WAA BARNAAMIJKII SUGAANTA IYO ISBADALKA DHAQANKA BULSHADA
Berlin Aug 10,2012(SDN)-Akhristeyaal waxaad mar kale naga guddoontaan Barnaamijkii Suugaanta iyo iyo Isbedelka Bulshada ee taxanaha inoo ahaa,maanta waxa barnaamijka isla soo diyaariyay Jaamac Maxamed Xandule iyo Zamzamos Axmed Keynan. Waxaan maanta ku eegeynaa suaalalha iyo jawaabaha suugaaneysan ee maxkaxda dhalaanka looga shaqeysiiyo isla markaana leh xigmadaha cajiibka ah, isku day in aad maskaxda ka…
