Ambassador,waxaana lagu wadaa in uu shirku socdo mudo laba maalmooda. Shirka Qurbejooga reer Somaliland ee maanta furmay ayaa waxa ku sugnaa tiro wasiiro ah oo ka tirsan xukuumada sida wasiirada madaxtooyada,Ganacsiga,Hawlaha Guud,caafimaadka iyo Cadaalada. Madaxa Hay’ada Qurbeooga…

                                  Read More

                                    War degdeg ah: Maayarka Laascaanood iyo kuxigeenkiisii oo Xabsiga la dhigay

                                    Laascaanood 17, July 2012 (SDN\)- Ciidanka Amaanka ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa barqonimadii maanta xabsiga dhigay Maayarka Laascaanood iyo kuxigeenkiisa Mr. Kayse Xuseen iyo Axmed Aaden Cilmi. Siday goobjoogeyaal u xaqiijiyeen shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, xadhiga Maayarka iyo kuxigeenkiisa waxa amray guddoomiyaha gobolka Sool Mr. Maxamed Maxamuud Jeeni-yare. Warku wuxuu intaa ku daray, in…

                                    Read More

                                      Suldaan Maxamed Sul. Cabdiqaadir: “Waxaan dadka reer Somaliland leeyahay aynu ka guurno qabyaaladda oo mabda’a siyaasiga ah aynu u guurno…Anigu weligay cid umaan codayn, waayo?…”

                                      Boorame 17, July 2012 (SDN )- Wefti ballaadhan oo uu hogaaminayo Murashaxa madaxweynanimada Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa boqolaal Gaadiid, haween, Saalaadiin si diiran ugu soo dhaweeyeen Magaalada Gorayacawl oo 7-KM u jirta Magaalada Boorame,kadibna waxa loo galbiyey Huteel-ka Mana Guest House ee Magaalada Boorame oo boqolaal taageerayaal ahi ku sugayeen. Weftigan oo…

                                      Read More

                                        Meles Zenawi oo aan ka soo xaadirin Shirka Midawga Africa,maxey tahay sababtu?

                                        Adis Ababa July 17,2012(SDN)-Raiisul wasaaraha dalka Itoobiya Meles Zanaawi ayaan ka xaadirin shirka madaxda Africa uga socda magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya,waxaana loo aaneeyay xaalad caafimaad sababta maqnaashihiisa. Raiisul Wasaaraha Itoobiya ayaan intii uu xilka la wareegay sanadii 1991 aan marnaba ka maqnaan kulamada madaxda Africa ee dalkiisu marti geliyo. Meles Zanaawi oo la…

                                        Read More