Somalia constitution allows abortion to save mom

    MOGADISHU, Somalia  — Somali leaders are debating a new constitution that protects the right to have an abortion to save the life of the mother, and an international law group says the draft guarantees more fundamental rights than the U.S. Constitution. That’s one reason some women are celebrating the document and hardline conservatives are protesting…

    Read More

      Hargeysa: Guddoomiye kuxigeenka guddiga Xuquuqal-insaanka dawladda oo ka hadlay waxyaabaha u qabsoomay

      Hargeysa 26, July 2012 (SDN)- Guddoomiye kuxigeenka hay’adda Xuquuqul-insaanka ahna kusimaha guddoomiyaha gudidaas Liibaan Ismaaciil Maxamed, ayaa ka xog-waramay waxyaabahii xafiis ahaan u qaybsamay mudadii sanadka ahayd ee uu shaqaynayey. Mr. Liibaan waxa uu sheegay inay ugu horayn dejiyeen nadaamkii uu xafiisku ku shaqayn lahaa sida Maaliyadii iyo qorshahii waxqabad iyagoo ku qoondeeyey sidii shacabweynaha Somaliland…

      Read More

        ‘Immika (xalay) Anigu Isteeshinkaan Kaala dhex Hadlayaa, Maayarkuna Wuxuu nagu Eedaynayaa Maxaad u Hadasheen’

        Caynabo 26, July 2012 (SDN/Hubaal) – Maamulka Dawladda Hoose ee Magaalada Caynabo ee Gobolka Saraar ayaa shalay Xabsigau taxaabay 4 nin oo kamid ah dadka deegaanka kadib markii sida la sheegay ay ka dhiidhiyeen dhul dan guud ah oo la balloodhaystay. Ismaaciil Salaad (Gacayr) iyo seddex nin oo kale oo ku xidhan Saldhiga booliska ee…

        Read More

          Daawo Muqaalka Cabdiraxmaan Cirro oo beeninaya in uu lacago ka helay Guddomiyaha Jabuuti xiligii uu socdey Khilaafkii UCID

          Hargeysa July 25,2012(SDN)-Guddoomiyaha Gollaha wakiilada Somaliland Cabdiraxman cabdilahi Cirro ayaa maanta mar uu u waramay HornCable TV waxa uu sheegay in aanu wax lacago ah ka helin Guddoomiyaha Baanka Jabuuti Jaamac Xeyd. Guddomiyaha Wakiilada ee hadana ah guddoomiyaha ururka Wadani ayaa ka jawaabayay lacago uu Dahabshiil u soo dhigay Jaamaca Xeyd mudo ku beegneyd xili…

          Read More

            Dufcadii 6aad ee ka qallinjabisa dugsiga xanaanada Xoolaha ee sheekh{STVS}. oo xaflad balaadhan looqabtey

            Sheekh July 25,2012(SDN)-Dugsi Goboleedka Xanaanada Xoolaha ee degmada Sheekh ayaa maanta Xafladii Qalin-jibinta ee 6aad u sameeyey 29 arday oo ka qalinjabisay Dugsiga Culuumta Xanaanada Xoolaha ee Magaalada Sheekh, Xafladaas Qalin-Jibinta waxaa ka soo Qeyb-galay Masuuliyiinta Dawlada Somaliland, Urur Goboleedka IGAD, Masuliyinta Jaamacadaha Nayroobi (Nairobi University) iyo Mekereri University oo ku taala wadanka Yugaandha, AU-IBAR,…

            Read More

              Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Khudbad Xamaasad leh Ka jeediyey Furitaankii Shirka Ansixinta Dastuurka

              Muqdiso, 25, July, 2012(SDN)-Ra’iisul wasaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta khudbad xamaasadaysan ka jeediyey furitaanka shirka Ansixinta Dastuurka kaas oo ay ka soo qayb galeen in kabadan 1500 oo qof. Shirka ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaalia Mudane: Shariif Sheekh Axmed, Gudoomiyaha Baarlamaanaka Mudane: Shariif Xasan Sheek Adan, R’iisul…

              Read More

                Hargeysa: Xukuumadda oo lacago u qaybisay dadka uu roobkii xalay guryaha ka dumiyay (DHEGEYSO)

                Hargeysa 25, July 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa lacago yar gaadhsiisay dadka ay xalay guryuhu kaga dumeen roobab dabaylo watay oo ka da’ay caasimadda Hargeysa. Roobabka xalay fiidkii da’ay, waxay dumiyeen ilaa 40 guri oo sandaqado u badan, kuwaasoo ku yaalay xaafadda Sheekh Muuse Ducaale ee degmada Axmed-dhagax, sida uu Xogyaha gobolka Hargeysa Mr. Xamse…

                Read More

                  Ra’iisul W. Soomaaliya oo Kulan Afur Sharafeed ah u sameeyey Agaasimayaasha Warbaahinta Magaalada Muqdisho

                  Moqdisho July 25,2012 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa Afur u sameeyey Agaasimayaasha Warbaahinta ka howl gasha magaalada  Muqdisho, Afurkaan ayaa u jeedkiisu ahaa is xog waraysi iyo in suxufiyiinta iyo Dowladdu si wada jir ah ugu saaran dalka xiliga KMG. Waxaa Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa ku wehliyey kulankaas Wasiir ku…

