Guddoomiyaha Dhawrista Tayada Oo Fadhiidnimada Hay’adiisa U Nisbeeyey Qalab La’aan
Hargeysa Oct 08,2012 (SDN/Hubaal) – Guddoomiyaha Hay’ada Dhawrista Tayada Somaliland Siciid Saleebaan Mire ayaa sheegay in caqabadaha ugu weyn ay ku ogaan lahaayeen badeecadaha dhacay ee dalka soo gala ay ugu horreyso shaybaadh aanay hay’addoodu lahayn. Siciid Saleebaan Mire Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada oo shalay u warramay Gabiley News waxa uu difaacay wada shaqayn ka…
