Hawlgalada la dagaalanka Burcad badeeda oo miro dhalay

    London July 17,2012(SDN)-Hawlgalada ciidamada caalemiga ah iyo ciidamada sida gaar ka ah loo leeyahay ee la socda maraakiibta ganacsi ee mara badaha geeska Africa ayaa noqdey qaar hoos u dhigay afduubkii iyo werarada Burcad badeedu ku qaado maraakiibta. Sida ay sheegtay hay’ada caalemiga ah ee badmaaxyada (IMB) oo warbixin ay soo saartay ku sheegtay in…

    Read More

      Al Shabaab oo sheegatay Dilkii Xildhibaan Gadhweyne

      Muqdisho July 17,20112(SDN)-Kooxda Al Shabaab ayaa war ay soo saartay waxa ay ku sheegatay dilkii shalay loo geystay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya,sida uu shaaciyay madaxa hawlgalada Shabaabka. Marxuum Maxamuud Cabdi Ibrahim ayaa shalay gaadhigiisa lagu qarxiyay Muqdisho,Shabaabkuna waxa ay sheegteen in iyagu qaraxaa ay ka danbeeyeen. “Inaga ayaa qaraxa dhignay guddaha gaadhiga xildhibaanka,waana bartilmaansanay…

      Read More

        Somali PM takes great exception to the careless and irresponsible publication of false reports

        Mogadishu-16th July 2012, The Office of the Prime Minister of Somalia (OPM) condemns allegations contained in news reports appearing in some of the media on a “leaked Monitoring Group’s report” linking The Office of the Prime Minister to alleged corruption and misconduct. The Office of The Prime Minister maintains that the allegations are absolutely and…

        Read More

          UCID oo shaaciyay Musharaxooda Madaxweyne ku-xigeenimada ee doorashada Madaxtooyada Somaliland, muxuuse weftiga Jamaal Cali Xuseen kala kulmay Boorama?

          Boorame 16, July 2012 (SDN)- Wefti uu hoggaaminayo Murashaxa Madaxweynanimada Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Mr. Jamaal Cali Xuseen, ayaa maanta  boqolaal Gaadiid, haween, Saalaadiin si diiran ugu soo dhaweeyeen Magaalada Gorayacawl oo todoba Km u jirta Magaalada Boorame, kadibna waxa loo galbiyey Huteel-ka Mana Guest House ee magaalada Boorame oo boqolaal taageerayaal ahi ku…

          Read More

            Hargeysa: Waaxda Cashuuraha Beriga ee Wasaaradda Maaliyadda oo xarumo ka furtay saddex degmo oo caasimadda ka tirsan

            Hargeysa 16, July 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismayaasha afar xarumood ka kooban oo loogu talogalay waaxda Cashuuraha Beriga ee wasaaraddaas. Xarumahaas oo ku yaalla degmooyinka Axmed-Dhagax, Ibraahin Koodbuur iyo Gacan-Libaax oo ka tirsan caasimadda Hargeysa, wuxuuna hadal uu wasiirku furitaankii xarumahaas ka jeediyay kaga waramay…

            Read More

              Makhtal Ictiraaf:Socdaalka Ictiraaf doonka waxa igu Kalifay ka beensheega Taariikhda Somaliland(DHEGEYSO)

              Birmingham July 16,2012(SDN)-Maxamed Muuse Yusuf oo inta badani u taqaano Makhtal Ictiraaf ayaa waxa uu sanooyinkii u danbeeyay waxa uu ku jiray Gaadhi Socod uu ku baadi goobayo Aqoonsi taam oo ay helaan reer Somaliland. Makhtal ayaa Gaadhi socodkiisa wareegiisii labaad dhawaan ku yimi woqooyiga America,waxaanu nooga waramay socdaalkiisa iyo cida uu la kulamay. Md…

              Read More

                Wasiir Xoosh:dawlada iyo madax dhaqameedyadu waxa ay isla qaateen in Dastuurka la meel mariyo

                Muqdisho July 16,2012(SDN)-Dawlada KMGah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in madax dhaqameedka Soomaaliya iyo dawladu ay isla qaateen in la ansixiyo Dastuurka dalka si markaa loogu gudbo soo xulida xildhbaanada Baarmaanka. Waxa sidaa saxaafada u sheegay wasiirka Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo saxaafada kula hadlay Muqdisho. Madax dhaqameedka Soomaalida ee ku kulansanaa Muqdisho ayaa…

                Read More

                  Maxaa ka Jira in Sarkaal Faransiisa oo Shabaabku Afduubeen sadex sao ka hor uu Islaamay,tababarabna u yahay Shabaabka?

