Guddoomiyaha Ururka Suxuufiyiinta Somaliland oo canbaareeyay sida Guddomiyaha Gobolka Saaxil ula dhaqmo Saxaafada

    Hargeysa July 08,2012(SDN)-Guddoomiyaha Urur weynaha Suxuufiyiinta Somaliland Md Xasan Maxamed Yuusuf ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa waxa uu uga xog waramay hab dhaqanka Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ee ku wejahan saxaafada ka hawlgasha gobolkaasi. Guddoomiyaha Ururka Suxuufiyiinta Somaliland ee SOLNA Md Xasan Maxamed Yusuf  ayaa si adag u…

    Read More

      Kenya oo Shirkado Shisheeye u Fasaxday Shidaal Badda Soomaaliya laga soo Saaro iyo DFKMG oo si jilicsan uga hadashay

      Muqdisho July 08,2012(SDN)-Dawlada dalka Kiinya ayaa dhawr shirkadood heshiis kula gashay in shidaal ay ka baaran dhux badeedka Soomaaliya,dawlada KMG ahina waxa ay arrintaa ka bixisay jawaab jilicsan,sidaana waxa daabacday barta Internetka ee Reuters. Kiinya ayaa shirkadaha Total iyo Ini waxa ay la gashay hesiis shidaal looga baadhayo guddaha xad badeedka Soomaaliya. Ma aha markii…

      Read More

        Qaxooti reer Zanzibara oo sanado faro badan ku noolaa Muqdisho oo dalkoodii loo daad gureeyay

        Muqdisho July 08,2012(SDN)-Qaxooti u dhashay Jariirada Zanzibar ee dalka Tanzania oo colaado dalkoodii ka soo barokiciyeen ayaa maanta duyuurad dalkoodii hooyo u qaaday,sida ay UNHCR sheegtay. Qaxootigan oo u badan qowmiyada rchipelago ayaa jaziirada ka soo yaacay kolkii sanadii 2000 ay colaado halkaa ka dilaaceen. Qaxootiga reer Tanzanii oo kolkoodii hore ayaa ilaa 2000 oo…

        Read More

          Barakacayaasha Hargeysa u qaxay oo soo dhaweeyay in Muqdisho Shabaab laga sifeeyay,guryahoodiina ku noqonaya

          Hargeysa July 08,2012(SDN)-Qoxootiga ka soo hayaamay degaanadooda Konfurta Soomaaliya ee sal dhigtay magaalada Hargeysa ayaa si weyn u soo dhaweeyay guulaha ciidamad aAMISOM ay ka soo hoyeen dagaaladii ay Caasimada uga sifeeyeen kooxda Al Shabaab. Yasin Axmed Cali oo ah madaxa barakacayaasha reer Konfurka ah ee ku sugan Hargeysa ayaa sheegay in ay Barakacayaashu aad…

          Read More

            Crossbones, By Nuruddin Farah

            Crossbones, Somali writer Nuruddin Farah’s latest novel, opens with a mistake. “Young Thing” – a recruit to the military wing of the Union of Islamic Courts in control of Mogadishu – becomes lost on his mission to establish a safe house. He enters the wrong building and as a result both the occupier, a man…

            Read More

              IN MADAXNIMO LA SHEEGTO MA BANNAAN TAHAY?

              Ugu horrayn waxaa loo baahan yahay in iyada oo lagu hal qabsanayo kitaabka Quraanka iyo sunnadii rasuulka scw, in si cilmiyeysan looga hadlo waxa ay tahay madax noqoshadu. Madaxdu waxay la kala baxaan derejooyin kala duwan. Waxaa jira boqor, garaad, madaxweyne, taliye ciidan iyo madax kale oo hay’ado kala duwan kala xukuma. Haddaba waxaa loo…

              Read More

                Carwada Ganacsi Somaliland oo maanta ka furantay caasimadda Hargeysa

                Hargeysa 7, July 2012 (Qurbejoog.com)- Carwada Ganacsi ee Somaliland, ayaa maanta ka furantay magaalada Hargeysa, iyadoo shirkaddo aad u badani ka qaybqaadanayaan. Carwadan oo ah kii 7aad ee lagu qabto Somaliland, waxa soo qabanqaabiyay shirkadda xayaysiisyada samaysa ee Asal, waxaana furitaankii ka qaybgalay wasiiro tiro badan oo xukuumadda ka tirsan, ganacsato ka kala socota Somaliland…

                Read More

                  Somaliland military officers graduate from Ethiopia’s Defence College

                  Addis Ababa, 07, July 2012 (SDN)- Twelve Somaliland cadets graduated this week from the Ethiopian Defence Engineering College where they have been studying military engineering skills. At a graduation ceremony, also attended by senior Somaliland security officials, Ethiopia’s Defense Minister, Siraj Fegesa, awarded a gold medal to Saeed Adan Nur from Somaliland in recognition of…

