Madaxweyne Wasiirka Arrimaha Dibeddu ma Shaqaale Aqalkaaga ka shaqeeyaa mise waa Masuul Qaran?

    London Feb 14,2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa mar uu dhawaan London kula kulamy qeyb ka mida Jaaliyada Somaliland ee UK waxa uu si shakhsiya u difaacay wasiirka wasaarada arrimaha Dibedda ee Somaliland oo dhaliil loo soo jeediyay. Madaxweynaha ayaan maraba difaaciisa wasiir Maxamed Cabdilaahi Cumar ku darin wax qabdkiisa iyo xil gudashadiisa,ee uu…

    Read More

      Wasiirka Warfaafinta Abiib Timocad “Qaar si kale wax u wada ayaa ka Mid ah Xukuumada Somaliland”(DHEGEYSO)

      Hargeysa Feb 13,2013(SDN)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ee Somaliland Md Abiib Timocad ayaa hadal uu jeediyay waxa uu uga waramayaa arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin safarka Madaxweynaha Somaliland ku tegay Britain iyo Khilaafka dibedda u soo baxay ee u dhexeeya Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo ku-xigeenkiisa Md Cabdiraxmaan Seylici. Abiib Timocad ayaa sidoo kale ka…

      Read More

        Reer Toronto oo tacsi u diraya Qoyskii iyo Eheladii uu ka baxay Marxuum Ahmed Mohamoud Ismail (Ahmed-Dayib)

        Dhamaan Jaalliyadda Reer Toronto, waxa ay Tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooyaday Marxuum Ahmed Mohamoud Ismail (Ahmed-Dayib)oo ku geeriyooday Toronto, Canada, waxa aanu si gaara uga tacsiyaynaynaa dhamaan ummadda uu ka baxay,   isagana waxa aanu ILAAHAY uga baryaynaa in uu jannadii fardowsa ka waraabiyo…AAMIIN. الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا…

        Read More

          khudbadii uu Maxamed Haruun xoghayahii hore arimaha dibada ee Xisbiga Ucid ka jediyey kulankii madaxwaynaha ee buuqa ka dhashay dawasho wacan iyo jawabti Madaxwaynaha Ugara qurbejoog

          London 14Feb 2013 khudbadii uu Maxamed Haruun xoghayahii hore arimaha dibada ee xisbiga Ucid  ka jediyey kulankii madaxwaynaha ee buuqa ka dhashay dawasho wacan Ugara qurbejoog.Jawaabtii Madaxwaynaha oo cadhaysan daawo Daawosho wacan uu garara qurbejoog  

          Read More

            Somalia: Can US recognition bring stability?

            After over two decades of famine, Islamic extremism and piracy, Somalia may be showing signs of revival. The country seems to have turned the corner, creating an inkling of hope for many Somalis who have never seen a meaningful peace, but rather bullet holes. For years, the country has been the perfect example of a…

            Read More

              Wasiirkii Waxbarashada Jarmalka oo iscasishay markii ay Jaamacaddeedii kala noqotay Shahaadadeedii Sare, maxayse Jaamacaddu ku sababaysay go’aankeeda?

              Berlin February 13, 2013 (SDN/AP)- Wasiirka Tacliinta dalka Jarmalka ayaa shaacisay inay shaqada ka tagtay ka dib markii ay Jaamacad ay wax ka baratay go’aamisay inay kala laabato shahaadadeedii sare. Haweenayda wasiirka Waxbarashada Jarmalka Annette Schavan waxay iscasilaadeeda gudbisay markii ay caddaatay in qoraalka deraasaddeedii (thesis) ay ku qaadatay shahaadada Sare ee Ph.D. ay qaybo…

              Read More

                Hal qof ayaa ku Geeriyooday,Afar kalena way ku dhaawacmeen Shil gaadhi oo galabta ka dhacay Gobolka Awdal

                Hargaysa 13.Feb (SDN)   Shil baabuur oo Iska Rogo ah,oo Galabta  ka dhacay inta u dhaxaysa deegaanka Gargaara iyo Degmada Lughaya ayaa waxaa ku dhintay hal qof,Afar kalena way ku dhaawacmeen . Shilkan waxaa ku naf waayay alle ha u naxariistee Marxuun Maxamed Cilmi Jaamac, Dadka ku dhaawacmay Shilkan ayaa kala ah Maxamed Tukaale oo ahaa…

                Read More

                  Gudoomiyaha dallada guud ee ardayda jamhuuriyada Somaliland ee dalka Uganda mudane Hassan Muuse Ahmed ayaa go’aano ka soo saaray khilaafkii ka dhacay manta doorashadii Gudomiyaha Jaamacada SIKKIM MANIPUL UNIVERSITY

