Daadifayn qoral la soo dhigay mareegyaha laguna soo suntay astaanta SSUK
London July 06,2012(SDN)-Hadaanu nahay guddida Jaaliyada Somaliland UK (SSUK), waxaanu aad uga xunahay, inuu shakhsiga la magac baxay C/rixiin Maxed Cali Ubaxle oo aan ahyn shakhsi ka mid ah guddida Jaaliyada oo aanaan aqoonba u lahayn uu si qalad ah u isticmaalay magaca iyo astaanta SSUK. Waxaan u sheegaynaa bulshada reer Somaliland meel kastoy…
