Dhamaan Jaaliyada Ciidagale ee ku dhaqan dalka Norway waxey hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka Eng. Ahmed Hasan Caweys iyo Sahra Mohamed Gaas

    Abdi Nabadiid Warsame (Odyega Reerka) Eng. Rashiid Muse Dheere gudoomiyaha jaaliyada Norway ee Somaliland Eng. Cabdi Xakiin Ismaciil Ahmed Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee dalka Norway Al-Xaaji– Ganacsade Osman Omar Dool Suldan Shukri Abi Askar Abdi Ali Hussein Dhoore Muhumed Hawadle Shabcaan Muhumed Hawaadle Xussein Osman Hirsi (Ina Cisman Dhuux) Odey Abdi Matan Rooble Abdillahi Dahir…

    Read More

      XISBIGA UCID OO CASUUMAD BALAADHAN OO CASHO SHARAF AH HOGAANKA LAMAHA QURBAHA EE XISBIGA UCID EE KA SOO QAYB GALAY DORASHADII DEEGAANKA KU ANBABIXINAYEY

        XISBIGA UCID OO CASUUMAD BALAADHAN OO CASHO SHARAF AH HOGAANKA LAMAHA  QURBAHA EE XISBIGA UCID EE KA SOO QAYB GALAY DORASHADII DEEGAANKA  KU ANBABIXINAYEY (KampalaSDN) Xisbiga mucaridka ah ucid oo kulan hadhiimo casuumad casho sharafeed ah uu sameyey lamaha xisbiga ucid ee ka soo qayb galay dalkana uu yimi sidii ay uga shaqayn lahyeen…

      Read More

        Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya oo shir kaga wada qaybgalaya Jabuuti, muxuuse shirkaasi daarran yahay?

        Hargeysa 16, December 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa goor dhawayd oo galabta ah ka dhoofay madaarka caasimadda Hargeysa. Weftiga Madaxweynaha oo u dhoofay dalka Jabuuti, waxa uu magaalada Jabuuti kaga qaybgalayaa sannad-guurada 40aad ee qorista afka Soomaaliga iyo shirka horumarinta afka Soomaaliga, kaasoo uu soo qabanqaabiyay ururka…

        Read More

          Fiqi oo kulamo gooni gooni ah la qaatay Wakiilada Qaramada Midoobay iyo Jaamacada Carabta

          Muqdisho Dec 16 2012 (SDN)— Mudane C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa maanta oo Axad ah xafiiskiisa siyaabo goonigooni ah ugu qaabilay Danjireyaasha Q/M iyo Jaamacadda Carabta u fadhiya Somalia,wasiirka ayaa ugu horreyn la kulmay Ambassador mahiga Ergayga Q/M u qaabilsan Somalia waxa uuna kala hadlay arrimo ku saabsan Kordhinta Taageerada Q/M ee Somalia iyo sidii…

          Read More

            Barlamanka Soomaaliya oo ansixiyay howlaha labada sano ee soo aadan ay qaban doonaan

            Muqdisho Dec 16 2012 (SDN)— Kulan ay  soo xaadireen  xildhibaano gaaraya 152  mudane  uuna  shir gudoominayay afhayeenka baarlamaaka soomaaliya  Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari  ayaa ka dhacay  xarunta  golaha shacabka ee magaalada Muqdisho kulankaasi oo uu ajandihiisa ahaa qorshe hawleedlka  baarlamaanka 2-sano ee soo aadan. Gudoomiyaha  baarlamanka markii uu shaaciyay  ajandaha shirka ayaa halkaas waxaa doodo…

            Read More

              Hargeysa: Maxkamadda gobolka oo meelmarisay natiijadii doorashada ee degmooyinka Maroodi-jeex

              Hargeysa 16, December 2012 (SDN)- Maxkamadda gobolka Hargeysa, ayaa maanta qaraarisay meelmarinta natiijooyinkii doorashada degaanka ee degmooyinka gobolka, taasoo ka dambaysay murankii natiijada ee degmada caasimadda Hargeysa. Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Mr. Cabdirashiid Maxamed Duraan oo warbaahinta la hadlay, waxa uu shaaciyay liiska magacyada xubnaha cusub ee goleyaasha degaanka degmooyinka Hargeysa, Sallaxley, Gabiley iyo Baligubadle, ka…

