Ciidamada Maali iyo kuwa Faransiiska ayaa gacanta ku dhigay magaalada Booriim ee dalka Maali

    Booriim 19,2013(SDN)-Wararka imanaya dalka maali ayaa waxa ay sheegeen,in ciidamada faransiiska iyo  kuwa maali ay qabsadeen magaalada  Booriim ee ku taala woqooyiga dalka maali. Wakaalada warar ee Router ayaa waxa ay sheegtay in ciidamada faransiiska oo ay weheliyaan ciidamada dalka maali ay gacan ku qabashadooda ku  sii fidinayaan goobo  ay xoogga falaagada islaamiyiinta   ah ee…

    Read More

      Maamulka gobolka Sh/dhexe ee dowladda Soomaaliya oo ku hanjabay in ay la wareegi doonaan deegano kale oo gobolkaasi ka tirsan

      Jowhar Feb 19 2013 (SDN)– Xilli ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen gacan ku haynta Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Jowhar ayaa saraakiisha Gobalka Shabeelaha Dhexe waxa ay sheegeen inay qorsheynayaan la wareegida deegaano hor leh oo ka tirsan Gobalkaasi. Cali Cismaan Ibraahin Guddoomiye ku xigeenka dhanka maaliyada ee Gobalka Shabeelaha dhexe oo…

      Read More

        Somalia: $50,000 for Info on Journalists’ Killers

        The Somali government is offering a $50,000 reward for information that leads to the convictions of those killing journalists, the country’s prime minister said. Prime Minister Abdi Farah Shirdon said over the weekend that the reward will help ensure that such killers are brought to justice. Somalia is one of the world’s most dangerous countries…

        Read More

          Wasiirka Ganacsiga oo Hargaysa ka Furay Kulan ku saabsan Maalgashiga Wadanka

          Hargaysa 18.Fec.(SDN)    Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Somaliland Mudane  Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa maanta furay kulan lagaga hadlayay ganacsiga iyo maalgashiga dalka . kulankan oo ay soo qabqaabiyeen hay’ada Transparency solution oo ay samayteen dhalinyaro qurba jooga ah isla markaana ay ka qayb galeen hay’ado caalami ah iyo kuwo wadani ah. Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Somaliland Md. Cabdirisaaq…

          Read More

            Ciidamo Soomaaliyeed oo tababar ku soo qaatay dalka Uganda oo maanta Muqdisho lagu soo dhaweeyay

            Muqdisho Feb 18 2013 (SDN)—Ciidamo Soomaaliyeed oo tababar loogu soo idleeyay dalka Uganda ayaa maanta Soogaaray Magaalada Muqdisho iyadoo siweyn loogu soo dhaweeyay garoonka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho. Ciidamada oo ay tiradoodu gaareysay 50-Askari waxaa xubnihii ku soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho kamid ahaa Wasiirka Gashandhigga, Ku- xigeenadiisa, Abaanduulaha ciidanka Xooga…

            Read More

              Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya oo Muqdisho kula kulamay Safiir Matt Baugh

              Muqdisho Feb 18 2013 (SDN)— Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan waxa uu kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka dowladda UK u fadhiya Soomaaliya.  Kulanka oo ahaa mid aysan saxaafaddu goobjoog ka aheyn ayaa waxaa looga hadlayay arrimo u badan Amaanka, Maamul u sameynta gobolada iyo degmooyinka laga saaray Al Shabaab…

              Read More

                Kooxo hubeysan oo Nin Rayid ah ku dilay duleedka Dhuusamaree ee Xarunta gobolka Galgaduud

                Dhuusamaree Feb 18 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareer ee Xarunta gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in kooxo hubeysan ay saakay Nin ku toogteen meel duleedka ka ah Magaaladaasi. Sida uu noo xaqiijiyay Taliyaha Ciidamada Nabadgalyada Magaalada Dhuusamareeb Farxaan Macalin Cali (Farabadan) Ninka la dilay ayaa lagu Magacaabijiray C/laahi Adowaa waxaana Raga hubeysan…

                Read More

                  Hargeysa: Ururka Samofalka ee Maan-kaab oo fadhigiisu yahay London oo deeq kala duwan gaadhsiiyay bukaanada ku jira qaybta Dhimirka ee Cusbataalka Guud

