Golaha Deegaanka Caasimada hargaysa oo cadeeyay inay dhakhso u bilaabayaan wax ka qabashada Afar wado
Hargaysa 12.Feb (SDN) Ku simaha Duqa Caasimada Hargaysa ahna Maayar ku xigeenka Hargaysa Mudane C.casiis Maxamed Xaashi ayaa maanta kulan kula yeeshay xafiiskiisa Gudoomiyeyaasha Gudi hoosaadyada Golaha Deegaanka. Ku Simaha Duqa Caasimada hargaysa oo uu kulankan ku wehelinayay Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Mawliid Waris C.laahi ayaa waxay ujeedadiisu la xidhiidhay sidii meel la isula dhigi…
