Qaraxyo badan ka dib Dawlada Kenya oo Soomaalida dalkeeda ku nool ku amartay in ay galaan xeryaha Qaxootiga

    Nairobi Dec 18,2012(SDN)-Dawlada dalka Kenya ayaa ka dalbatay Soomaalida buux dhaafisay magaalooyinka dalkaas in ay iska xaadiriyaan xeryaha qaxootiga loogu talo galay. Amarkan ayaa yimi ka dib kolkii ay dalkaasi ka dheceen tiro qaraxyo ah oo ay sheegatay kooxda Al Shabaab ee dagaalka kula jirta ciidamada Kenya ee faro gelinta ku ameyay Soomaaliya. Dawlada Kenya…

    Read More

      War Degdeg Ah; Kacdoono Rabshado Wata Oo Markale Caawa Waxyar Ka Hor Ka Bilaabmay Degmadda 26-Ka June, Dhalinyaro Taayiro Ku Gubay Jidadka Iyo Bilayska Oo Rasaas Badan U Adeegsanaya

      Hagaysa Dec17/12(SDN) Waxa Goor Dhawayd ka Bilaabmay Casimada Somaliland Mudaraado Rabshado wata ayaa markale Caawa ka bilaabmay Xaafaddaha Waqooyiga Hargeysa ee degmadda 26-ka June, kuwaas oo daba-socda Kacdoonadii shalay gilgiley Caasimadda ee ka dhashay Natiijadii ku meelgaadhka ahayd ee Komishanak doorashooyinku soo saareen oo isla shalay ay ansixisay Maxkamadda gobolka Maroodi Jeex. Mudaharaadadan oo aan…

      Read More

        Guddoomiye ku-xigeenka Komishanka: “Aniga Iyo Ciise Xamari Maanu Dagaalamin, Feedhna Islamaanu Dhicin Mana Jirto Sabab Aan ku Dagaalanaa”

        Hargeysa 17, December 2012 (SDN)- Guddoomiye-xigeenka guddiga doorashooyinka qaranka Md. Cali-Khadar Xasan Cismaan (Cali-Kubad), ayaa beeniyay inuu dagaal gacan ka hadal ahi dhex maray isaga iyo guddoomiyaha guddiga doorashada Md. Ciise Yuusuf Xamari. Maalmihii u dambeeyay waxa si weyn suuqyada u soo galay inuu gacan ka hadal dhex maray labadan masuul oo ay qaar warbaahinta…

        Read More

          Urur-siyaasaddeedka Waddani oo bogaadiyay Ismaaciil Xaaji Nuur oo sii xejistay xilkiisa Maayornimada Ceerigaabo

          Hargeysa December 17, 2012 (SDN)- Urur-siyaasaddeedka Waddani oo ka mid ah saddexda loo badinayo inay noqdaan xisbiyada Somaliland ee 10-ka sannadood ee soo socda, ayaa bogaadiyay golaha cusub ee Deegaanka degmada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Golaha Deegaanka magaalada Ceerigaabo oo ka kooban 21 xubnood, waxa uu shalay doortay hoggaankooda, iyadoo Maayarkii magaaladaas Xildhibaan Ismaaciil…

          Read More

            Shir Dhinaca Ishgaadhsiinta Ah Oo Lagu Hanbalyeeyay Maayarka Dib Loo Doortay Ee Magaalada Ceerigaabo.

            London Dec17/12(SDN)- Kulan ay maanta khadka wada sheekaysiga Taleefoonka ku yeesheen xubno qurbo joog ah iyo qaar kale oo ku nool dalka Somaliland oo ka soo jeeda magaalada Ceerigaabo, ayaa hambalyo iyo bogaadin u gudbiyay Maayarka dib loo doortay ee Magaaladaasi Ismaaciil X. Nuur Faarax.xubanaha shirkaasi wada galay waxa ka mid ah, Maareeye-ku xigeenkii hore…

            Read More

              Munaasabada lagu xusayo 40-sano guuradii ka soo wareegatay qorista farta Soomaliga oo ka furanta Jabuuti