                  Read More

                    Boorama: Wasiirka Caafimaadka oo Dhagax-dhigay Cusbatal loogu magac-daray marxuum Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jawhar

                    Boorama 7, July 2012 (SDN)- Wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka, Warfaafinta, Qorsheynta Qaranka iyo Dib-u-dejinta, ayaa maanta si wadajir ah u dhagax-dhigay Cisbitaalka Dhimirka ee magaalada Boorame. Cusbatalkan cusub ee Dhimirka, waxa loogu magac-daray Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jawhar oo dhowaan shil baabuur ku geeriyooday, kaasoo hore ugu talojiray hirgelintiisa, ka hor intii aanu geeriyoon. Hirgelinta dhismaha…

                    Read More

                      Xukuumadda oo golaha Wakiilada u gudbisay heshiiskii ay ku galeen wada-hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ee UK iyo Imaaraadka Carabta

                      Hargeysa 7, July 2012 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha Wakiilada Somaliland, ayaa mudaneyaasha loogu qaybiyay heshiisyadii ay Somaliland iyo Soomaaliya ay dhowaan ku gaadheen wada-hadaladoodii London iyo Dubai. Fadhigan oo uu shirgudoominayay guddoomiye kuxigeenka 1aad ee golahaas Baashe Maxamed Cadde, waxa xildhibaanada ka xaadiray loogu qaybiyay lifaaqa uu ka kooban yahay heshiisyadii ay Somaliland iyo…

                      Read More

                        Wasiir Duur, Dr. Cabdi Aw-Daahir iyo guddoomiye kuxigeenka 2aad ee KULMIYE oo Saamaxaad ka dalbaday siyaasi ay walaalo yihiin Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

                        Daallo 7, July 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiiradda Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraalle Duur, Xanaanada Xoolaha Cabdi Aw Daahir iyo Xildhibaan Waabeeye oo ah masuuliyiinta Xukuumadda kaga jira Beesha Habar Yoonis eek u shiraysa Buurta Daallo isla markaana ka tirsan Xisbiga Kulmiye ee loo tiriyo inay masuul ka ahaayeen dhacdadii C/raxmaan C/qaadir Xisbiga Kulmiye ku farasaaray isla…

                        Read More

                          Carwada Ganacsiga Somaliland oo maanta ka furantay caasimadda Hargeysa (Daawo Sawirada)

                          Hargeysa 7, July 2012 (Qurbejoog.com)- Carwada Ganacsi ee Somaliland, ayaa maanta ka furantay magaalada Hargeysa, iyadoo shirkaddo aad u badani ka qaybqaadanayaan. Carwadan oo ah kii 7aad ee lagu qabto Somaliland, waxa soo qabanqaabiyay shirkadda xayaysiisyada samaysa ee Asal, waxaana furitaankii ka qaybgalay wasiiro tiro badan oo xukuumadda ka tirsan, ganacsato ka kala socota Somaliland…

                          Read More

                            Duqa Magaalada Ceerigaabo:Sul. Maxamed Sul.Cabdiqaadir Shirka Daallo Wuu Iman Karaa,In Garxajis Meydh ku Shirayana Goaamada Daallo ayay ku xidhan tahay

                            Ceerigaabo July 07 2012(SDN)-Waxa magaalada Ceerigaabo duleedkeeda Buurta Daallo ka socdey mudo todobaada Shir weyne ay isugu yimaadeen Beelweynta Siciid Gadhxajis(Habar Yonis). Shirka oo marxalado kala duwan soo maray ayaa haatan si habsami ah uga socda Buurta Daallo,waxaana lagu wadaa in dhawaan la gudo galo qodabadii shirka loo qabtay. Hadaba si aanu Shirka iyo xaalada…

                            Read More

                              AMISOM assumes formal command of Kenyan forces in Somalia

                              African Union Mission in Somalia (AMISOM) today assumed formal command of the Kenyan forces in Southern Somalia at a colorful ceremony held at the Kenyan Department of Defense headquarters in Nairobi. A total of 4664 Kenyan personnel are being integrated into AMISOM, bringing the AMISOM force strength to slightly over 17,000 troops out of a…

                              Read More

                                Weftiga Guddoomiye Cirro ee Shirka Daallo ka qaybgalayaa muxuu kala kulmay Ceerigaabo, muxuuse ka filayaa inay shirk aka soo baxaan?

                                Ceerigaabo 6, July 2012 (Qurbejoog.com)- Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo wefti uu hogaaminayo, ayaa maanta gaadhay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Guddoomiyaha iyo weftigiisa oo shalay ka ambabaxay caasimadda Hargeysa, waxaa duleedka Ceerigaabo kaga hortegay Madax-dhaqameed, iyo dadweyne ku soo dhaweeyay magaaladaas. Gudgoomiyaha golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo…

                                Read More