DHAGEYSO:Wasiir Kuxigeenka Maaliyada oo ka hadlaya Iscasilaadiisa
Muqdisho Dec 14 2012 (SDN)- Halkan Ka Dhageyso Wasiir Kuxigeenkii Maaliyada oo Ku Dhawaaqay in uu Iscasilay

qurbejoog
Muqdisho Dec 14 2012 (SDN)- Halkan Ka Dhageyso Wasiir Kuxigeenkii Maaliyada oo Ku Dhawaaqay in uu Iscasilay
(KampalaSDN)Xafiiska shabakada somalidiasporanews ayaa waraysi khaasa oo ay la samaysay abdi qadir ranbo ayaa waxa uu nooga waramay socdaalki tariikhiga ahaa ee ay east Africa ku soo mareen gudomiye xisbiga ucid Eng faysal ali waraabe iyo xoghayihii xisbiga udub allah how naxariiste ahmed ismail bulale iyo ku xigeenki xisbiga kulmiye Mohamed salax nuur fagadhe Gudomiyaha…
Ufurow Dec 14 2012 (SDN)— Ciidamada dowalada Soomaaliya iyo kuwa Ethiopia oo is garabsanaya ayaa lagu soo waramayaa in ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heyta degmada Ufurow ee gobolka Bay. Saraakiisha dowladda ee gobolka Bay ayaa sheegay in ciidamada dowlada iyo kuwa Ethiopia ay la wareegeen degamada Ufurow iyadoo oo aan wax dagaal…
Hargeysa Dec 14,2012(SDN)-Doorashooyinkii Golleyaasha degaanka Somaliland ee dalka ka dhacay Bishii ina dhaaftay ayaa noqday kuwa qudha ee dalka ka dhacay ilaa iyo haatan ee aaney beesha caalamku Hambalyeeyn. Sababtuna waa habka iyo hanaanka loo maareeyay doorashooyinka cabashooyinku hadheeyeen ee ay ka qeybgaleen Axsaabta iyo Ururada siyaasada. Doorashooyinkan ayaa noqday kuwo ay dhiig faro badani…
Muqdisho Dec 14 2012 (SDN)- Wasiir Kuxigeenka ka tirsanaa xubnihii shalay la magacaabay ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaasi. Abuukar Xasan Cali oo loo Magacabay Wasiir Kuxigeenkii Maaliyada ayaa xilkaasi iska casilay waxana uu u sababeeyay markii qabiilkiisa ay u sheegeen in beesha aysan u qalmin Wasiir kuxigeen. Waxa uu sheegay Abuukar Xasan…
MOGADISHU (Reuters) – A suicide car bomber killed two people in the center of the Somali capital on Friday in a blast that appeared to target an African Union peacekeepers’ convoy, police and residents said. Security in Mogadishu has improved greatly since Islamist rebels allied to al Qaeda fled the capital more than a year…
Muqdisho Dec 14 2012 (SDN)- Talis Ciidamada booliska gobolka ayaa ka warbixiyay qarax ay dad rayid ah wax ku noqdeen oo ka dhacay wada Shaqaalah ee Magaalada Muqdisho. Afhayeenka Ciidamada booliska Soomaaliyeed Cabdulaahi Xasan Bariise oo ka mid ahaa saraakiil ciidamada dowladda ka tiarsan oo gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa warfidiyeenka u warbixiyay…
Muqdisho Dec 14 2012 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta dowlada Soomaaliya C/laahi Ciilmooge Xersi ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada dalka uu ka dhaxeeyo xiriir wanaagsan oo lagu tilmaami karo mid meelsare gaarsiisan. C/laahi Ciilmooge Xersi ayaa tilmaamay in dowladdu ay xoojineyso xiriirka wada shaqeyn ee kala dhaxeeya maamul goboleedyada dalka ka jira waxaana uu…
Muqdisho Dec 14 2012 (SDN)— Wasiirkii hore ee gaashandhigga ee xukuumadii hore Xuseen Carab Ciise aya soo dhaweeyay magacaabista wasir dowlayaasha iyo wasiir ku xigeenada cusub ee shalay lagu dhawaaqay. Xuseen Carab ciise oo haatan ah Xildhibaan ka tirsan dowladda somalia ayaa sheegay in loo baahanyahay in fursad la siiyo xukuumadda cusub wuxuuna tibaaxay in…
