SHEEKADA ‘QURBEJOOG’ – qiso qof, qoys iyo qaran(Qaybta lixaad)

    Tibaax iyo tilmaan: “Sheekadani waxay kaalinta kowaad ka gashay tartankii Sheeko iyo Shaahid 2012, waxana halkan dib loogu dabacay oggolaansho rasmi ah oo waafaqsan sharciga xuquuqda faafinta iyo xeerka barnaamijka Sheeko iyo Shaahid, oggolaanshahaas oo laga helay maamulka barmaamijka. Xuquuqda hal-abuurku waxay u dhowran tahay qoraaga oo lagala xidhiidhi karo: mbiixi@googlemail.com.” Qaybta lixaad: ….Markii ay…

    Read More

      Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta oo Booqashadiisii ugu Horaysay Ku tagay Dakada Weyn ee Muqdisho

      Moqdisho, 24/11/2012. Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Mudane: Maxamuud Xasan Suleemaan ayaa maanta booqashiidii ugu horaysay intuu loo magaacabay xilka ku tagay Dakada Caalamiga ah ee Muqdisho isagoona u kuurgaliyey sida ay u shaqeeyaan laamaha kala duwan ee ay ka kooban tahay Dakadu. Dakada weyn ee Muqdisho oo ah isha uu dhaqaalaha ugu badan uu ka…

      Read More

        Gobalka Geeska Afrika: Warbixin Gaaban; W/Q: Ambassador Qaybe

        Maxamed Siyaad Barre intuu Madaxwaynaha ahaa markuu cadhoodo wuxuu ku khud badayn jiray dal waan ka tagayaa.   dawlad se  kama tagi doono. Somalia waxay noqotay dawlada keliya ee taariikhda casriga burburtay oo gobalo u kala googooday (Failed State). Waqtigii Siyaad Barre hadalkaa odhan jiray labaatan sano ayaa laga joogaa. Somaliland iyo dawlad gobaleedyo, sida Putland…

        Read More

          Urur ka shaqeeya horumarinta dhinaca Caddaalada ee Geeska Afrika oo baaq 10 qodob ka kooban ka soosaaray Doorashada Deegaanka Somaliland

          Hargeysa Nov.24, 2012 (SDN)- Xarun ka shaqaysa horumarinta arrimaha Caddaalada ee gobolka Geeska Afrika oo magaceeda loo soo gaabiyo HCCJA, ayaa baaq 10 qodob ka kooban ka soosaartay doorashada Deegaanada Somaliland oo qabsoomida dhawr maalmood ka hadhsan yihiin. Sida lagu sheegay baaqaas oo lagu socodsiiyay Madaxweyne Siilaanyo, Guddiga Doorashooyinka, wasiirka Daakhiliga, guddiga Diiwaangelinta ururada siyaasadda,…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo oo gef iyo edeb darro ku tilmaamay Qoraal quudhsi ah oo uu Mr. Mahiga u soo diray iyo nuxurka dhambaalada lays weydaarsaday

            Hargeysa 24, November 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa si adag uga jawaabay dhambaal uu u soo diray ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Danjire Augustine Mahiga, kaas oo uu Mr. Mahiga ku soo qoray luuqad quudhsi iyo gef ku ah qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland. Wargeyska Geeska Afrikaayaa waxa u suurtogashay…

            Read More

              Anigaa oo ah Jamac Maxamed Xandule Ahanaa Gudoomiyaa Gobolkaa Hessen ee Jarmalka Waxaaaan caawaa hanabaalyio iyo boogaadi uu dirayaa Gudoomi yaahaa cusub ee loo magacaabay Ururkaa Haldoor Mudane Siciid Cabdi DHeen

              Anigaa oo ah Jamac Maxamed Xandule Ahanaa Gudoomiyaa Gobolkaa Hessen ee Jarmalka Iyo Gudoomiyaa Reerka ee Jarmalkaa Horenaa uu soo haaan jireey Hudoomihii ugu horeeyeey ee Ururka Haldoor , kanaa mid ahaa asaasyaashii Ururkaa Haldoor,, islaa markaasanaa ahaa qofkii fakarka abuurtaan kaa Ururkaa Haldoor kaa soo maaxatay,,,,, Waxaaaan caawaa hanabaalyio iyo boogaadi uu dirayaa Gudoomi…

              Read More

                Tagerayasha Ururka Wadani oo maanta isku dhac ku dhexmaray Dhalinta Xafada Maxamed Mooge oo aan laga tagersanay ururka wadani