                  Hargeysa Feb. 18, 2013 (SDN)- Ururka Maan-kaab oo fadhigiisu yahay magaalada London ee dalka Ingiriiska, ayaa maanta deeq gaadhsiiyay dadka ku jira qaybta Dhimirka ee cusbatalka guud ee magaalada Hargeysa. Munaasibad lagu wareejiyay deeqdaas oo lagu qabtay Cusbatalka guud ee Hargeysa qaybtiisa Dhimirka, waxa ka qaybgalay Agaasimaha Cusbatalka guud Dr. Axmed Askar, Agaasimaha waaxda Dhimirka…

                  Read More

                    Wasiirka Warfaafinta oo Qaabilay Agaasimaha Hay’ada World Vission iyo Waxyaabihii ay ka Wada hadleen

                    Hargaysa 18.Fec.(SDN)    Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigelinta, Mudane Abiib Diiriye Nuur, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Xaafiiska Somaliland ee Hay’ada “World Vission’’. Kulankan oo ujeedadiisu ahayd xoojinta xidhiidhka wada shaqayneed ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Hay’ada World Vission, ayaa Agaasimaha Hay’ada World Vision Mr Edwin Siala’’ ayaa halkaa ka soo jeediyey warbixin la xidhiidha…

                    Read More

                      Wasiirka Ganacsiga oo furay Xarunta dhexe ee Shirkada Juba Express ee Magaalada Hargaysa

                      Hargaysa 18.Fec.(SDN)   Wasiirka wasaarada Ganacsiga JsLand Mud,C/risaaq khaliif  Axmed, ayaa manta   ka qayb galay xaflad lagu furayay   Xawaaladda  Jubba Express Xarunteeda Hargeysa  oo lagu qabtay huteel Maan soor magaalada Hargeysa. Xafladaasi oo ay ka soo qayb galeen   Ku xigeenka  Maayirka Caasimadda Hargeysa Mud, C/casiis Maxamed xaashi, ku xigeenka 1aadee xisbiga Kulmiye,Maxamed kaahin Axmed, Af-hayeenka  Xisbiga…

                      Read More

                        Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha oo Furay Tababar ku Saabsan habka dejinta Miisaaniyadaha

                        Hargaysa 18.Fec.(SDN)   Wasiirka Ciyaaraha JSLand Mud, Cali siciid Raygal, ayaa manta  tababar socon doona muddo laba  maalmood ah, oo la xidhiidha habka dejinta miisaaniyadaha  uga furay Xildhibaano ka  kala socda Golayaasha degaanka,Hargeysa,Gabilay, Boorame iyo Saaxil  Huteel Maansoor  ee magaalada Hargeysa. Wasiirka Ciyaaraha  Mud, Cali Siciid Raygal oo ugu horayn furitaanka shir-howledkaasi ka hadlay,Waxaa uu sheegay …

                        Read More

                          Wasiiirka Wasaarada Gaashaandhiga oo Warbixin ka jeediyay Fadhigii Golaha Guurtida

                          Hargaysa 18.Fec.(SDN)      Fadhigii  Maanta  ee Golaha Guurtida Somaliland  oo uu shir gudoominayey Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Guurtida Md Siciid jaamac Cali ayaa mudanayaashu waxay warbixin ku saabsan wasaaradiisa ka dhegaysteen Wasiirka gaashaandhiga ee Somaliland Md Axmed Xaaji Cali Cadami. Md Cadami waxa uu sheegay in guddi saraakiil ah oo ciidan loo xulay inay…

                          Read More

                            Obama To Visit Nigeria, Kenya, Others In July

                            Washington Feb 18 2013 (SDN)– United States President Barack Obama will be visiting Nigeria, Kenya and some other African countries before the end of July, this year if the information from the Presidential travel trends is anything to go by. It would be recalled that President Goodluck Jonathan and other Africa’s leaders have been some…

                            Read More

                              Saraakiisha Kenya oo u goodisay Al Shabaab iyo kooxaha qaraxyada ka geystay dalkeeda

                              Nairobi Feb 18 2013 (SDN)— Saraakiisha dowlada Kenya,ayaa shaaca ka qaaday in weerarada qaraxyada ah ay ku siibadanayaan gudaha dalka Kenya gaar ahaan magaalooyin muhiimka ah ee waqooyiga dalkaasi.  Ngatia Iregi, oo sarkaal ku xigeen dhanka waaxbaarista danbiyada ayaa sheegay inay heleen meydka shaqsi iyo labo bistoolad,kuwaasi oo ay ka heleen Magaalada Gaarisa ee maamulka…

                              Read More