Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyadda oo xayiray baahinta wararka waxqabadkii Madaxweyne ku-xigeenka iyo wasaaradda Warfaafinta oo ka cagajiida

    Hargeysa13Feb13 (qurbejoog) – Khilaafka u dhexeeya Madaxwayne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa, ayaa saamayn ku yeeshay shaqaale hoosaadka aqalka Madaxtooyadda, waxaana soo baxday in badhkood la safteen garabka Madaxwaynaha, taasina waxay keentay inay istaagaan hawlihii xafiisyada shaqaalahaasi ee u dhexeeyay Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa. Xafiiska Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul oo qaabilsan inuu warbaahinta u…

    Read More

      Madaxweynaha Soomaaliya oo xafiiskiisa kulan kula qaatay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya

      Muqdisho Feb 13 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya Mohamed Salah Anadif.  Kulanka oo ahaa mid ay saxaafada dibadjoog ka aheyd islamarkaana markii uu soo dhamaaday kadib warbaahinta laga siiyay warbixin ayaa Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Mohamed Anadif wuxuu sharaxay…

      Read More

        Kulan Madaxwaynaha Somaliland kula yeeshay qaybo ka mida jaaliyada somaliland oo buuq ka dhashay iyo Xoghayahii hore Airmaha Dibada Xisbiga Ucid oo DIbada loo Saray Dawasho Sawira Gaara

        London 13Feb2013(qurbejoog)waxa habeenkii xalay ka dhacay caasimada london shereton Hotel xaflad lagu soo dhawaynayey Madaxwaynaha Somaliland iyo waftigiisa   oo booqasho ku jooga wadankan xafladan oo aan laga war hayn oo in gaara lagu casumay ayaa waxa ka soo qayb galay dad aan aad u tiro badnayn oo ka kala socda ururada wadankan ka jira…

        Read More

          Howlgalo laga sameeyay Magaalada Baladweyne kaddib qarax kadhacay shalay gabaldhicii

          Baladweyne Feb 13 2013 (SDN)— Howlgalo lagu xaqiijinayay Amaanka ayaa waxa ay Ciidamada dowladda Soomaaliya ka sameeyeen Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.  Kornel Isaaq Cali Cabdulle Taliyaha Ciidanka booliska gobolka Hiiraan oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in howlgal balaaran ay Ciidamada booliska gobolka ka sameeyeen Magaalada Baladweyne kaasi oo lagu soo…

          Read More

            Dagaal qasaaro geystay oo xalay ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay

            Baydhabo Feb 13 2013 (SDN)– Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in dagaal xoogan ay xalay ka dhaceen gudaha Magaaladaasi.  Dagaalkan ayaa waxa uu dhaxeeyay sida ay wararku sheegayaan Kooxo ka tirasan Xarakada Al Shabaab iyo ciidamada booliska dowladda Soomaaliya ee Magaalada Baydhabo ee Koofurta Soomaaliya.  Dagaalka ayaa yimid markii…

            Read More

              Group: Somali Journalist Detained Without Trial

              A Somali journalist is being detained without charge in Somalia for speaking out against the imprisonment of a fellow reporter, said an international human rights group. Daud Abdi Daud has been held without charge since Feb. 5 and his detention is sending a broader message to Somali journalists to stay silent, said Human Rights Watch…

              Read More

                Somali Pirates Offer Loan To Nassau County

                NEW YORK — At a press conference today, the chief financial officer of the Somali Pirates offered Nassau County a substantial low-cost loan to help solve its current financial crisis. CFO Abdikarim Laaban said the Pirates had up to 275 million euro available to help the county, as it once again teetered on the brink…

                Read More

                  Hanbalyo iyo Bogaadin, Gacal iyo Sokeeyaba, Guurkiina Lagu Farax.|Cabdi Salaan Muse Seed iyo Saamiya Cabdiraxman Lulunbe