              Read More

                Dowladaha India iyo Sri Lanka oo ku heshiiyay in weji cusub lagu wajaho burcad badeeda soomaalida sanada cusub

                New Delhi Dec 16 2012 (SDN)— Iyadoo iminka ay yaraadeen weerarada ay qaadijireen burcad badeeda Soomaalida ayaa hadana waxaa la sheegayaa in wali ay jirto qatartooda.iyadoo taasi ay jirto ayaa hadana dowladaha India,Srilanka iyo Maldives waxa ay heshiis ku gaareen sidii loo naafeyn lahaa ama loogu hortagi lahaa qatarta Burcad badeeda Soomaalida. Wasiirka difaaca Srilanka…

                Read More

                  Maamulka Magaalada Baydhabo oo sheegay inay xaqiijinayaan Ammaanka Magaaladaasi

                  Baydhabo Dec 16 2012 (SDN)— Maamulka Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay ayaa shaaca ka qaaday inay ku dadaalayaan xaqiijinta ammaanka Baydhabo iyo deegaanada kale. Xasan Maxamed Macalin Biikoole oo ah Guddoomiyaha Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ammaanka Magaalada uu yahay mid wanaagsan islamarkaana wax waliba oo dhibaato ah ay ka hortagayaan. Biikoole ayaa sheegay in…

                  Read More

                    Wasiirka Madaxtooyadda oo ka badbaday Afduub Dhalinyaro ku sugnayd Dhaqtarka Adna Hospital oo uu kenay Xaskiisa

                    Hargeysa Dec17/12(SDN)  Dhalinyaro ayaa caawa fiidkii ku soo xoomay Cisbitaalka Adna Maternity ee magaaladda Hargeysa oo uu ku sugnaa Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi  X Cali  Xasan, kaasoo keenay xaaskiisa.Dhalinta oo ogatay in wasiirku u ku sugan yahay dhaqtarka Adna Hosbital aya waxa ay ku soo xomeen isbitaalka iyaga oo koxo ah taas ay ka dallbadeen Shaqalaha…

                    Read More

                      An Open Letter to the Kenyan Authorities

                      Kenya has much as a country to be proud of and its friends regionally and internationally are happy to salute its achievements. Equally true friends are those that have the courage to be candid about serious short comings, and it is in this spirit that our non-political organisation feels impelled to raise the following concerns….

                      Read More

                        TARIIKHDA JAMHUURIYADA SOMALILAND HALKAN KA MILICSO OO BAL ILA EEGA DALKEENU TARIIKHDU LEEYAHAY

                        Somaliland waa magac aad ucusub marka la eego taariikhda uu wadankani leeyahay jamhuuriyada Somaliland waxaa horay loogu magacaabijiray dhulkii uduga iyo cadarka iyo bukhuurka ama uduga waa sida ay u yaqaaneen masaaridii horee. Halka giriigii hore ay u yaqaaneen dhulkii berbera waa halka uu kasoo jeedo magaca berbera xiligii muslimka amaba qarniyadii uu muslimku soo…

                        Read More

                          Burco: Fadhigii koowaad ee xubnaha cusub ee Deegaanka oo lagu doortay Maayarka iyo kuxigeenkiisa

                          Burco 15, December 2012 (SDN)- 21 xubnood ee golaha deegaanka cusub ee degmada Burco, ayaa maanta yeeshay fadhigoodii u horeeyay, isla markaana doortay maayorka iyo ku-xigeenka magaaladaas oo xarun u ah gobolka Togdheer. Fadhiga oo ay wadajir u shirgudoominayeen guddoomiyaha gobolka Togdheer Cabdoo Axmed Aayir iyo xubinta ugu da’da wayn xildhibaanada cusub ee degmadaas, waxa…

                          Read More