Somalilanders, Nation First!

    There is an old Somali Saying or a proverb that says. A young She – Donkey has more fur and seems that it is more beautiful than the Mother – Parent. But after a while when it grows up and gets a bit older. it develops that ugly forehead of the parent – mother. Dressed…

    Read More

    Ciyaartoyda ku ciyaareysa Magaca gobolka Hiiraan oo diyaar garow ku jira

    Baladweyne Dec 13 2012 (SDN)- Tabaraha Ciyaartoyda ku dheesha Magaca gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay bilaabeen tababaro ay ugu diyaar garoobayaan ka qeybgalka Koobka gobolada dalka oo dhawaan la filayo in uu ka furmo Gobolka Banaadir. Maxamed Cabdulaahi Buraale oo loo yaqaano Raaxeeye ayaa tilmaamay in diyaar garow xoogan ay ugu jiraan tartanka gobolada…

    Read More

      Golaha Wasiirada oo qodobo Muhiim ah ka soo saaray shirkoodii maanta

      Muqdisho Dec 13 2012 (SDN)— Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay shirkoodii todobaadlaha ah ee ay khamiis walba yeeshaan ayadoo shirka Todobaadkanna looga hadlay qodobbo xasaasi ah. Shirka Golaha Wasiirrada ayaa waxaa shir gudoominayey Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) waxaana ugu horeyn shirka warbixin ku aadan…

      Read More

        Somali rebels: Up to $8K to kill Kenyan forces

        NAIROBI, Kenya (SDN) — An intelligence message intercepted from an al-Qaida-linked Somali militant group shows that the rebels are being offered up to $8,000 as a reward for killing Kenyan security officers, a Kenyan official said Thursday. The rewards are enough incentive to motivate some youths in the eastern Kenya town of Garissa to carry…

        Read More

          Madaxweynaha oo kulan la qaatay guddoomiyaha baarlamanka Jabuuti (Warsaxaafadeed)+(Sawirro)

          Muqdisho Dec 13 2012 (SDN)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Idiris Cali iyo mudaneyaal ka tirsan baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti. Kulankaas waxaa kala qeyb galay Madaxweynaha, Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Mudane Professor Maxamed Sheekh Cusman Jawaari iyo mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka…

          Read More

            Guddoomiyaasha Barlamanka Jabuuti iyo Soomaaliya oo la kulmay Shaqaalaha dekada Muqdisho

            Muqdisho Dec 13 2012 (SDN)— Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti iyo sidoo kale Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay kulan la qaateen shaqaalaha dekada Muqdisho. Kulanka oo ka dhacay Dekada Magaalada Muqdisho ayaa labada masuul waxa ay kulanka la qaateen dhamaan shaqaalaha Dekada Magaalada Muqdisho oo ay kala hadleen arimaha dekada Muqdisho. Markii shaqaalaha Dekada…

            Read More

              Somali PM appoints State ministers and Junior Ministers

              Mogadishu Dec 13,2012(SDN)-Somali Prime Minster Mr Abdi Farah Shirdon has announced a number of State and Junior ministers today,thus completing his cabinet. In the Prime Minster’s announcement today there were 20 Junior ministers and 5 State ministers. Here are the names and the portfolios of the ministers named in the the first ministers announcement; Assistant…

              Read More

                Raiisul Wasaare Saacid oo magacaabay Wasiiro

                Muqdisho Dec 13,2012(SDN)-Raiisul wasaaraha dawlada Soomaaliya Md Cabdi Faarax Shridoon Saacid ayaa maanta ku dhawaaqay tiro wasiiro ah oo isugu jira wasiirul dawleyaal iyo wasiiro ku-xigeeno. Hadaba waa kuwan liiska wasiirada maanta uu magacaabay raiisul wasaaruhu;   1-Cabdi Farax sheekh C/qadir  W/dowladaha madaxtooyada 2-Dr  Maxamed  Nuur Gacal W/dowlaha arrimaha dibada 3-Mahdi Maxamuud Cali W/dowlaha arrimaha…

                Read More

                  Xasan Sheekh: Wax wadahadal ah lama galeyno Ajaanibta ka garab dagaalameysa Shabaab

                  Muqdisho Dec 13  2012 (SDN)-  Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in dowladiisu ay wiiqday Awoodii Al Shabaab islamarkaana ay wadaan in maamulkooda ay ku baariyaan meelo badan oo dalka ka mid ah. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in Waxgarad ay u direen goobaha…

