Ururka Siyaasadeedka Rays oo aqbalay natiijadii Doorashooyinka,Guddida Doorashooyinkana ugu baaqay in ay iscasilaan
Hargeysa Dec 12,2012(SDN)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) Rays ee ka midka ahaa Ururadii dhawaanta ka qeybgalay doorashooyinkii golleyaasha degaanka Somaliland ayaasheegy in ay ku qanci doonaan natiijada ay shaaciso Maxakamada Gobolka Hargeysa. Guddoomiyaha Rays Gaafaadhi ayaa sidoo kale ku baaqay in Guddida Doorashooyinka Somaliland is-casilaan hadii kalena xilaka laga xayuubiyo. Sidaa waxa uu…
