SAMO-TALIS: Dareen-celinta Cali Maxamed Warancadde ee Shakhsiyadda Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 10aad
Siyaasiga caanka ah ee Cali Maxamed Warancadde waxa uu ka mid yahay masuuliyiinta aan wax ka weydiiyay shakhsiyadda aqoonta iyo xidhiidhka ka dhexeeya Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe) waxaanu dareenkiisa ku cabbiray sidan “Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Horta Xaajigu nin dadka ka lumaya maaha. Yaraantiisii ayuu caaqil noqday. Markaa anigu Hargeysa ayaan ku dhashoo Xaajiga si…