                Hargaysa Nov 24/12 Tagerayasha ururka wadani ayaa saka waxa lagala hor yimid buuq iyo qaylo markii ay olalahooda ka bilaabeen xaafada Baxamed Mooge ee dagmada Maxmuud Haybe dhalinta oo aad buuq iyo dhagax ugu turaysa murashax ka sharaxan golaha deeganka ee ururka wadani. Taagerayasha ayaa markii danbe ka baxay xafada Maxamed Mooge , waa markii…

                Read More

                  Khudbaddii Jimcaha: Sheekh Almis Oo Ka Hadlay Doorashooyinka, Baaq Iyo Dardaaran Culus-na U Kala Diray Xukuumadda, Axsaabta, Ururada Siyaasadda, Musharraxiinta Iyo Shicib-weynaha Somaliland AKHRISO/DHAGAYSO

                  Khudbaddii Jimcaha: Sheekh Almis Oo Ka Hadlay Doorashooyinka, Baaq Iyo Dardaaran Culus-na U Kala Diray Xukuumadda, Axsaabta, Ururada Siyaasadda, Musharraxiinta Iyo Shicib-weynaha Somaliland AKHRISO/DHAGAYSO Hargeysa Nov 24/12 (SDN) Sheekh Almis Yaxye Xaaji-Ibraahim oo ka mida culimada waaweyn ee dalka ayaa maanta jeediyey khudbad aad u qiimo badan farriin culus u ah qof kastoo wax dooran…

                  Read More

                    SHEEKADA ‘QURBEJOOG’ – qiso qof, qoys iyo qaran(Qaybta shanaad)

                    Tibaax iyo tilmaan: “Sheekadani waxay kaalinta kowaad ka gashay tartankii Sheeko iyo Shaahid 2012, waxana halkan dib loogu dabacay oggolaansho rasmi ah oo waafaqsan sharciga xuquuqda faafinta iyo xeerka barnaamijka Sheeko iyo Shaahid, oggolaanshahaas oo laga helay maamulka barmaamijka. Xuquuqda hal-abuurku waxay u dhowran tahay qoraaga oo lagala xidhiidhi karo: mbiixi@googlemail.com.” Qaybta shanaad: Hooyo Qamar…

                    Read More

                      Morsi ma mari doonaa dhabihii Mubaarik?

                      Qahira Nov 24,2012(SDN)-Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Morsi ayaa laba maalmood ka hor xayuubsaday awoodo dheeri oo u muuqda qaar uu hore u lahaa madaxweynihii ka horeeyay ee Maxamed Xusni Mubarik. Shacabka dalkaasi ayaa si weyn uga soo horjeestay awoodahan uu isa siisay isla markaana wadooyinka isugu soo baxay maalinimadii shalay. Maalinta Jimcaha ayaa noqotay maalin…

                      Read More

                        Police Raids Alienate Kenya’s Largest Ethnic Minority

                        NAIROBI—Frequent grenade and bomb attacks have plagued Kenya ever since it invaded Somalia in October of last year. The government blames al-Shabab for the insecurity, and Kenyan police have responded by conducting regular sweeps of Nairobi’s predominantly ethnic-Somali suburb of Eastleigh, searching for supporters of the Islamist group. Clashes between Somali and Kenyan youth erupted…

                        Read More

                          Tacsi:Marxuum Xaaji Axmed Maxamuud(October)

                          INAA LILAAHI WA INAA ULAAHU RAAJUCUUN Dhamaan hawlwadeenada barta Internetka ee somalidiasporanews.com /qurbejoog.com iyo ehelkooda iyo dhamaan qaraabadooda waxa halkan ay u marinayaan Tacsi tiiraanyo leh dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay allaha u naxariistee Marxuum Xaaji Axmed Maxamuud oo Xaaji October loo yiqiin. Si Gaara waxa ay bahda somalidiasporanews.com /qurbejoog.com halkan tacsi tiiraanyo…

                          Read More

                            TACSI:Marxuum Jaamac Barre Ali

                            INAALILAAHI WA INAA ILLAAHU RAAJUCUUN Dhamaan ehelka magacyadoodu hoosta ku xusan yihiin ayaa halkan Tacsi ka diraya. Anagoo kala ah: 1. Eng. Mohamoud Jabaake 2. Hussein Aden Jabaake 3. Qassim Aden Suleiman 4. Dr. Omar suleiman Ali 5. A/karim Cagoole 6. Jama Aw-Hassan (Buraale) 7. Hassan Adan 8. Maryan Nuur 9. Eng. Ali Dahir Qadey…

