Maxamed Haaruun:Jawaabihii Xukkumada Somaliland ay ka bixisay Digniinihii UK iyo Mareykanka waxa ay ahaayeen qaar Luuqad hoose ku Qoranaa Qeybta 1aad(DHEGEYSO

    Sheffield Feb 17,2013(SDN)-Aqoonyahan Maxamed Haaruun ayaa qeybta hore ee Wareysiga uga hadlaya isbedeladii u danbeeyay ee Soo wejahay Siyaasada arrimaha dibedda ee Somaliland khaasatan jawaabihii ay Xukuumadu ka bixisay digniinihii Britain iyo Mareykanka ay u jeediyeen muwaadiniintooda ku sugan Somaliland. Maxamed Haaruun waxa uu sidoo kale ka waramayaa Kulan dhawaan uu Madaxweynaha Somaliland la yeeshay…

    Read More

      Maxamed haaruun:Wasaarad arrimo dibeddi ma Jirto ee waxa Jira uun Wasiir PHDda uu sheeganayo kolna sheega in uu Culuunta Waxbarashada ku qaatay kolna Siyaasad Prt 2(DHEGEYSO)

      Sheffield Feb 17,2013(SDN)-Aqoon yahan Maxamed Haaruun oo culuunta Siyaasada iyo iskaashiga caalemiga ku takhasusay isla markaana hore u ahaa Xoghayihii Arrimaha Dibedda ee xisbiga UCID  ayaanu ka wareysanay isbedelka ku yimi siyaasada arrimaha dibedda ee Somaliland intii ay talada Somaliland la wareegeen xisbiga Kulmiye. Maxamed Haaruun ayaa waxa uu si mug leh uga waramayaa dhawaaqyadii…

      Read More

        Wasiirka Qorsheynta Somaliland oo Tabobar ku Taxaluqa ururinta Xogaha Bulshada u soo xiray shaqaalaha wasaaradaasi

        Hargaysa Feb 17,2013(SDN) Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka ee Somaliland Dr Sacad Xaaji Cali Shire ayaa ku soo xidhay Huteelka Maansoor tababar Mudo lix cisho ah u socday Shaqaalaha Wasaaradasi. Tababarkan oo ay hirgalintiisa gacan ka gaysatay Hay’ada Qaramada Midoobay ee UNFPA,waxaa ka qayb qaadanayay hawl wadeenada Wasaaradaasi ee Gobolada dalka,iyadoo lagu baranayay duruus la xidhiidha…

        Read More

          Madaxweynaha Afghanistan oo ku dhawaaqay qorshe lagu yareyn karo duqeynta Diyaaradaha Shisheeye ay ka geystaan dalkaasi

          Kaapul Feb 17 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Afghanistan Xamid Karzai ayaa sheegay in Ciidamada Milatariga dalkaasi laga mamnuuci doono in ay diyaaradaha dagaalka NATO ay ka codsadaan in ay weeraro ka fuliyaan deegaana dadka rayidka ah ay daganyihiin ee ay howglada ka fulinayaan.  Mr Karzai ayaa tilmaamay in qorshan maanta oo Axad ah uu sharci…

          Read More

            “Dad saraaxad badan oo wixii ay doonayaan ama ay tabanayaan si dareen leh u soo tebiya , dadka noocaas ahna waa dad ay caddaaladu dhab ka tahay” Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Togdheer Md Xamerji(DHEGEYSO)

            Burco 17.Feb (SDN)  Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje ayaa  si rasmi ah Xilkii ugala Wareegay Gudoomiyihii hore ee Gobolkaas,haatana ah Gudoomiyaha Gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayar Xaflad balaadhan oo lagu qabtay Magaalada Burco. Waxaa labada Mas’uul Xilka u kala Wareejiyay Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Mudane Cismaan Garaad Soofe Hadaba…

            Read More

              Qarax Aad u xoogan oo Xalay gil-gilay Magaalada Gaarissa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya

              Gaarissa Feb 17 2013 (SDN)— Qaraxa aad u xoogan oo ay daba socotay israsaasaeyn waqti qaadatay ayaa xalay waxa ay ka dhaceen Bartamaha Magaalada Gaarissa ee Xarunta gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya.  Wararka laga helayo Gaarissa ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa uu ka dhacay Nawaaxiga Hotel lagu Magacaabo Lucus oo kuyaall Bartamaha Magaaladaasi, waxaana…

              Read More

                Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Duur”Maanta Maalin uu dalku ka nabadgalyo fiican yahay inamay soo Mariin”(DHEGEYSO)

                Hargaysa Feb 17,2013- (SDN) Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland,ayaa Fadhigoodii waxay Xogwaran kaga dhagaysteen Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur. Hadaba Waxay Shabakada SDN/qurbejoog.com Halkan idiinku soo Gudbinaysaa Warbixintii Wasiirka iyo Su’aalihii Mudanayaashu Weydiiyeen Dhagaysi haboon. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Warbixin.mp3″] SDN-Hargeysa contact@somalidiasporanews.com

                Read More

                  Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta oo xabsiga u taxaabay Rag Ajanabi ah iyo Haween Reer Somaliland ah oo ka cashaynayay Oriental Hotel

