Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Ansixiyay guddi-hoosaadka baarlamaanka oo ka kooban 15
Muqdisho Dec 15 2012 (SDN)-Baarlamanka Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku yeeshay kulankoodii 34 aad ee kalfadhiga koowaad ayaa ka dooday Ajande ku saabsan dib u habaynta Baarlamanka. Waxaa inta uu kulanka Baarlamanka uu socday warbixin looga dhagaystay Gudi farsamo oo ka koobnaa Shan xubnood oo loo saaray dib u habaynta Baarlamanka. Xubnahan ayaa waxaa ay…
