C/Shakuur Xaaji Maxamed Ismaaciil (Bidhaan) iyo Mubaarig Xaaji Cabdi oo ka sharaxan Xisbiga UCID oo soo Bandhigay Awood iyo Taageero Mug Leh

    Hargaysa Nov 07/12 (SDN)  Iyada oo maanta uu ololaha doorashada Somaliland u lahaa Xisbiga UCID ayaa waxa munaasibad wadajir ah soo qabanqaabiyay laba murashax oo kala ah C/Shakuur Xaaji Maxamed Ismaaciil (Bidhaan) iyo Mubaarig Xaaji Cabdi oo labadooduba ka sharraxan Xisbiga UCID, taas oo ka qabsoontay inta u dhaxaysa Biriijka Hargeysa iyo Total, waxaana ka…

    Read More

      Wasiirka Cusub Ee Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Oo Maanta Qado Sharaf U Sameeyey Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Puntland

      MuqdishoTalaado, 06/11/2012. Wasiirka cusub ee Maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane: Maxamuud Xasan Saleebaan ayaa maanta Qado sharaf u sameeyey Xildhbaanada kasoo jeeda maamul goboleedka Puntland, wasiiro ka tirsanaa Xukuumadii KMG ahayd, siyaasiyiin, aqoonyahano iyo bulshada qaybaheeda kala duwan. Ugu horayn wasiirkii ku xigeenka Howlaha Guud iyo Guryeeynta ee xukuumadii hore Mudane: Xareed ayaa sheegay in…

      Read More

        Taageerayaasha Xusbiga UCID Oo Maanta Goobo Kala Duwan Oo Kamida Caasimada Hargeysa Ku Soo Bandhiigay Cududiisa Shacab

        Hargeysa (SDN)- Wareega labaad ee ololaha doorashada golayaasha deegaanka Somaliland oo shalay ka bilaabay guud ahaan Gobolada iyo degmooyinka dalka, ayaa waxa maanta isku soo baxyo Gobolada dalka ka sameeyay Taageerayaasha musharixiinta xisbiga UCID. Musharixiinta xisbiga UCID uga sharaxan degmooyinka dalka ayaa si gaar gaar ah u soo bandhigay cududooda taageero, waxaanu mid walba shacabiyadda…

        Read More

          Xuseen Cali Ducaale: “Inaga Dawlad ayuu Wadahadal inaga dhexeeyaa oo ah Dawladda Soomaaliya, yaan la isku Mashquulin yaa Wasiiro ka ah halkaas ee aynu…”

          Hargeysa 6, November 2012 (SDN)- Wasiirkii hore ee maaliyadda xukuumadii hore danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa bulshada Somaliland u soo jeediyay inaanay isku mashquulin cidda uu Madaxweynaha Somaliya u magacaabayo golihiisa xukuumadda, isagoo sheegay inaanay cid kasta oo Somaliland ka soo jeeda oo ka mid noqota  golaha wasiirada Somaliya aanay waxba yeeli karin wada…

          Read More

            GUDOMIYE X.GNKA DALADA GUUD EE ARDAYDA REER SOMALILAND OO KU HANBALYEYEY XISBIGA UCID TAAGERADA UU SIIYO ARDAYDA WAX KA DHIGATA DALKA UGANDHA.

              GUDOMIYE X.GNKA DALADA GUUD EE ARDAYDA REER SOMALILAND OO KU HANBALYEYEY  XISBIGA UCID TAAGERADA UU SIIYO  ARDAYDA WAX KA DHIGATA DALKA UGANDHA.     (KampalaSDN)Guddomiyaha xigeenka dalada guud ee ururuka ardayda reer Somaliland  wax ka barata jamacadaha dalka ugandha  ee marka macagiisa laso gaabiyo  la yidha (usolsa) Md abdi salaan ali  ayaa mar uu…

            Read More

              Madaxwaynaha Somaliland iyo Xubno Wasiiro ah oo kulan albaabadu u xidhnaayeen ku qaabilay wefti ka socda Shirkad ajaanib ah oo Sahamin Shidaal dalka ka bilaabaysa

              Hargeysa 06-11-2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo ay weheliyaan Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wefti sare oo ka socda Shirkada Genel Energy oo dawladda Somaliland heshiis kula gashay sahaminta iyo soosaarits Shidaalka la rumaysan yahay inuu deegaamo…

              Read More

                Guddoomiyaha golaha Guurtida oo ka hadlay xilka wasiirnimada Khaarajiga Soomaaliya ee loo magacaabay Foosiya Yuusuf Xaaji Aaden iyo saamaynta kaga iman karta qadiyada Somaliland

                Hargeysa 06-11-2012 (SDN)– Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aaden, ayaa ka hadlay xilka loo magacaabay Foosiya Yuusuf Xaaji Aaden oo ah Wasiirka Arrimaha Dibada, ahna Raysul-wasaare kuxigeenka xukuumadda cusub ee Soomaaliya, wuxuuna guddoomiyuhu sheegay in cid kasta oo xil ka qabata Somaliya ay dabiilayaal qaran ka yihiin Somaliland, isla markaana la marinayo sharciga. Guddoomiye…

