Madaxweynaha Somaliland oo Itoobiya ka tacsiyadeeyay dhimashada Meles Zenawi, una lugeeyay Safaaraddooda Hargeysa (Daawo Sawirada)

    Hargeysa 21, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa socdaal lug ah oo uu Madaxtooyada kaga baxay ku tegay safaaradda Itoobiya ku leedahay Hargeysa, si uu dawladda Itoobiya uu uga tacsiyadeeyo dhimashada Raysal-wasaarahoodii Meles Zenawi oo ku geeriyooday dalka Belgium. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed Afhayeenka Madaxtooyada Cabdullaahi Maxamed Daahir soosaaray, Madaxweyne Siilaanyo…

    Read More

    Inaba Dib Ma U Jaleecdey Goolhayihii Horseed Iyo Qarankaba(JAAHUUR)

      Ottawa-Agu-21-08-2012-qurbejoognews.com-Waxaa inoo suura gashay inaan waraysi la yeelano Max’ed Cumar oo ku magac dheer Jaahuur oo ahaa goolhayihii hore ee naadiga Horseed iyo xulka qaranka Somalia kaasi oo haatan ku sugan dalka Canada. Hadaba waxaa uu u dhacay waraysiga sida tan:Qurbejoog Xagee ku dhalatay? Jaahuur. Waxaan ku dhashay magaalada HARAR. Qurbejoog- Goormee ayaa bilawday cayaarta.? Jaahuur….

    Read More

      GUD MACHADKA CILMI BADHISTA IYO GUD URUR SIYAASADEEDKA WADANI UGANDHA WAXAY HANBALYO UU DIRAYAAN DHAMAAN UMADA ISLAAMKA AH GAAR AHAAN SHACABKA SOMALILAND

        (KampalaSDN) Guddomiyha machadka cilmi badhista dimuqqradiyada iyo horumarka somamaliland khaddar bitijoor  iyo guddomiyaha urrurka wadani ee wadanka ugandha abdi shakur mohamed warsame dholayare ayaa waxay halkan ka salamayaan dhamaan shacabkamuslimka ah gaar ahaan soomalida siiba  shacabka Somaliland meel kasta oo aduunka cidhifyadiisa ka nool yihiin,ooy leeyihiin ilahay haynagu gaadhsiiyo ciidan ciideeda bashbash iyo barwaaqo…

      Read More

        Baalamaanka cusub oo la dhaariyay,guddoomiye KMG ahna doortay iyo doorashadii madaxweynaha oo dib loo dhigay

        Muqdisho Aug 20,2012(SDN)-Waxa maanta magaalada Muqdisho kulankoodii u horeeyay ku yeeshay xubnaha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya iyada oo xubnaha la dhaariyay oo ay isla markaana iska soo dhexdoorteen guddoomiye KMG ah. Kulankan oo ka dhacay Garoonka diyaaradaha e Muqdisho ayaa waxa guddoomiye KMG ah loogu doortay Jen Muse Xasan Cabdule. Baarlamaanka oo maanta lagu waday…

        Read More

          Shil Baabuur oo khasaare sababay oo ka dhacay duleedka Koonfureed ee Hargeysa iyo magacyada dadka ku dhintay iyo kuwa dhaawacmay

          Hargeysa 20, August 2012 (SDN)- Alle haw naxariistee saddex qof ayaa ku geeriyooday, laba kalena way ku dhaawacmeen shil baabuur oo ka dhacay duleedka Koonfureed ee caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Siday xubno eheladooda ka mid ahi u sheegeen shabakadda Somalidiasporanews.com, shilkaas oo uu sababay baabuur Mark II ahi, waxa uu xalay ka dhacay jidka haatan…

          Read More

            TAHNIYAD CIID MUBAARAK DHAMAAN DADKAN SHARFTA MUDAN

            Ciid mubaarak dhamaan umada muslimka ee  ka ciidayaha dacalada aduunka Waxaan tahniyada ciida u dirayaa dhamaan masuuliyiinta daadahaynaya  websitka somalidiaporanews  ee hawlkarnimada muujiyay iyo dadaalka dheeeraadka ah waxaan kaloo tahniyada  ciida u dirayaa dhamaan eheladayda iyo qaraabadayda iyo asxaabtayda waxaan kaloo tahniyad ciida u dirayaa dhamaan caruurtayda aad iigu dheer ku noolaada bash bash iyo  barwaaqo…

            Read More

            Tababare iskaga Hayaamey Kooxdiisii Mushahar La’aan.(CIID MUBAARIG SAAXIIBAYAAL)

            BANGUI-August-20-08-2012-Saaxiibayaal marka hore ciid wanaagsan. Barnaamijkeena waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa tababarihii caanka ahaa reer France (Jules Accorsi) oo mushahar la’aan iskaga qaxay kooxdii xulka qaranka ee jamhuuriyadda dhexe ee Afrika. Haddaba waxaa cajiib ah waddan dhan oo soo kireystey tababarayaasha aduunka u caansan mid ka mid ah oo  haddana  waayey quutal yoonkiisii. Akhyaartay tababarahan Jules…