                  Hargaysa 17Feb13 (qurbejoog) Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta oo xabsiga u taxaabay Rag Ajanabi ah iyo Haween Reer Somaliland ah oo ka cashaynayay Oriental Hotel “Ma Doonayno in markale Fadeexadii Jarmalku ay Dalka ku soo noqoto. talaabo adag baanu qaadaynaa” Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Hargeysa(Waaheen) Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Sh Khaliil C/laahi Axmed ayaa xabsiga…

                  Read More

                    Safiir Ku Xigeenka Somaliland U Fadhiya Dalka Ingiriiska Ahna Ku Simaha Safiirka Eng. Xuseen Cali Jibriil Oo Iska Fogeeyey Kulankii M/weyne Siilaanyo La Yeeshay 20-ka Xubnood Dhawaan, Sheegayna In Ay Ka Danbeeyeen Kulankaasi Koox Doonaysay Inay Ceebayaan Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xukuumadiisa “Waa In Baadhitaan Lagu Sameeyo”

                    Hadaba waxaa la gudboon in Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo si cad u baadho ujeedada laga lahaa kulankan fashilka ah ee loo maleegay Madaxweynaha iyadoo aynu ku jirno xili xaasaasi ah oo cadaw badani inagu xeeran yahay iyadoo aad moodo in cadowga loo tusayey in Madaxweynaha Shacabkiisu neceen London 17Feb13(qurbejoog)  Ku Xigeenka wakiilka Somaliland u fadhiya dalka…

                    Read More

                      Wasiirka Maaliyada oo damaciisa hogaanka Xisbiga Kulmiye Shaaciyay iyo Muuse Biixi oo ku hawlan siduu ugu nagaan lahaa

                      Hargaysa 16.Feb (SDN) Wasiirka Maaliyadda Somaliland Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa bilaabay Olole Mug leh oo uu ku Muujinayo Hanashada Hogaaminta Xisbiga Kulmiye. Wasiir Samaale ayaa damaciisa Mansabka Gudoomiyaha Xisbiga Talada haya ee Kulmiye Waxa uu daboolka kaga qaaday hadhiimo Sharafeed uu Maanta ugu sameeyay Huteel Maansoor dhalinyarada beesha uu ka soo jeedo ee Sacad…

                      Read More

                        Saraakiil dowladda Turkiga ka socota oo maanta la kulmay saraakiil Soomaali ah

                        Muqdisho Feb 16 2013 (SDN)— Saraakiil ciidan oo ka socotay dowladda turkiga oo maalmahanba ku sugnaa Magaalada Mugdisho ayaa maanta la kulmay saraakiisha ugu sareyso ciidamada militariga soomaaliya .  Kulanka oo uu goob joog ka ahaa wasiirka gaashaandhiga soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud fiqi ayaa markii uu soo idlaaday waxa ka warbixiyay wsiirka gashandhiga soomaaliya . …

                        Read More

                          Idaacadii Weynayd ee Radio Hargaysa oo baahintii Duhurnimo ee Maanta Hawada ka Maqnayd

                          Hargaysa 16.Feb (SDN) War laliyihii Weynaa ee  Idaacada  Radio Hargaysa ayaa baahintii Duhurnimo ee Soo gasha Maalin Walba 1:00pm Waxa uu Maanta ka Maqnaa  Hawada . Sababta baajisay Dhagaysiga War laliyaha Radio Hargaysa ayaa Mas’uuliyiinta Wasaarada Warfaafintu ku Sheegeen Mishiinka Dab dhaliyaha ah ee Idaacada oo Ciladi la soo deristay isla markaana ay ka baqeen…

                          Read More

                            Maayar ku Xigeenka Hargaysa oo deeq xoolo ah gaadhsiiyay Cisbitaalka Dhimirka iyo Xildhibaano beeniyay Khilaaf ka jira Golaha Deegaanka Caasimada

                            Hargaysa 16.Feb (SDN)   Ku simaha Duqa Caasimada Hargaysa ayaa maanta deeq Xoolo ah gaadhsiiyay Qaybta Xanuunada Maskaxda  ee Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa . Ku simaha Duqa Caasimada Hargaysa ahna Maayar ku xigeenka Caasimada C.casiis Maxamed Xaashi ayaa ka waramay deeqdan xoolaha ah ee ay ugu talo galeen bukaanka ku jira Cisbitaalka Waalida oo uu…

                            Read More

                              Wasiirka Duulista iyo Hawada oo Sheegay inuu Marxalad gabo gabo ah Marayo dib u dhiska Madaarka Caasimada

                              Hargaysa 16.Feb (SDN) Wasiirka Wasaaarada Duulista Iyo Hawada Somaliland  MD  Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta ka warbixiyey  halka uu marayo Mashruuca dib u dhiska Madaarka Caalamiga Ah Ee Cigaal International Airport ee magaalada haragysa kana Hadlay dacaayado ay masuuliyiin mucaarid ahi ku tiraabeen . Wasiirka oo shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa Isla Markaana uu ku…

                              Read More

                                Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Maroodi jeex oo Hadhiimo Sharafeed loogu sameeyay Hargaysa

                                Hargaysa 16.Feb (SDN)  Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Maroodi-Jeex  Maxamed Maxamuud Jeeniyare Oo maanta qado sharaf soo dhawayn ah loogu qabtay hotel star ee Magaalada Hargaysa. Munaasibada balaadhan oo lagu soo dhawayanay badhasaabka cusub ee Gobolka maroodijeex md Maxamed Maxamuud Jeeniyare ayaa lagu qabtay hotel star ee Magaalada Hargasya. Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen…

                                Read More