                  Read More

                    Golaha Ammaanka oo Canbaareeyay Gantaal ay tijaabisay Kuuriyada Waqooyi

                    New York Dec 13 2012 (SDN)- Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa canbaareyay Gantaalkii ridada dheeraa ee ay dowladda Waqooyiga Kuuriya ay tijaabisay kaasi oo lagu tilmaamay in uu carqaladeynayo Ammaanka caalamka. Madaxweynaha golaha ee waqtigan Mohammed Loulichk oo ah Ambasadorka Maroco u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa tilmaamay in talaabada ay Kuuriyada Waqooyi ku tijaabisay gantaal…

                    Read More

                      Dhaga Badan: Waan in la isku furaa inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Boosaaso

                      Jowhar Dec 13 2012 (SDN)—Saraakiisha Ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday in ay sii wadi doonaan dulaanka ay Al Shabaab kaga saarayaan deegaanada ay kaga harsanyihiin Soomaaliya. Janaraan C/Kariin Yuusuf Aadan (Dhaga Badan) Abaanduulaha Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed oo saxaafadda la hadlayay isagoo ku sugan Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/dhexe…

                      Read More

                        Natiijooyinkii kala dambeeyay ee Guddida Doorashooyinka Somaliland ay shaaciyeen ee degmada Hargeysa

                        Hargeysa Dec 13,2012(SDN)-Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa waxa ay dhawaan shaaciyeen natiijooyin kala duwan oo ka soo baxay doorashooyinkii golaha degaanka ee degmada Hargeysa. Natiijooyinka kala duwan ayaa yimi ka dib kolkii dib loo tiriyay mid ka mida xaafadaha caasimada oo tiradii ka codeysay ay laba goor diiwaanka gashay. Hadaba waa tan natiijadii hore ee Guddida…

                        Read More

                          Somaliland: Shaqaale hawlgab noqday oo markii u horaysay lacago lagu abaal-mariyay

                          Hargeysa 12 December 2012 (SDN)- Dawladda Somaliland oo kaashanaysa taageerada dalalka iyo hay’addaha shisheeye ee taageera waxbarashada, ayaa lacago loo qoondeeyay ku wareejisay shaqaale hawlgab noqday. Munaasibad lagu wareejiyay lacagtaas oo ay ka qaybgaleen wasiirada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, Shaqada iyo arrimaha Bulshada, wefti ka socday Midowga Yurub, wakiilo ka socda hay’addaha Caalamiga ah iyo…

                          Read More

                            Maxkamada Gobolka Hargeysa oo Guddida Doorashooyinka Dib ugu celisay goaankii ay dhawaan u soo gudbiyeen

                            Hargeysa Dec 12,2012(SDN)-Guddoomiyaha maxkamada Gobolka Hargeysa Md Cabdirashiid Maxamuud Duraan ayaa dib ugu celiyay goona ay maxkamada dhawaan u soo gudbiyeen oo la xidhiidha doorashooyinkii gollaha degaanka ee Hargeysa. Guddida doorashooyinka ayaa dib u eegis ku sameysay oo qura xaafad ku taal magaalada Hargeysa oo la yidhaa Faroweyne,halka laga filayay in ay dib u tiriyaan…

                            Read More

                              Maxaa sababay in dib loo dhigo qabashada Tartanka Ciyaaraha Somaliland ee 2012?

                              Hargeysa 12 December 2012 (SDN)- Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dhaqanka Somaliland, ayaa ku dhawaaqday inay dib u dhigtay qabashada tartan-ciyaareedka sannadka 2012, kaasoo hore wasaaraddu ugu qorshaysay inuu Jimcaha soo socda, una beegan badhtamaha bishan uu bilaabmo. Wasiirka wasaaraddaas Mr. Cali Siciid Raygal oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa magaalada Hargeysa, waxa uu sheegay in…

                              Read More

                                Gudoomiyaha Maxkamada sare ku baaqay in lagu Maxkamadeeyo burcad badeeda dalka Soomaaliya

                                Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Ceydiid C/llaahi Ilkaxanaf oo maanta ka qayb galay Munaasabad Tababar loogu soo xiray 90 Howlwadeen oo isugu jira Xer Ilaaliyayaal, kaaliyaal iyo gaarsiiyayaal ka howl-galayay garsoorka dalka ayaa waxaa uu gudoomiyaha ugu horayn waxaa uu la dar daarmay Howlwadeenadaas. Gudoomiyaha ayaa ka codsaday qaybahaas kala duwan ee howl wadeenada ah…

                                Read More