            Read More

              Somalia elections expected to be a three horse race

              The August 20 election in Somalia is expected to turn a new leaf in the administrative structure of the country that has been ravaged by war for the last 20 years. After failed attempts in two decades to install a unitary government, the international community and especially Kenya, Uganda, Ethiopia and Sudan, are keenly watching…

              Read More

                Marwada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Indhoolayal Ku Sugan Xarun ku Taala Magaalada Muqdisho

                Muqdisho Axad, 20 Ausgust, 2012.(SDN)-Marwada Ra’iisul  Wasaaraha Soomaaliya, Prof. Hodan Siciid Ciise ayaa maanta deeq lacageed u qeybisay Caruurta  indhoolayaasha ee magaalada Muqdisho. Prof. Hodan Siciid Ciise ayaa deeq lacageed gaarsiisay  Indhoolayaasha ku xareysan Xarunta Indhoolayaasha ee ku taalla ee degmada Madiina  ee gobalka Banaadir. Marwo Hodon Siciid Ciise Soomaaliya, Hodan Siciid Ciise ayaa deeqda…

                Read More

                  The Sudanese Government’s Minister Of Religion Has Been killed in A Plane Crash.

                  Columbus, Oh (SDN)…The plane went down in mountains around.The Sudanese government’s minister of religion has been killed in a plane crash, Sudanese television and news  says.The smal civilian aircraft, carrying some 30-plus people, came down in the Nuba Mountains. A delegation of military and political representatives was on board.All are believed to have perished in the…

                  Read More

                    BARNAMIJKII SUGAANTAA IYO DHAQAANKA

                    Berlin Aug 20,2012(SDN)-Akhristeyaasha taxanahan la socdey waxaan caawa halkii uga sii anba qaadeynaa sooyaalka xigmada maahmaahyada Soomaalida oo aanu halkan dhawr baahin ku soo tebinay. Hadaba Akhirsteyaal bal nala eega xigmadan ay inoo soo ururiyeen dhalin sugaantu laabtooda ay biyo dhigtay oo qurbaha ku barbaaray. (1): Baadi nin aan lahayn bay ag joogtaa (2): Aan…

                    Read More

                      Ururadii Siyaasadda Somaliland Ee Ku Guuldareystay In Ay Soo Baxaan Oo Soo Fadkifiyey Mar Kale Kuna Doodaya In Cadaalad-daro Lagu Reebay .

                      Columbus,Aug, 19,20012 ( SDN)…War Saxaafadeed ay si wada jira u soo saareen Ururradaasi ayaa si xoogan eed iyo dhaleecayn dusha ugaga wadhay sheegayna in  Madaxweyne Siilaanyo iyo Gudidda Doorashooyinka JSL ay arrintaa reebida ururrada ay u heshiiyeen. Ururradaa la reebay ayaa sida aynu ognahay kala haa sida tan Udhis, NDB, Jamhuuriya, Horyaal, ururradaasi ayaa dacwadoodii iyo…

                      Read More

                        Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kumaanaan Dadweyne ah Kula Tukaday Salaadii Ciidul Fitriga Masaajidka Isbahaysiga

                        Muqdisho Axad, 19, August, 2012….Ra.iisul wasaaraha Soomaaliye Dr. Cabdi weli Maxamed Cali ayaa kala qayb galay Masaajidka Isbahaysiga Salaadii Ciida xubno ka tirsan Golihiisa Xasiirada, Xildhibaanada cusub, Odayaasha Dhaqanka, Safiiro, Saraakiisha Ciidanka Qaran, Saraakiisha Amisom iyo Dadweyne aad u faro badan. Masaajidka Isbahaysiga oo ah kan ugu weyn magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo tukaday…

                        Read More

                          Naftaa igu kaa qasbeysee, uma qalantid Caashaqa! (Qaybti ugu danbaysay)

                          Intaanan sheekadan dhamaadkiisa idin soo gudbin, waxan jeclaanlaha inan marka hore halkan aan uga mahad naqo qaybihi warbaahinta ee sida joogtada ah marwalba dadweyne ugu soo gudbinaayay sheekadan taxanaha ahayd, kuwaasoo ay ka mid yihin Jaraaiidka iyo websaadyada kala ah Wargeyska Saxafi, Saraarnews, OOdweynews iyo Somalidiaspora.  Waxan isna si gaar ah ugu mahadinaya Madaxa Wargeyska…

                          Read More

                            Khudbadii madaxweynaha Somaliland ee munaasibada Ciida

                            Hargeysa Aug 19,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta salaadii Ciida dabadeed jeediyay khudbad uu uga hadalay arrimo dhawr ah oo ay ka mid aheyd in siyaasada cusub ee Soomaaliya aaney saameyn ku yeelan doonin badaxbanaanida Somaliland. Khudbadii madaxweynaha ee maantana waxa ka mid ahaa;“Marka hore waxaan halkan salaan uga dirayaa dhammaan shacbiga reer…

                            Read More