Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Kormeer ku tagay dugsiga Mandheera,Mar kalena ka hadlay Amaanka Somaliland.
Hargaysa 11.Feb (SDN) Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha ee Somaliland Md Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo uu wehelinayeen Taliyayaasha Ciidamada Booliska iyo Ilaalada Xeebaha ayaa maanta kormeer ugu tegay Dufacadii 26-aad ee ciidanka Booliska oo tababar uga socdo Dugsiga tababarka Ciidamada ee Mandheera. Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal iimaan oo ka hadlay kulan…
