Somaliland oo il Gaara ku Eegeysa Dalabka Dawlada Soomaaliya ee ku Wejahan Cunaqabateynta ka saaran Hubka.

    Hargeysa Feb 18,2013(SDN)-Dawlada Somaliland ayaa sheegtay in ay si gaara u eegeyso dalab iyo dedaalo ay wado Dawlada Soomaaliya oo ay ku dooneyso in looga qaado cunaqabateynta Hubka ee dalkaasi saaraa mudada dheer. Sidaa waxa warsidaha Horn Tribune u sheegay wasiirka Difaaca ee Somaliland Md Axmed Xaaji Cali Cadami. Wasiir Cadam waxa uu sheegay in…

    Read More

      Gollaha Wakiilada Somaliland oo ka Doodaya Xeerka Anshaxa Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa(DHEGEYSO)

      Hargaysa 18.Feb (SDN) Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa ku Guda Jira dood Xasaasi ah oo ay ka leeyihiin Xeerka Hab Maamuuska Madaxweynaha iyo ku Xigeenkiisa ,Waxaa doodan ka qayb qaadanaya Sideed Mudane oo ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada . Fadhigaas oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa doodani Waxay…

      Read More

        Madaxweynaha dalka Ecuador oo Mar sadaxaad ku guuleysatay hogaaminta dalkaasi

        Quito Feb 18 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Ecuador Rafael Correa ayaa markii Sadaax dib loogu doortay in uu sii hogaamiyo dalkaasi kaddib doorashooyin balaaran oo ka dhacay dalkaasi.  Rafael Correa, Madaxweynaha dalka Ecuador ayaa helay 50% codadkii ay dhiibteen intii codkooda ka dhiibatay doorashadii Madaxtinimada dalkaasi waxaana la sheegay in Ninkii sida weyn ulala loolamayay uu…

        Read More

          China’s 14th escort fleet departs for Somalia

          The squad, which set sail from a port in Qingdao of east China’s Shandong Province, will succeed the 13th escort fleet currently conducting missions in Somali waters. The 14th convoy fleet comprises three ships — the missile destroyer Harbin, the frigate Mianyang and the supply ship Weishanhu — carrying two helicopters and a 730-strong force,…

          Read More

            Ururka SSUK oo war uu ka soo saaray Safarkii Madaxweyne Siilaanyo ee London Talooyin ugu soo jeediyay Shacabka iyo Xukuumada Somaliland

            London Feb 17,2013(SDN)-Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxay aad u soo dhawaynaysaa kuna bogaadinaysaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Ahmed Mahamed Mahamuud  iyo wafdigii la socday guusha ay ka soo hooyeen socdaalkii ay ku soo mareen Kenya iyo London. Socdaalka Madaxweynuhu wuxuu aad u xoojiyay cilaaqaadka iyo xidhiidhkii soo jireenka ahaa ee ka dhexeeya  Somaliland, Maraykanka iyo…

            Read More

              Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Somaliland oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalooyinka Badhan iyo Hadaaftimo

              Hadaaftimo 17.Feb (SDN) Wefti Balaadhan Oo Hor Kacayo Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Macdanta Iyo Biyaha Somaliland Mudane CabdiSalaan Maxamed Xasan oo  Dhowaanahba Socdaal Shaqo Oo Uu Ugu Kuur Gelayo Xaalada Deeganada Sanaag Kaga Soo Kicitiamay Casimada Somaliland Ee Hargaysa  Ayaa Maanta Si Wayn Loogu Soo Dhoweyay Magalada Hadaaftimo Ee Gobolka Badhan Waxana Boqolaal Dadwayne Oo…

              Read More

                Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin oo daboolka ka qaaday Damaciisa Siyaasadeed Iyo Werwer Hor leh oo uu Muujiyay

                Hargaysa 17.Feb (SDN)    Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye  Mudane Maxmed Kaahin Axmed  ayaa Maanta ka warbixiyay  kulamo uu hogaanka  Xisbiga kulimye Habeenkii Xalay la yeeshay Madaxweynaha Jsl Axmed Maxamed Siilaanyo, iyo Xilliga Shirweynaha Xisbul Xaakimka la qabanayo iyo Weliba qodobo kale. Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye waxa uu Markii u horaysay…

                Read More

                  Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Daad Madheedh Oodweyne oo si rasmi ah Xilkii ula Wareegay

                  Oodweyne 17.Feb (SDN)  Gudoomiyaha cusub ee gobolka Daad Madheedh Jamaal Xuseen Hure ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala Wareegay gudoomiyihii hore ee Gobolkaas Yuusuf   Ibraahin Geedi ,oo haatan ah Gudoomiyaha Gobolka Gebilay waxaana Xaflad arrintan ku saabsan lagu qabtay Magaalada Oodweyne . Munaasibad balaadhan oo ka qayb galeen Maamulka Golaha Deegaanka ee Degmada Oodweyne,Waxgarad,Aqoon…

                  Read More

                    Xuska 150 Guuradii Ururka Bisha Cas oo Hargaysa lagu qabtay

                    Hargaysa 17.Feb (SDN)   Munaasabad ku saabsan Xuska Sanadguurada 150-aad eegudida caalamiga ah ee ururka bisha cas ee Adduunka ayaa maanta lagu qabtay xarunta bisha cas ee Somaliland ee Magaalada Hargaysa. Agaasimaha wacyigelinta ee ururka bisha cas Somaliland Guuleed Xasan Cilmi oo munaasabadaasi ka bacdi u waramay wakaaladda wararka somaliland ee Solna ayaa ka waramay taariikhda…

                    Read More

                      Dowlada Puntland iyo Dowlada Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Garoowe

                      Garoowe Feb 17 2013 (SDN)— Xarunta Madaxtoyada Puntland ee Garowe ayaa xalay lagu qabtey Casho sharaf lagu casumey Wafdigiii ka socdey DF Somalia oo aaska Shiikh Cabdiqaadir uga yimid Garowe.  Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ,kuxigeenka Madaxweynaha Gen.Cabdisamad Cali Shire ,wasiiro ka tirsan dowladda DF Somalia ,Puntland iyo Xildhibaano DF ka socdey ayaa cashadan ka…

                      Read More

                        Wasiirka Warfaafinta oo furay dhismayaal lagu soo kordhiyay Wasaarada Warfaafinta

                        Hargaysa 17.Feb (SDN) Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Md Abiib Diiriye Nuur oo uu wehelinayey Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi Md Cabdirashiid Jibriil Yuusuf  ayaa maanta xadhiga ka jaray mashruuc isugu jira dhisme cusub iyo dib u habayn lagu sameeyey qaybo ka mid ah Studiye-yaasha Radio Hargaysa iyo Telefishanka Qaranka. Mashruuca qaybtiisa dhismaha oo ka…

                        Read More