Madal lagu daahfurayay Akaademiga Horumarka dhalinyarada oo lagu qabtay hargaysa
Hargaysa 16.Feb (SDN) Daahfurka Akademiyada Horumarinta Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland ayaa lagaga dhawaaqay xaflad lagu qabtay Magaalada Hargaysa. Munaasabad balaadhan oo ka dhacday Hotel Maansoor ee Magaalada Hargaysa ayna ka soo qayb galeen mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda oo ay ka mid ahaayeen wasiirada wasaaraddaha Maaliyadda, Madaxtooyada iyo Ciyaaraha, xildhibaano ka tirsan golayaasha baarlamaaka iyo…