              Jabuuti Dec 17 2012 (SDN)— Waxaa maanta munaasabado Balaaran oo lagu maamusayo sanad guuradii 40-aad ee ka soo wareegtay qorista Farta afka- Soomaaliga   si rasmi ah uga furantay  magaalada Jabuuti ee xarunta  Jamhuuriyadda Dalka Jabuuti. Munaasibadaan  ayaa waxay ka dhacaysa Hotelka Kampiski Place ee dalka Jabuuti waxaa xuska sanad guuradii 40 aad ee ka soo…

              Read More

                Ra’iisul wasaare saacid oo faah faahin ka bixiyay wasiiru kuxigeenada uu dhawaan soo magacaabay

                Muqdisho Dec 17 2012 (SDN)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay wasiiradii uu dhawaan uu soo magacaabay. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya ayaa sheegay in sababta loosoo magacaabay 20-wasiiru ku xigeen iyo 5-wasiiru dowlayaal ay tahay inay la shaqeeyan wasiirada…

                Read More

                  Wasiirka Gaashaandhigga Soomaliya oo sheegay in aan dulqaadan doono in dharka Ciidanka lagu waxyeeleeyo dadka rayidka ah

                  Muqdisho Dec 17 2012 (SDN)-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa u goodiyay dadka ku labisan dareyska Ciidamada dowladda ee dhibaateynaya shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalooyinka dalka. C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay in aan loo dul qaadan dooni in dad ku labisan dharka Ciidamad dowladda ay waxyeeleeyaan shacbka Soomaaliyeed ee dhibaateysan waxaana uu carabka ku…

                  Read More

                    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Xuska 40-sano guuradii ka soo wareegaytay qoraalka Afka Soomaliga

                    Jabuti Dec 17 2012 (SDN)— Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalaya Xaflada 40-sanoguuradii kasoo wareegatay markii la qoray afka Soomaaliga. Madaxweynaha Soomaaliya oo iminka ku sugan dalka Jabuuti ayaa ka qeybgalaya xafladaasi qiimaha badan oo ay isugu tageen dad badan oo aqoonyahano iyo madax ah. Dalka Jabuuti ayaa martigelinaya xafladaasi waxaana…

                    Read More

                    Xiddigii reer Zambiya Godfrey Chitalu oo Dhaliyey107-Gool Kala Khaarijiyeyna Messi Iyo Muller.(SAWIRO)

                    Zambia-Dec-16-2012-qurbejoognews.com- Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxynu maanta ku xiddigii reer Zambia Godfrey Chitalu oo hakiyey mucjisada kubadda cagta ee qarnigan MESSI markii ay soo baxdey inuu dhaliyey 86-Gool,laakiin waxaa hsdhuudhlaha ku darey Chitalu oo uruursdey 107-Gool sannadihii 70-nadii. Haddaba Godfrey Chitalu muxuu ahaa,wuxuu dhashay sannadkii 1947 Bishii Oktoobar 22-dii,kuna dhashey Luanshya oo waqooyiga Rodhiishya,wuxuuna dhintey April-27-1993(Age…

                    Read More

                      GUDDOMIYAHA MACHADKA CILMI BADHISTA SOMALILAND OO HANBALYEY GUUSHA UU XISBIGA UCID MAR LABAAD XISBINIMADA UGU HANTAY + GUUSHA UU KA GAADHAY DORASHADA GOLAHA DEEGANKA

                       GUDDOMIYAHA MACHADKA CILMI BADHISTA SOMALILAND OO HANBALYEY GUUSHA UU XISBIGA UCID  MAR LABAAD XISBINIMADA UGU HANTAY  + GUUSHA UU KA GAADHAY DORASHADA GOLAHA DEEGANKA (KampalaSDN) Guddomiyaha machadka cilmi badhista dimuqradiyada  Horumarka Somaliland hanbalyo balaadhan uu diray xisbinimada ucid mar labaad ku soo baxday waxaan idin leyahay hanbalyo mudanayaal  hanbalyo idinka anaga iyo inta ka danbaysay…

                      Read More