Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay kulankii golaha Amaanka ee looga hadlayay Xayiraada Hubka Soomaaliya

    Muqdisho Feb 20 2013 (SDN)—  Ra’iisul wasaare Ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowziyo Yuusufu Xaaji Aadan oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii ay ka qeybgashay kulankii Golaha Amaanka ee looga hadlayaya Arrimaha Soomaaliya ayaa waxa ay ka warbixisay kulankaasi qudbadii ay ka jeedisay iyo wadahadalo ay la yeelatay Madax kala duwan. Fowziyo…

    Read More

      Maraakiibta dagaalka Dutch-ka iyo Spain oo gacanta ku dhigay 9-burcad badeed Somali ah

      Amsterdam Feb 20 2013 (SDN)—  Maraakiibta wadamada Holand iyo Spain ayaa si wadajir ah waxay gacanta ugu dhigeen 9-ruux oo ay ku eedeeyeen inay ka tirsan yihiin Kooxaha burcad badeeda Soomaalida kuwaasi oo la qabtay xilli ay ka qowleysanayeen xeebaha Soomaaliya,sida wasiirka difaaca dalka Holand war u soo saaray ku sheegay. Kooxahan lagu eedeeyay burcadbadeeda…

      Read More

        Press release by the DSC on the upcoming local elections in Puntland

        As part of Puntland State’s preparations for upcoming local council elections scheduled for May 2013 and the continuation of its overall democratization process, the Democratization Programme Steering Committee (DSC) – a group of seven donors (the European Union, Denmark, DFID, Norway, Sweden, Switzerland, and USAID) – organised a mission today to Garowe in order to…

        Read More

          AMISOM oo shaaca ka qaaday in ay heshiisiiyeen beelo wada daga gobolka Hiiraan

          Baladweyne Feb 20 2013 (SDN)— Saraakiisha ciidamada AMISOM ee Gobalka Hiiraan ayaa shaaca ka qaaday inay heshiisiiyeen beelo walaalo ah oo wada daga deegaano ka tirsan Gobalka Hiiraan. Sida uu warbaahinta usheegay taliyaha ugu sareeya ciidamada Jabuuti ee Gobalka Hiiraan Cusmaan Dubad beelahaan ayaa muddo colaad ay ka dhaxeysay kuwaasi oo kuwada nool Gobalka Hiiraan….

          Read More

            Wafdi ka socda Midowga Yurub oo Garoowe kula kulmay Madaxweyne Faroole

            Garoowe Feb 20 2013 (SDN)— Warsaxaafadeed— Iyadoo ay qayb ka tahay qaban qaabooyinka Puntland ee doorashooyinka soo socda ee dowladaha hoose ee ku qorshaysan bisha May 2013, ayaa Gudiga Haga Barnaamijka Dimoqoraadiyeynta –  oo ah koox ah toddoba deeq-bixiyayaal (Midowga Yurub, USAID, Denmark, DFID, Norway, Sweden iyo Switzerland) – wuxuu manta  qaban-qaabiyey wafdi booqday Garowe…

            Read More

              Wariye C/casiis Koronto iyo Haweeney uu Wareystay oo Maanta Maxkamadda gobolka Banaadir markale hortagaya

              Muqdisho Feb 20 2013 (SDN)— Maxkamada Gobalka Banaadir ayaa maanta waxaa ka bilaabanaysa dhageysiga dacwada wariye C/casiis Koronto iyo sidoo kale haweenaydii sheegtay in la kufsaday. Sida uu sheegay Abukaate Maxamed Maxamuud Afrax oo kamid ah qareenada udoodaya kiiska wariye C/casiis Koronto dhageysiga dacwada ayaa maanta dib ubilaabmeysa iyadoo la eegayo racfaankii dhawaan maxkamada Gobalka…

              Read More

                Ra’iisul wasaarihii dalka Tunuusiya oo si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu Iscasilay

                Tunis Feb 20 2013 (SDN)— Xamadi Jabali Ra’iisul wasaarihii dalka Tunisiya ayaa si rasmi ah uga dhawaaqay Taleefashinka Qaranka dalkaasi in uu iska casilay xilka Ra’iisul wasaaranimo kaddib markii uu la kulmay Madaxweynaha dalka Tunusiya. Iscasilaada Ra’iisul wasaare Jabaali ayaa ka danbeysay kaddib markii uu ku guuldareystay in uu Axsaabta siyaasada dalkaasi ka dhaadhiciyo soo…

                Read More

                  Suxufiyiin Hargaysa uu uga furmay aqoon isweydaarsi lagu darsayo halista H.I.V/AIDS

                  Hargaysa 19.Feb (SDN       Agaasimaha waaxda wacyigelinta ee Kummishinka ka hortagga Aids-ka Yuusuf Nuur Maxamed ayaa maanta 30 suxufi oo isugu jira saxaafadda iyo ta madaxa banaan uga furay kulan socon doona muddo sadex maalmood ah oo lagu daraasadaynayo Cudurka HIV AIDS-Ka. Md Nuur oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in ujeedada kulankan loo qabtay ay…