                            Read More

                              GUDDOOMIYAHA DEGMADA BULLAXAAR OO KORMEER SHAQO KU MARAYA DEEGAANNADA DEGMADA BULLAXAAR, GOBOLKA SAAXIL

                              Bullaxaar Nov 23,2012(SDN)-Guddoomiyaha Degmada Bullaxaar oo soo gebagebeeyay kormeer shaqo uu ku marayay deegaannada degmada Bullaxaar, Gobolka Saaxil Guddoomiyaha Degmada Bullaxaar Mudane Maxamuud Qawdhan Ayax iyo wefti uu hoggaaminayo oo ka tirsan xubnaha maamulka iyo gudiyada degmada ayaa 21kii bisha Nov, 2012 ka bilaabay degmada  kormeer shaqo oo uu ku soo maray inta badan deegaannada…

                              Read More

                                Salaadiinta Iyo Cuqaasha Beel-Weynta Yoonis Ee CIIDAGALE Oo Bayaan Soo Saarey ku Tageray Murasahaxa Cabdi Dool Kaariye

                                Hargaysa Nov23/12(SDN) Salaadiinta,Cuaqaasha iyo Waxgaradka beel-weynta Yoonis ee Ciidagale ayaa waxay soo saareen bayaan ay ku kala saarayaan laba murrashax. sheegtay inuu uga tanasulay murashax kale kaas oo ay shegeen war aan raad iyo sal toona lahayn waxa kale oo ay shegeen in murashaxa Cabdi Dool Kaariye oo ka sharaxan Ucid u Yahay murashax ka…

                                Read More

                                  “Madaxwayne Siilaanyo Wuxuu Markhaati Ka Yahay Dhaawac Kasta Oo Soo Gaadhay Bulshada Somaliland Horeyso Iyo Dambaysaba” Ururka SOLJA

                                  Hargeysa 25-11-2012 (SDN)– Ururka saxaafadda Somaliland ee SOLJA ayaa warqad furan u diray Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu ilaa hadda hor-yaallo xeerka sirdoonka qaranka oo qodobo ku jiraa caqabad ku yihiin saxaafadda iyo xoriyatul-qowlka. Warqadan furan oo uu ku saxeexan yahay Xoghayaha SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax ayaa u dhignayd sidan “Waxay…

                                  Read More

                                    Beelaha Gaashaanbuur ee Ciidagale oo Shir weyne Ay Maanta Qabteen kaga Dhawaaqay In Musharaxa Rasmiga ah ee Beelaha Gaashaanbuur u yahay Musharax Khadar Ibraahim Axmed Qayleweyne oo ka Sharaxan Xisbiga UCID

                                    Hargaysa Nov23/12 (SDN)Shirweyne Maangta Ka qabsoomay Magaalada Hargeysa Oo ay Isugu yimaadeen Beelaha (Gaashaanbuur Ee Ciidagale) Kaasoo siweyn Loogu Taageersanaa Musharaxa Goalaha Deegaanka Gobolka Maroodijeex kana tirasan Xisbiga Ucid, Shirkaasi Oo ay u dhamaayeen Guud ahaan Waxgaradka Cuqaasha Dhalinyarada Aqoonyahanka iyo Haweenka Beesha (Gaashaanbuur Ee Ciidagale) Kaa soo Laga dhawaajiyay Cod dheera lagu sheegay Musharaxa Rasmiga…

                                    Read More

                                      Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Gebilay Daawo Sawirada

                                      Gabiley 25-11-2012-(SDN)-Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti uu Hoggaaminayay oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaaladda Boorame ee xarunta gobolka Awdal, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda Gabiley ee xarunta Gobolka Gabiley. Madaxweyne Ku xigeenka waxa ku soo dhaweeyay Gabiley Wasiirka Warfaafinta Md. Abiib Diiriye Nuur (Abiib…

                                      Read More

                                        Report: Impunity endangers Somalia’s journalists

                                        Somalia’s journalists are urging their new government and the international community to help end the impunity they say is contributing to making Somalia one of the world’s most dangerous countries to practice journalism. So far 18 Somali journalists have been killed this year and 44 since 2007. The National Union of Somali Journalists on Friday…

                                        Read More