Wardegdega Madaxwayne Siilaanyo Oo Caawa Isku Badalay Guud Ahaan Badhasaabada Gobolada Dalka,
Hargeysa 5 Feb 2013 (qurbejoog)Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa isku badal cajiib ah ku sameeyay badhasaabada gobolada dalka. Madaxwayne Siilaanyo, waxa uu Badhasaabkii Gobolka Sool u Magaacaabay Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex, halka badhasaabka Gobolka Maroodi-jeexna loo badalay Sool. Maaxwayne Siilaanyo, waxa uu xilka ka qaaday badhasaabkii Gobolka Awdal. War-saxaafadeed uu Caawa soo…