                Read More

                  Doorashadii Madaxweynaha Mareykanka oo maanta loo dareeray iyo waxa musharexiintu qabanayaan

                  New York Nov 06,2012(SDN)-Doorashadii Madaxweynaha Mareykanka ayaa maanta looga dareeray guud ahaan dalkan Mareykanka,iyada oo musharexiintuna ay ku kala mashquuleen arrimo kala duwan. Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa maanta wakhtigiisa la qaadan doona qoyskiisa iyo la taliyeyaashiisa sar sare. Madaxweynaha ayaa sidoo kale lagu wadaa in aanu wax olole ah sameyn maanta oo uu ciyaaro…

                  Read More

                    Waxaa lagu Dhawaaqay Hay’ad Cusub oo Caalami ah oo lagu Magacaabo ‘Shuraako,’ si Shaqo looga Abuuro loona Kobciyo Dhaqaalaha Soomaaliya iyo Somaliland

                    COLORADO, USA – Noofambar 06, 2012 Maanta waxaa lagaga dhawaaqay hay’ad cusub gobolka Colorado, USA, si loo kordhiyo shaqo abuurista iyo kobaca dhaqaalaha Soomaaliya iyo Somaliland. Barnaamijkan waxaa lagu magacaabaa Shuraako, waxay ujeedadiisu tahay inuu shaqo ka abuuro Soomaaliya isaga oo taageeraya horumarka ganacsiga iyo ganacsatadabulshada ee gobol ka mid ah gobolada ugu taxadiga badan…

                    Read More

                      ‘Shuraako,’ Launched to Create Jobs and Economic Growth in Somalia and Somaliland

                      COLORADO, USA – November 6, 2012 – An innovative initiative was launched today in Colorado, USA, to foster job creation and economic growth in Somalia and Somaliland. The program, called Shuraako (Somali for ‘partnerships’), seeks to create jobs in Somalia through supporting business development and social entrepreneurship in one of the most challenging regions of…

                      Read More

                        Foosiya Somaliland way u dhalatay, xagaasna (Soomaaliya) way u dhaxday Wasiir Geeljire Oo Ka Hadlay Mowqifka Somaliland Ee Wasiirka Arrimada Debeda Somaliya

                        Hargeysa 05-11-2012 (SDN)-Wasiirka Kalluumeysiga iyo khayraadka badda Somaliland, Md. Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire), ayaa sheegay inaanu waxba ka bedelayn wada hadaladii u bilowday Somaliland/Somalia magacaabista xilka Wasiirka Khaarajiga iyo Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya loogu magacaabay Foosiya Xaaji Aadan oo ka soo jeeda Somaliland. Wasiirka Kalluumaysiga iyo khayraadka Baddu waxa uu sheegay in Foosiya ay…

                        Read More

                          Dawlada Maraykanka iyo Biriten ayaa soo dhawaysay magacaabista Golaha wasiirada cusub ee xukumada soomaliya

                          Wakaladaha Wararka Nov05/12 (SDN) War saxafaded laga soo saaray wasarada arimaha dibada maraykanka ayaa lagu sheegay in Kaaliyaha wasarada arimaha dibada maraykanka arimaha dhanka siyaasada wendy sherman oo boqasho maalinti shalay ku timid magalada muqdisho ee casimada somalia ay kulan la qaadatay madaxweynaha dalka somalia mudane xasan sh maxamud,afayenka barlamanka cisman maxamed jawari taliyaha ciidamada…

                          Read More

                            Wasiirka arrimaha Dibadda Somaliland: “Dowladda Cusub waa inaysan samayn wax caqabad ku noqon kara wada hadalada labada dhinac u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliland..” 

                            London Nov 05/12 Dr.Maxamed Cabdulaahi Cumar Wasiirka arimaha dibada maamulka Somaliland ayaa sheegay in wadahadalada u socda Somaliland iyo Dowlada federaalka Soomaaliya inay soo dhaweeyeen labada dhinac wada hadaladaasi Dowladan cusubna ay soo dhaweysay wadahadaladaas Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland waxa uu shaaca ka qaaday in marka Dowladda cusub ay nidaam sameysato Somaliland diyaar u tahay in ay…

                            Read More

                              Marwo Amina Hersi Oo Ka Mid Ah Maalqabeenadda Ugu Caansan Afrika Oo Hambalyaysay Xilka Loo Magacaabay Marwo Foosiya Xaaji Adan Una Fidisay Mariqaad Rasmi Ah

                              KampalaNov 05/12 (SDN)- Marwo Amina Hersi Moghe, oo ah haweenay Soomaaliyeed oo ganacsade ah oo dhalsho ahaan ka soo jeeda Somaliland. Marwo Amina Hersi Moghe, oo ah maalqabeen caan ah oo ay qadariyaan Madaxda iyo shacabka Qaaradda Afrika gaar ahaan dalalka bariga iyo badhtamaha Afrika oo xalay la soo xidhiidhay xafiiska wararka ee Shabakaddaha  Caalamiga ah…

                              Read More