Jeylaani Wiil Soomaaliyeed oo ku dayasho mudan,maxey tahay sababtu?
Manchester Aug 18 2012(SDN)-Jeylaani Jeylaani waa wiil Soomaaliyeed oo degen magaalada Manchester ee cariga Ingriiska oo dalkaa tegay kiyoon ku hadal kelmed Ingiriis ah iminkana bilaabaya Jaamacada dalkaa iyo dunidaba ugu sumcada badan ee Oxford. Jeylaan ayaa macalimiintiisu sheegeen in uu yahay ardey dedaal faro badan muujiyay oo gidigood ay ku faraxsan yihiin in uu…