Muqdisho Dec 14 2012 (SDN)- Qarax xoogan ayaa waxa uu daqiiqado ka hor ka dhacay Nawaaxiga wadad Shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho. Warar kala duwan oo qaraxaasi ka soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa lala bartilmaameedsaday gaari Nuuca Booliska ah oo ay isticmaalayeen Ciidamo AMISOM oo marayay Nawaaxiga guriga Shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho. In la hubo…
Muqdisho Dec 14 2012 (SDN)—Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyay dhismaha Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya Guddoomiyaha dalka Jabuuti iyo wafid uu hogaaminayo oo maalmahan ku sugnaa Muqdisho. Casha sharafta uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya u sameeyay Guddoomiyaha Barlamanka Jabuuti Idir Cali ayaa waxaa ka soo qeyb galay gudoomiyaha barlamanaka Soomaaliyeed,Ra’iisul…
Jowhar Dec 14 2012 (SDN)—Maxkamada Ciidamada qalabsa sida ee dowlada Soomaaliya ayaa xukuno kala duwan ku riday Askar ka tirsan dowladda iyo rag ka tirsan Xarakada Al Shabaab ee dowlada ka soo horjeeda. Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukunka ku dhawaaqay ayaa sheegay in Lix ruux oo Afar ka mid ah ay yihiin Ciidamada…
Kismaayo Dec 14 2012 (SDN)— Iska hor imaad ayaa lagu soo warmayaa in uu xalay ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose. Sida ay sheegayaan wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo iska hor imaad aan ilaa iyo hada la ogeyn qasaaraha uu geystay ayaa ka dhacay Magaaladaasi waxaana uu dhaxeeyay Ciidamo gadooday iyo kuwa…
Hargeysa Dec 14,2012(SDN)-Ururka Suxuufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa qoraal ay soo saareen oo uu ku sexeexan yahay Xoghayaha ururkaasi Md M.Rashiid Muxumed Faarax ayaa lagu canbaareeyay xadhiga Tafatiraha wargeysaka Waaheen ee Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto. Ururka SOLJA waxa ay wax lala yaabo ku tilmaameen sababta Tafatiraha loo qabtay oo ay ku tilmaameen wax lala yaabo….
Washington Dec 14 2012 (SDN)- Danjiraha dowladda Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay haweyneyda lagu Magacaabo Susan Rice ayaa ka baxday tirtanka ay ugu jirtay in ay qabato xilka xogahayaha Dibadda Maraykanka oo ay hada heyso Hillary Clinton. Warqad ay u soo qortay Madaxweynaha Maraykanka Ms Rice ayay ku xaqiijisay in ay ka hartay tartanka qabashada…
In badan ayaan ka hadlay dhaqamada laga dhaxlay gaaladii gumaysiga ahayd ee loogu talada galay in Islaamnimada lagu dumiyo. Garsoorku waa qodobka ugu muhimsan oo haddii laga tago garsoorka Alle ay tahay gaalnimo cad. Haddii aan soo qaato aayaddan hoos ku qoran gaar ahaan odhaahda الْعَزِيزُ الْحَكِيمُ wuxuu macnaheedu noqonayaa الْعَزِيزُoo ah midka aanay wax…
London Dec 14 2012 (SDN)- Khadka dhexe ee Kooxda Manchester City Gareth Barry ayaa laga mamnuucay hal kulan iyo 8,000 bown oo ganaax kaddib markii uu qirtay in uu Aqlaaqdaro sameeyay sida FA Ingiriiska laga soo xigtay. Tani ayaa macnaheeda uu noqonaya in xidigu uu seegi doono Kulanka Sabtida ee Kooxdiisa horyaalka Premier League ay…
Baladweyne Dec 14 2012 (SDN)- Dhageyso Macalinka Kooxda Hiiraan oo Ka Hadlaya Ciyaaraha Gobolka
Muqdisho Dec 13 2012 (SDN)- Guddoomiyaha Barlamanka Soomaaliya Jawaari oo uu wehliyo dhigiisa Jabuuti ayaa maanta qudbad u jeediyay shaqaalaha dakada Muqdisho. Halkan Ka Dhageyso Guddoomiyaha Barlamanka Soomaaliyeed oo la hadlaya Shaqaalaha Dekada Muqdisho
Muqdisho Dec 13 2012 (SDN)- Guddoomiyaha Barlamanka dalka Jabuuti oo booqasho ku jooga Magaalada Muqdisho ayaa maanta la hadalay Shaqaalaha dekada Weyn ee Magaalada Muqdisho. Halkan Ka Dhageyso Guddoomiyaha Barlmanka Jabuuti oo la hadlaya Shaqalaha Dekada Muqdisho