Madaxweynaha Kenya oo hanjabaad culus u diray kuwa ku sifooba Qaswadeyaasha Soomaaliya, shaaciyayna talaabooyinka dawladdiisu ka qaadi doonto
Nairobi 18, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaki, ayaa digniin culus u diray shaqsiyaadka ku sifooba inay hagar-daamaynayaan hanaanka siyaasadeed ee Soomaaliya. Madaxweyne Kibaki waxa uu tilmaamay talaabooyin adag oo dalkiisu ka qaadi doono cida loo arko inay xagal-daacinayso hanaanka cusub ee Soomaaliya ama cida kelideed xoog ku maamulato nidaamka haatan socda. Madaxweynaha…