                  Gudoomiyaha dallada guud ee ardayda  jamhuuriyada Somaliland ee dalka Uganda mudane Hassan Muuse Ahmed ayaa  go’aano ka soo saaray  khilaafkii ka dhacay manta doorashadii Gudomiyaha Jaamacada SIKKIM MANIPUL UNIVERSITY oo hadhawna sida sharcigu yahay u matali lahaa Jaamacadaas Dallada Guud ee Midaysa Ardayda Somaliland ee USOLSA Wuxuuna u qornaa sida tan:   1.      Markaan arkay khilaafka…

                  Read More

                    Kulan lagu Gorfaynayo Maamul Wanaaga oo Hargaysa ka furmay

                    Hargaysa 13.Feb (SDN)    Ku xigeenka Duqa Caasimada Hargeysa Mud, C/casiis Maxamed Xaashi ayaa maanta Kulan howleed ku saabsan Habka maamul-wanaag uga furay Todobaatan Xubnood oo ka mid ah Xildhibaanada Golayaasha Degaanka ee Goboladda dalka huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Furitaankii Kulan-howleedka waxa ugu horayn ka hadashay  Agaasimaha  Fulinta Daladda Negaad oo iyagu soo qaban-qaabiyey kulan-howleedka…

                    Read More

                      Hawl wadeeno ka tirsan Bah’da Caafimaadka oo Fursad waxbarasho ugu kicitimaya Wadanka Taywan

                      Hargaysa 13.Feb (SDN)      Xaflad lagu sii sagootiyay  Isuduwayaasha caafimaadka gobolada dalka, Xubno isugu jira dhakhaatiir iyo Kal-kaaliyayaal caafimaad, oo deeq wax-barasho ka helay dalka Taywaan ayaa maanta lagu qabtay huteel; Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Wasiirka W/Caafimaadka Mudane Xuseen maxamuud (Xuseen Xoog), oo xafladaa ka hadlay ayaa waxa uu sheegay, in wasaarada caafimaadka  ay maanta  u…

                      Read More

                        Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ciyaaraha oo Tababar u furay Qaar ka mid ah Dhalinyarada

                        Hargaysa 13.Feb (SDN)  Agaasimaha guud ee Wasaaradda dhalinyarada  Ciyaaraha iyo Dalxiiska ‘’Mustafe Maxamuud Qodax’’ ayaa maanta tababar laba cisho socon doona u furay dhalinyaro ka kala socday qaar ka mid ah xarumaha dhalinyarada ee gobolada iyo degmooyinka dalka iyo  qaar ka mida ardayda jaamacadaha Hargeisa. Agaasimaha guud oo ka warbixinayey ujeedada tababarkan, ayaa sheegay inay…

                        Read More

                          Wasiirka Warfaafinta oo si Laab la kac ah uga hadlay Khilaafka Madaxweyne Siilaanyo iyo ku xigeenkisa Saylici

                          Hargaysa 13.Feb (SDN)   Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigelinta, Mudane Abiib Diiriye Nuur oo maanta xafiiskiisa ku qabtay shir’jaraaid ayaa sheegay in aanay jirin wax khilaaf ah oo dhex yaala Madaxweyne ku xigeenka  Mudane  Cabdiraxmaan C/laahi Ismaaciil iyo Madaxweynaha, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud, Madaxweyne xigeenkuna hawlihiisa shaqo si habsami ah ugu guda jiro. Wasiirku waxa…

                          Read More

                            “Kama Qayb Gali doono haddii uu shirkaasi yahay mid aan Maslaxada Qaranka Somaliland aanay dani ugu jirin” Madaxweyne Siilaanyo

                            London 13Feb2013(qurbejoog)    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland. Mudane  Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminayay ayaa kullan xog-wareysi ah la yeeshay Jaalliyadda Somaliland ee  ku dhaqan Dalka UK. kullankaasi oo ay madaxweynaha ku weheliyeen Wasiirrada Arrimaha Dibada Dr. Maxamed C/llaahi Cumar, Wasiirka kalluumaysiga iyo kheyraadka Badda.  Mudane, Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire), Gudoomiye-xigeenka 2aad ee Xisbiga talada haya ee Kulmiye,…

                            Read More

                              Guddoomiyihii gudigga fulinta Ahlu Sunna oo maanta ku geeriyooday Isbitaal kuyaalla Magaalada Muqdisho

                              Muqdisho Feb 13 2013 (SDN)— Alaha u Naxariistee waxaa maanta Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha fulinta ururka ahlu Sunna. Geerida Sheikh Yuusuf Xeefoow ayaa timid ka dib xanuun kusoo booday kaasi oo markii dambe sababay inuu u geeritoodo. Sida la tilmaamay waxaa loola soo carary maagalada Muqdisho…

                              Read More