Maayar Ka Gaws Adaygay In Wasiirro Taageero Doon ahi Kaga Ololeeyaan magaaladiisa Hantida Umadda

    Boorama Oct 28,2012(SDN/Hubaal)- Wasiirka Wasaaradda Wershadaha Cabdirisaaq Cismaan, Wasiir ku xigeenka Waxbarashada Cali Xaamud Jibriil, Guddoomiye ku xigeenka hay’adda Ka hortaga Masiibooyinka Qaranka (NERAD) iyo Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka ee NOW, ayaa madal kaliya kaga wada qayb-galay Munasibad hor-dhac u ah ololaha xisbiga KULMIYE. Masuuliyiintan oo isku bahaystay Munaasibadan ololaha KULMIYE bilowga u ah, ayaa…

    Read More

      Wasiirka Macdanta Somaliland“Waxa aanu marti-qaad ka helnay dawlada Koonfur Afrika, waliba waxaanu ka mid nahay wadamada ka hadlaya, arrintaasina…”

      Hargeysa Oct 28,2012(SDN/Hubaal)– Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta Somaliland Md. Xuseen Cabdi Ducaalle, ayaa shalay socdaal ugu ambo-baxay magaaladda Cape Town ee waddanka Koonfur Afrika, halkaas oo la sheegay inuu kaga qaybgelayo shir lagaga hadlayo wax-soo-saarka iyo khayraadka ku dihin qaaradda Afrika. Shirkan oo la sheegay in Somaliland si heer caalami ah loogu marti-qaaday,…

      Read More

        Faransiiska Iyo Jarmalka Oo Canshuur Ku Soo Rogaya Wargeysyadda Dalalkooda Ee Wararka Internetka Ku Baahiya Iyo Google Oo U Hanjabtay

        Paris Oct 28,2012(SDN/Hubaal)-  Dalalka Faransiiska Iyo Jarmalka ayaa khilaaf soo kala dhex galay shirkadda Caalamiga ah ee GOOGLE, ka dib markii dawladaha ay sheegeen in ay cashuur ku soo rogayaan Wargeysyadda dalalkooda ka soo baxa ee haddana Wararkooda ku baahiyey GOOGLE si ay u iibiyaan. Shirkadda GOOGLE, ayaa iyadduna markii uu soo baxay warkaasi, waxay…

        Read More

          Shan Qof ayaa ku dhaawacmay Shil Babaabuur oo ka dhacay deeganka Xamaas ee Gobolka Saaxil

          Hargeysa Oct 28/12(SDN/Hubaal)- Shan Qof ayaa dhaawacmay kadib markii shalay fiidkii baabuur ay saarnaayeen shil kula galay deegaanka Xamaas ee gobolka Saaxil, xilligaas oo ay ku gudo jireen safar dalxiis ah oo ay a tamashle kaga yimaadeen magaalada Berbera iyaga oo ku soo jeeday magaalada Hargeysa. Shantan qof oo laba kamid ahi ahaayeen haween ayaa…

          Read More

            Xukumada Somaliland oo Warqad Cabasho u Gudbisay Dawlada Fedralka Soomaliya

            Muqdisho  Oct 28/12 (SDN) Warar  hoose oo ay Heshay qurbojoog.com ayaa wasarada Arimaha Dibada ee Somaliland ay  warqad u  gudbisay Dawlada Federaalka Soomaaliya ku sheegtay in ay ka walaacsan tahay sii ambaqaadida wadahadaladii u dhaxeeyay labada dhinac ee ku saabsanaa Mustaqbal Soomaaliland iy Somalia.Wadaxaajoodka labada dhinac oo ka dhashay Shirkii Magaalada London 23 kii Feberuary…

            Read More

              Mudane ka tirsan Aqalka Odayaasha Ingiriiska oo fadhigii golahooda ka sheegay inaanay Shacabka Somaliland doonayn Midnimo dhexmarta Soomaaliya

              Hargeysa 27 October (SDN)- Xildhibaano ka tirsan Aqalka Odeyaasha Ingiriiska ayaa cadeeyey in furitaanka xafiiska UK ee Hargeysa muujinayso talaabo loo qaaday sidii Somaliland madaxbanaani u heli lahayd. Aqalka Odeyaasha Ingiriiska oo shalay dood ka yeeshay  talaabooyinka xukuumadda Ingiriisku u qaaday sidii loo yareyn budhcad badeedka, isla markaana loo xasilin lahaa dalalka jaarka ee Geeska…

              Read More

                Madaxwayne ku xigeenkii somaliland oo anan ka muqan Gobahii Salada Ciida iyo Xaguu ku Sugan Yahay aan la garanayn

                Hargaysa Oct27/12 (SDN) Bulshada ku dhaqan Magalada Hargaysa ayaa salaadii ciida ku bararurugay in madaxwayne ku xigeenkii somaliland laga wayey gobahii lagu tukanayo taas oo suaalo badan layska waydiyey , waxa kale oo aan lagu soo qadin warsaxafadeedkii iyo tahniyadihii uu gudubin jiray madaxwayne ku xigeenka ee loo marin jiray saxafada dadka falaqaya ayaa waxa…

                Read More

                  Tacsi ku socota qoyska ay ka baxday marxuumad Kowsar Faarax Cilmi

                  Eng. Ibraahim Aaden, Dr. Maxamuud Axmed Cagaweyne, Cabdisalaam Yuusuf Faarax, Barkhad Daahir Ismaaciil, Maxamed Cabdi Ibraahim, Maxamuud Jaamac Taarwale, Cabdirixiin Xaaji Bariis, Xil. Jaamac Ismaaciil (Shabeel), Xuseen Jaamac Guulleed, Dhamaan dadkaasi waxay tacsi u dirayaan Prof. Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) oo xaaskiisii marxuumad Kowsar Faarax Cilmi habeenimadii Khamiista ee October 25 2012 ku geeriyootay dalka…

