Shil Baabuur Oo Shanqof Ku Nafweydey: Shan Qof Oo Ku Dhintay Shil Baabuur Oo Goor Dhawayd Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabiley
Maydadka Shantaa ruux ayaa la soo gaadhsiiyey Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Gabiley halka labada ruux ee kalana lagu daweynayo isla cusbitaalkaas. Magaalada Gabiley – Alleh ha u naxariistee waxa shilkaa baabuurka ku naf-waayey Shan Qof, halka Laba Kalena ay Ku Dhaawacmeen saacadu markay ahayd Abaara 5:00 Galabnimo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabiley.Sida wararka rasmiga ahi…