                  Waxa aan hanbalyo iyo bogaadin u Dirayaa, Boqor, Cabdi Salaan Muse Seed( Cabdi Salaan Garaasiida.) Iyo Marwo, Saamiya Cabdi Lulunbe oo Caawa Maherkoodu ka Dhacay Magaalada Burco ee Gobaolka Togdheer Hotelka weyn ee Hotel Dero.| Waxa aan Ku hanbalyaynayaa maqaamka u sareeya ee lagu Hanbalyeeyo qof bil aadami ah, waxaanan u rajyanyaa in Guurkoodu ahaado…

                  Read More

                    Wasiirka Gaashaandhigga Oo Kormeeray Xarunta Taakuleynta Ciidammada Xoogga Dalka (Villa Baydhabo),Xerro Guulwade Iyo Kulliyadda Jaalle Siyaad

                    Muqdisho Feb 12,2013(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa maanta kormeer howleed ku tagay xarunta Taakuleynta Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee (Villa Baydhabo),Kulliyaddii Jaalle Siyaad iyo Xerada Guulwadaayasha oo ay intooda badan ka socdaan howlo dayactir ah. Ugu horeyn Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi Wasiirka Difaaca Dalka ayaa kormeerkiisa howleed…

                    Read More

                      Ra’iisal Wasaaraha oo qaabilay wafdi ka socday dalka Burundi

                      February 12, 2013-(SDN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday dalka Burundi kaasoo saddexdii cisho ee ugu dambeysay ku sugnaa magaalada Muqdisho. Wafdigan ayaa waxaa hogaaminaya xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Burundi, ahna Guddoomiyaha Guddiga Difaaca iyo Amniga Qaranka Hon. Xakizimana Emilein, waxaana sidoo…

                      Read More

                        Hargeysa: Ciidanka Amniga oo markale Xabsiga dhigay Boqor Raabi iyo sababta xadhigiisa lala xidhiidhinayo

                        Hargeysa Feb.12, 2013 (SDN)- Ciidanka amniga ee magaalada Hargeysa ayaa maanta xabsiga u taxaabay Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan xukuumaddu ka soosaartay xadhigaas, haddana siday ilo xogogaal ahi u sheegeen shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, Boqor Raabi waxa maanta laga qabtay gudaha magaalada Hargeysa. Warku wuxuu intaa…

                        Read More

                          Wasiirka Macdanta iyo Biyaha oo ka Waramay halka uu Marayo Mashruuca lagu balaadhinayo biyaha Caasimada Hargaysa

                          Hargaysa 12.Feb (SDN)    Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo biyaha Md,Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta Kulankii ugu horeeyay la yeeshay Gudida Mashruuca balaadhinta biyaha caasimada hargaysa,oo uu Midowga Yurub ugu deeqay Somaliland. Madaxda Kulankan ka qayb galay oo ka kala socday Midowga Yurub, Hay’ada Un Habitat,Wakaalada Biyaha,Dawlada Hoose iyo Wasaarada Qorshaynta Qaranka ayaa lagaga hadlay Sidii loo…

                          Read More

                          Tababarihii Xulka Nigeria Stephen Keshi 24-tan Sac Ka Bacdi Markii uu Ku Guuleystey Koobka Qaramada Africa oo Iscasiley Muxuuse Qoonsadey. By Jaahuur

                          Nigeria-Feb-12-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku jibaaxaynaa Tababarihii xulka Nigeria Stephen Keshi oo  shaqadii tababarinimo ka tagey muxuuse suusey? 51-jirkan Keshi ayaa ka mid’ahaan jirey ciyaartooydii qaranka Naygeeriya ee Beredsamaadkii kuna guuleystey laba jeer kooka qaramada  Afrika Cup Of Nations ahaana Kabtanka xulka. Haddaba maxaa soo dadijiyey shaqo ka tagiddiisa? Tababare Keshi wauxuu ka dhawaajiyey…

                          Read More