                  Read More

                    Roobab Caawa Maasheeyay Hargeysa,iyo khasaaraha ka dhashay

                    Hargeysa July 24,2012(SDN)-Waxa maagaalada Hargeysa ka da’ay roob xoogan oo sababay khasaare baaxad leh sida waraka ka imana daafaha magaaladu ay tibaxayaan. Caawa ayaa magaalada laga dareemayay dabeylo roobabka weheliya daka baqdin geliyay,waxaana jira khasaare ka dhashay dabeylaha. Xaafada Axmed Dhagax ayaa la soo sheegayaa ilaa iyo haatan in uu roobku khasaaro baaxad leh u…

                    Read More

                      Ghana’s President John Atta Mills Dead at 68

                      Ghana’s President John Atta Mills has died at the age of 68. The Ghanaian minister of information, Fritz Baffour, confirmed the president’s death in a phone interview with VOA. The official Ghana News Agency, quoting a statement from the office of the presidency, reports that Mills died Tuesday at a military hospital in the capital,…

                      Read More

                        Madaxweynihii Ghana oo caawa ku geeriyooday caasimadda dalkiisa iyo dawladda oo ka hadashay dhimashada hoggaamiyahooda

                        Accra 24, July 2012 (SDN)- Madaxweynihii dalka Ghana John Atta Mills, ayaa goor dhawayd ku geeriyooday caasimadda dalkaas ee Accra. Madaxweyne John Atta Mills oo dhintay isagoo da’diisu tahay 68 jir, waxa geeridiisa xaqiijiyay wasiirka Warfaafinta dalkaas Fritz Baffoud oo khadka telefoonka ugu waramay qaybta Ingiriisida ee idaacadda VOA. Wakaalada Wararka rasmiga ah Ghana oo…

                        Read More

                          Dagaal caawa ka dhacay aaga degaanka Buuhoodle

                          Buuhoodle July 24,2012(SDN)-Waxa caawa duleedka magaalada Buhoodle ka dhacay dagaal culus oo dhex maray ciidamada Somaliland iyo qaar ka amar qaata Khaatumo,dagaalkan ayaa waxa uu dhacay abaarihii afurka dabadii. Dagaalka ayaa dhacay ka dib kolkii ciidamada Khaatumo ay weerarka ku qaadeen fariisimo ay ciidamada ku leeyihiin aaga Sooljoogto. Ma cada khasaaraha ka dhashay isku dhacan…

                          Read More

                            Sudan Rejects South Sudan Oil Offer

                            NAIROBI, Kenya — Sudan is giving a cool response to several South Sudanese proposals aimed at rejuvenating peace talks and oil production. Khartoum wants to settle security issues before considering Juba’s offers. Sudan says the South Sudanese proposals, submitted Monday at African Union-mediated talks in Addis Ababa, do not break new ground. The package included…

                            Read More

                              Madaxweynaha la doortay ee Masar oo magacaabay Raysal-wasaare cusub oo uu xulashadiisa dhawr todobaad ku hawlanaa

                              Qaahira 24, July 2012 (SDN)- Madaxweynaha cusub ee dalka Masar, Mohamed Morsi ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay Raysal-wasaaraha dalkaas, ka dib markii muddo bil ku dhaw uu xilka hayay. Ka dib markii Madaxweyne Mursi muddo saddex todobaad ah ku hawlanaa xulashada Raysal-wasaare madax-banaan, waxa uu maanta magacaabay Hashem Kandil oo hore u ahaa…

                              Read More

                                Somaliland: Rebel leader agrees to put down arms

                                Hargeysa July 24,2012(SDN)-Suleyman Haglotosiye the leader of the SSC rebel group met the president of Somaliland Ahmed Mohamed Silanyo in Hargeisa the Capital of the self declared enclave. The two met in Dubai couple of weeks ago,but little is known about their meeting,but today in Hargeisa where the two have met again talks revolved around…

                                Read More

                                  Xaglotoosiye oo Hargeysa Gaaray isla markaana la kulmay Madaxweyne Axmed Siilaanyo

                                  Hargeysa July 24,2012(SDN)-Hogaamiyihii Jebhada SSC Md Suleymaan Xaglotoosiye ee dhawaanta Dubai kula kulmay madaxweynaha Somaliland ayaa maanta gaaray magaalada Hargeysa isla markaana kulan kula qaatay madaxweynaha aqalka madaxtooyada. Md Xaglotoosiye ayaa dhawaan soo maray magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland,balse Hargeysa u soo boqoolay kiyoon masuuliyiinta maamulkaa aan la kulmin. Madxweynaha Somaliland Axmed Maxamed…

                                  Read More

                                    Pirates face off with Puntland forces in Galka’ayo

                                    Galka’ayo(SDN)-Pirates of the Somali enclave of Puntland pull-off a brazen attack on the Puntland armed forces in Galka’ayo. The forces were conducting an anti Pirate activities in the area when caught of gaurd by the daring attack. The Pirates ambushed the Puntland forces killing and injuring some soldiers according to eyewitnesses. “The Puntland forces were…

                                    Read More