                  Read More

                    Sucuudiga: Tirada Xujaajta Soomaalida ee sannadkan 2012 Xajka ku dhintay

                    Makka 27, October 2012 (SDN)- Tiro ka mid ah Xujaajta Soomaalida ee sannadkan, ayaa ku geeriyooday dalka Sucuudiga, ka dib markii ay gudashadii waajibaadka Xajka dhamaysteen. Sida uu shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, u xaqiijiyay mid ka mid ah Xujaajta sannadkan 2012 gutay waajibaadkaas diiniga ah, ilaa 4 qof oo ka tirsanaa Xujaajta Soomaalida ayaa geeriyooday, kuwaasoo 2…

                    Read More

                      Faroole:Dawlada Soomaaliya waa in ay Dastuurka u hogaansantaa,dadka Jubooyinkana ay maamulkooda sameystaan

                      Garoowe Oct 27,2012(SDN)-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md Cabdiraxmaan Farooleayaa salaadii ciida ee shalay khudbad uu jeediyay ku soo qaaday maamul u sameynta gobolada dhawaanta Shabaabka laga saaray ee Jubbooyinka. Madaxweynaha ayaa hadaladiisii waxaa ka mid ahaa;“dadka Gedo iyo jubooyinka dega waxaan leenahay sameysta maamul aad isla garateen kuna wada qanacsan tihiin,anaga Puntland…

                      Read More

                        Raiisul Wasaarihii hore DF Gaas oo booqanaya Qardho kuna siijeeda Buuhoodle

                        Qardho Oct 27,2012(SDN)-Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladdii KMG federaalka Soomaaliya Prof. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa manta gaaray magaalada Qardho kadib markii uu salaada Ciid-u-Adha kutukaday magaalada Garoowe halkaas oo uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa kasoo jeediyey oo dadweynuhu aad u soo dhaweyeen hadalada qiimaha leh. Prof. C/wali Maxamed Cali ayaa salaada ciid kadib ku…

                        Read More

                          Dhalinyaro weli ka sii qulquleysa Mareykanka oo ku biireysa Al Shabaab

                          Minneapolis Oct 27,2012(SDN)-Waxa afar sanadood ka dib weli sii socota dhalinyarada Mareykanka ka tageysa ee ku biireysa kooxda xagjirka ah ee Al Shabaab. Sidaana waxa lagu shaaciyay warbixin ay dawlada Mareykanku dhawaan shaacisay. Sida warbixinta lagu xusayna ilaa laba ka mida dhalinyarada ku nool magaalada Minneapolis ayaa u dhoofay Soomaaliya deetana ku biiray Shabaabka. Soomaalida…

                          Read More

                            Wasiirka Arimaha Dibada ee Itoobiya Behane Aya kulan la Qatay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Omaar

                            Adis AbabaOct 27/12 (SDN )Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda ee Dawladda Itoobiya, Mudane Berhane Gebre-Kristos iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, Mudane Maxamed Cabdillahi Cumar, ayaa maanta oo Jimca ah kulan rasmi ah ku qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya. Kulankan oo ah kii ugu horeeyay ee si rasmi ah u dhex mara labada…

                            Read More

                              Gudida Jaaliyada Somaliland UK “SSUK” oo Shacabka ka Hambalyo Ciidul Adxa u diraya

                              Gudida Jaaliyada Somaliland UK “SSUK” waxay hambalyada salaanta ciidul adxaa hawada u marinayaan dhamaan shacabka reer Somaliland meelkasta uu dunida guudkeedka ka joogaan, gaar ahaan UK. CIID MUBAARAK     CIIDMUBAARAK     CIID MUBAARAK Gudida Somaliland society SSUK waxaay hambalyo gaar ah udirayaan: Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Mahamed Mahamuud iyo xaaskiisa. Madaxweyne ku xigeyka mudane Abdirahmaan A. Seelici iyo…

                              Read More

                                Habeenka Murtida iyo Madadalada ee london iyo Abwaanada Xuseen Qawdhan ,Basbaas , Muuse cali faruur ,

                                  Dhamaan Waxa la ogaysinayaa Ummada ku hadsha afka soomaliga inay ka soo qayb galaan Munasabad soo dhawayno Abwanada Muse cali faruur ,basbaas iyo Xasan qodhan waxa ku wahelinaya fanaaniinta Uk intii loogu jeclaa Maryan Mursal ,Saynab Cige ,cabdirasaaq gadaco ,Aj,Yusuf Dhere, Sir Maxmuud cumar Fadxiya Fiska,Faysal Yare waxay habeenkaa idiin soo bandhigayaan majaajilo gabayo…

                                Read More

                                  SAMO-TALIS: Taariikhda iyo Talo-nabadeedka Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 4aad

                                  Waa qormadii 4aad ee taxanaha SAMO-TALIS: Talo-nabadeedka iyo Taariikhda Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe), waxaynu ku eegaynaa saamixii iyo kulankii dhex maray Xaaji CABDI iyo ninkii aabbihii dilay   Inkasta oo Xaaji Cabdi aabbihii lagu dilay dagaal muddo ka hor dhacay (1905), waxa lix iyo toban sano kaddib, kuna beegan 1921-kii lagu taamayay sidii loogu…

                                  Read More