Mo dedicates gold to twins

      (KampalaSDN)LONDON- Comments from gold medallist Mo FARAH (GBR) at a media conference following the men’s 5000m final at the Olympic Stadium on Saturday. 5000m final result Mo FARAH (GBR) – gold On competing when he wife is heavily pregnant with twins: “I was a little bit worried. As a parent you want to be…

    Read More

      Barnaamijka Suugaanta:Xigmada Maahmaahyada Soomaalida

      Berlin Aug 12,2012(SDN)-Akhristeyaal mar kale ku soo dhawaada taxaneheenii Suugaanta Soomaalida oo aanu maanta idiinku heyno Suaalo iyo jawaabo ka hadlaya xigmada maahmaahyada Soomaalida ee ka bogta. 1.Su,aal :- Sheeg Sadex maah maahood oo Ragu leeyahay? Jawaab:- wax rag kaa galey Rako kaa gale 2. Rag wax aan naftooda ahayn ba wuu mareeyaa, 3. rag…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo oo hambalyeeyay Ciyaaryahanka Mo Farah oo caawa biladii labaad ee ciyaaraha Olympics-ka ee London hantiyay

        Hargeysa 11, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa hambalyeeyay guusha uu gaadhay ciyaaryahanka Mo Farah oo caawa ku guulaystay abaal-marintii labaad, ka dib markii uu hore ugu guulaystay bilad dahab ah. Warsaxaafadeed kooban oo afhayeenka Madaxtooyada Mr. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Madaxweyne Siilaanyo waxa uu dhalinyarada Somaliland ugu baaqay inay ka…

        Read More

          Somaliland iyo SSC oo durba fuliyay hordhaca heshiis nabadeed ay galeen, muxuuse xambaarsan yahay heshiiska dhexmaray?

          Hargeysa 11, August 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta sii daysay 68 Maxbuus oo ay ciidanka qaranku ku qabteen dagaaladii ay aagga degmada Buuhoodle kula galeen kooxaha degaankaas ee hubaysan. Sii daynta maxaabiistaas maleeshiyaadka Buuhoodle oo ku timi cafis Madaxweynuhu u fidiyay, waxa ay ka dambaysay markii ay xukuumadda iyo hoggaamiyihii kooxdii SSC Mr. Saleebaan…

          Read More

            Muxaadirooyinka uu wado Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo u gudubtay Taliska Ciidanka Qaranka

            Hargeysa 11, August 2012 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa maanta muxadaro Diini ah ka akhriyay Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka ee magaalada Hargeysa. Munaasabad uu wasiirku ku soo gudbiyay Muxaadaradan oo ka dhacday xerada Taliska guud oo uu Goobjoog ka ahaa taliyaha Ciidanka Qaranka Col. Ismaaciil shaqalle, saraakiisha…

            Read More

            Mo Farah oo Labeystey Xulafadiina Dhinac Iska Dhigey.(Olympic 2012)

            Olympic Stadium-London-July-11-2012-Saaxiibayaaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa dabacan orodka 5000 ee mitir oo aan waxaba la isu reeban. Markii aan qorayey qoraalkan waxaa iskugu keydarsame faraxad bood-bood-bood iyo gacmaha aan wax ku qorayey oo runtii i gariirayey waayo faraxdii iyaa iga badbadatey markii aan arkey walaalkey Mo Farah oo xadhigii jarey. Haddab bakhyaartaay ordku…

            Read More

            Mexico oo 2-1 Ku Xasuuqdey Brazil (Final Olympic 2012)

            Olympics-London-July-11-2012-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxynu manta ku jibaaxaynaa Xulka brazil iyo Mexico oo foodda isla galey  markii ay final u soo wada baxeen kana tirsaneyd ciyaaraha Olympicada 2012 ee ka socda cariga Ingiriiska. Ciyaatan oo ka dhacdey garoonka weyn ee Wembledon Stadium ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne kor u dhaafey 80,000 iyo dabcan taageerayaasha labada…

            Read More

              Madaxa Ololaha Doorashada Faramaajo oo beeniyay in AMISOM ay aqalkiisa kala baxday Raiisul wasaarihii hore

              Muqdisho Aug 11,2012(SDN)-Madaxa Ololaha Madaxweynenimada Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu u sheegayaa ummadda Somaaliyeed in aysan waxba ka jirin warar been abuur ah oo la isla dhex marayo oo sheegaya in Mudane Farmaajo lagala baxey guriga uu ka deggan yahay magaalada Muqdisho lana geeyey xarunta cidamada AMISOM. Maddaama Mudane Farmaajo…

              Read More

                Tijaabi aqoontaada Diinta Islaamka,Suaalo iyo Jawaabo

                Berlin 11,2012(SDN)-Akhristeyaal idilkiinba meel aad dunida ka joogtaan mar kale ku soo dhawaada Barnaamijkeenii diiniga ahaa ee Tijaabi aqoontaada diinta suuban ee Islamka,isku day kolka hore inta aanad jawaabaha eegin in ay ka jawaabtid suaalaha. 1:suaal sheeg todobada asxaabi ee xaadiista ugu badan ka wariyeey RASUULKA(NNKH)? 2 suaal sheeg imisa jeer ayuu NABIGU cumaraysteey(NNKH)? 3:…

                Read More

                  Jaalliyada Somaliland ee ku Dhaqan Sucuudiga oo Deeq Lacageed soo gaadhsiiyay 35 Qoys oo ka mid ah Bulshada Deggaanada Sharma’arke, Xadhig-Xadhig iyo Hargeysa

                  Hargeysa (SDN) – Jaalliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan wadanka Sucuudiga ayaa Deeq lacageed soo gaadhsiiyay 35 qoys oo ka mid ah Bulshadda ku dhaqan deegaannada Sharma’arke iyo Xadhig-xadhig dhinaca koonfureed kaga beegan Magaalada Hargeysa. Deeq-dan oo dhammeyd $ 1400 (kun iyo afar boqol  Dollar) waxa loo kala qaybiyay 15 qoys oo Sharmaarke  ah, 15…

                  Read More

                    Warsaxaafadeed Kulanka Farmaajo iyo Taliyaha AMISOM

                    Jimce, August, 10, 2012. waxaa galabta kulan gaar ah ku yeeshay Taliska ciidamada Nabad illaalinta ee AMISOM Musharaxa madaxtinimada dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Taliyaha guud ee Ciidamada AMISOM Gen. Paul Lokech. Kulankan oo uu codsaday taliyaha ciidamada AMISOM ayaa waxaa looga wada hadlay arrimo la xiriira wada shaqeynta labada dhinac iyo sidii…

                    Read More