                  Muqdisho July 15,2012(SDN)-Nin u dhashay dalka Faransiiska oo in ka badan sadex sanadood ay Shabaabku afduub u heysteen ayaa la soo sheegayaa in uu Muslimay isla markaana tababro siiyo caruur Shabaabku u carbinayaan dagaalada ay kula jiraan AMISOM iyo ciidamada dawlada. Hadalkan oo laga soo xigtay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Ahlu Sunna oo…

                  Read More

                    BOQOR RAABI YUUSUF C/lAAHI OO HANBALYEEY MURASHAXA MADAXWAYNAHA XISBIGA UCID

                    Hargeysa July 15,2012(SDN)-Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan saxaafada madaxa banaan meelkasta ha joogaane waxaa kale oo aan salaamayaa dhamaan shacbiwaynaha reer somaliland,sidoo kale  waxaan leeyahey  RAMADAANTA ha loo diyaar garoobo meelkasta oo aad dunida ka joogtaan,madaama oo aynu nahey dad islaam ah Hadaba waxaan hanbalyo u diraayaa Murashaxa madaxwayne ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee…

                    Read More

                      Somalia Olympic hopefuls overcome challenges for shot at glory

                      Running from war, dodging bullets and defying Al-Qaeda linked Islamist insurgents who ordered them stop: Somalia’s determined Olympic hopefuls have overcome challenges few other athletes could even imagine. “Somalia has had no real government for the last 20 years, but determination, good fortune and hope will take us close to victory,” said 18-year-old female athlete…

                      Read More

                        Hargeysa: 30 xubnood oo ka tirsan Garsoorka iyo ciidanka Booliska oo tabobar u furmay

                        Hargeysa 15, July 2012 (SDN)- 30 xubnood oo ka kala socday Qareenada, Xeer-ilaaliyayaasha iyo waaxda baadhista iyo ka hortagga tacadiyada Haweenka lagula kaco ee Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa maanta tababar hal maalin ah looga magaalada Hargeysa. Ku-simaha Agaasimaha guud ee wasaaradda Arimaha gudaha ahna agaasimaha maamulka iyo lacagta ee wasaaraddaas Mr. Maxamed Cismaan Dubbe oo…

                        Read More

                          Ujeedada socdaal ay Wasiirada Maaliyadda iyo Beeraha Somaliland ku gaadheen magaalada Boorama

                          Boorame 15, July 2012 (SDN)-Wasiirada wasaaradaha Maaliyadda iyo Beeraha ayaa maanta socdaal hawleed ku gaadhay xarunta G/Awdal ee Boorame, waxaana halkaaw ku soo dhoweeyey maamulka gobolka iyo ka degmadaas. Socdaalka wasiiradu waxa uu la xidhiidhaa sidii beeraleyda gobolkaasi ay u soo xerayn lahaayeen cashuurta ku waajibay ee Dawlada hoose iyo ta dhexe. Kulan ku saabsan…

                          Read More

                            Awdal: Wararkii u dambeeyay ee weftiga Madaxweyne kuxigeenka Somaliland

                            Hargeysa 15, July 2012 (SDN)- Wefti uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Seylici) maalmihii u dambeeyay socdaal ku marayay degaamo ka tirsan Galbeedka dalka, ayaa maanta gaadhay degmada Lughaya ee gobolka Awdal. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo weftigiisa ayaa ka hor intii aanay 10-kii subaxnimo ee saaka gaadhin magaalo xeebeeda Lughaya, waxay soo…

                            Read More

                              Xukuumada oo goaansatay in Boqor Buurbadoow ay sii deyso

                              Hargeysa July 15,2012(SDN)-Warar loo qaateena oo naga soo gaadhay madaxtooyada Somaliland ayaa tibaaxaya in goaan uu gaadhay madaxweyne Axmed Siilaanyo lagu sii deynayo Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadoow. Boqor Buur madoow ayaa maxkamada gobolka Hargeysa ay ku riday xukun sanad ah inkasta oo maxkamadu ay ku weyday denbiyadii lagu soo oogay. Boqorka ayaa haatan dhawr…

                              Read More

                                Taageero midowgii garabka Xisbiga UDUB iyo Xisbiga UCID Warsaxaafadeed Abdi M.Saleiman(Mingiste)

                                Marka ugu horeysa waxaan halkan   salaan iyo hambalyo uga soo jeedinayaa bahweynta Xisbiga UCID meel kasta oo ay joogaanba,gaar ahaan Gudoomiyaha/odayga  Xisbiga UCID Md.Faysal Cali Waraabe , Musharaxa Madaxweynanimada Xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen.Musharaxa Madaxweyne ku  xigeenka Xisbiga UCID Md.Rashiid Xasan Mataan iyo Xog.Guud ee Xisbiga UCID Md. Axmed Adan Ismaciil (Kayse).Waxaan salaan iyo…

                                Read More