Taariikh nololeedki dhanka fanka ee nimco dareen
(KampalaSDN)Nimco Muxumad Xasan oo ku Magac dheer (Nimco Dareen) waa Xidigad Somaliyeed oo da’ yar oo kasoo Jeeda Dhagax Buur Jigjiga waxana weyan xidigad ku caan baxdey codkeeda dahabiga ah ee Dareenka badan ku dheehanyey & Heesaheda aadka u wacan & weliba Muuqaal wacnideeda so jiidashada Badan. Nimco Dareen waxey ku dhalatey Harar,Ethiopia iyada…
