Daldhis:Talaabo ku dayasho mudan – U Hiili dhulkaaga Hooyo
Iyadoo Mudooyinkan danbe laga dareemayo gebi ahaanba Soomaaliya inay kasocoto dar- dar iyo dhaqdhaqaaq balaaran oo ay shacabka Soomaaliyeed meelwalba ha joogaane tiigsanayaan inay wadankooda dib u dhistaan waxaan kaloo meesha kamaqnayn qurba joogta tirade badan oo wadankii dib ugu laabanaysa kuwaasoo wadankii geeyay dhaqaale iyo xirfadba. Dhanka kale Dowlad goboleedka Puntland & shacabkeeda ayaad…