                  Read More

                    AMISOM police hand over office equipment to Somali police

                    Somali police have received vital supplies of office equipment and furniture from the police component of the African Union Mission in Somalia (AMISOM). At a ceremony in capital Mogadishu on Monday, AMISOM Police Commissioner Charles Makono officially handed over the gear to Somali Police Commissioner, General Sharif Shekhuna Maye and Deputy Interior Minister and National…

                    Read More

                      Wasiiirka Caafimaadka oo soo gabo gabeeyay kulan lagaga hadlayay ka faa’iidaysiga Talaalka

                      Hargaysa 19.Feb (SDN   Wasiirka wasaaradda Caafimaadka ee JSL Md Xuseen Muxumud Maxamuud (X Xoog) ayaa maanta soo gebagebeeyay tababar muddo sideed maalmood ah uga socday Hawlwadeeno caafimaad Hotel Maansoor ee Hargaysa. Aqoon is weydaarsi ku saabsan ka fa’iidaysiga talaalka cusub ee Cudurka Jooniska ayna ka qayb qaadanayeen hawlwadeeno ka kala socday somaliland iyo dalka aynu…

                      Read More

                        Wasiir ku Xigeenka Macdanta iyo Biyaha oo ku Sugan Degmada Laas qoray kana waramay Socdaalkiisa

                        Laas Qoray 19.Feb (SDN) Wasiir ku xigeenka wasaaradda Macdanta iyo Biyaha ee JSL Md C/salaan Maxamed xasan iyo wefti uu hogaaminayo oo socdaal ku marayey deegaano ka tirsan Gobolada Sanaag iyo badhan ayaa maanta meel fagaare ah kala hadlay dadweynaha Degmada Laasqoray. Wasiirka oo u waramayey Socdaalkiisa  isagoo ku sugan magaalada laasqoray waxa uu sheegay…

                        Read More

                          Wasiirka Warfaafinta oo Xog Waran ku Saabsan Hawlaha Wasaarada Warfaafinta ka hor jeediyay Fadhigii Golaha Guurtida

                          Hargaysa 19.Feb (SDN)     Fadhigii Maanta ee Golaa Guurtida Somaliland ayaa Xogwaran ka dhagaystay Wasiirka Wasaarada warfaafinta,Dhaqanka iyo wacyigelinta Mudane Abiib Diiriye Nuur . wasiirku waxuu golaha warbixinka siiyey waxqabadka wasaaradda warfaafinta iyo mas’uuliyadda ay u xilsaaran yihiin waaxyaheeda kala duwan, isagoo Sheegay in Wasaaradu u Xilsaaran tahay inay Bulshada u gudbiso Xogaha ay u baahan…

                          Read More

                            Danjira Mahiiga oo si kulul u canbaareeyay qaraxyadii ka dhacay Magaalooyinka Soomaaliya

                            Muqdisho Feb 19 2013 (SDN)– Warqoraal ah oo ka soo baxay xafiiska siyaasada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNPOS),ayaa lagu dhaleeceeyay weeraradii ugu dambeeyay ee ka dhacay Soomaaliya inta lagu guda jiro bilowga iyo bartamaha bishan February 2013,oo ay ka mid tahay dilkii Magaalada Garoowe loogu geystay Sheikh Abdiqadir Nur Farah, “Ga’amey”. Sidoo kale warka qoraalka…

                            Read More

                              Labo Nin oo Soomaali ah oo lagu soo eedeeyay danbiyo Argagixiso

                              Copenhagen Feb 19 2013 (SDN)– Maxkamad ku taalo dalkaDenmarkayaa si rasmi ah waxay dacwad ugu soo oogtay Labo nin oo walaala ah kana soo jeeda Soomaaliya,kuwaasi oo Maxkamada ku eedeeysay inay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab oo weeraro ay damacsanaayeen. Danbi oogayaasha Maxkamada ayaa shaqsiyaadkaan eedeeynta u soo jeediyay,waxayna dhalinyaradaan walaalaha ah asal ahaan dhalashadooda…

                              Read More

                                Congressman Keith Ellison oo maanta Muqdisho kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh

                                Muqdisho Feb 19 2013 (SDN)– Keith Ellison oo ah xubin ka tirsan koongareeska Mareykanka ayaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan Dowladda Soomaaliya,waxaana garoonka diyaaradaha uu kulan saacado qaatay kula qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu kala hadlay arimo dhowr ah oo quseeya Soomaaliya iyo wada shaqeynta koongareeska…

                                Read More

                                  Wasiirka Waxbarashada JSL oo Dhismaha Dugsiga Boarding-ka Bullaxaar dhagax-dhigay, gobolka Saaxil

                                  Buullaxaar Feb 19,2013(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada JSl Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo wefti ay hoggaaminaysay oo ka tirsan xukuumadda JSL iyo qaybaha bulshada Weftigan oo wasiirka Waxbarashada ay ku weheliyeen Wasiirka Madaxtooyada JSl Mudane Xirsi X.  Cali Xasan, Suldaan  Siciid Maxamuud Maxamed, iyo dadweyne ayaa waxa ku soo dhaweeyay xarunta guddoomiyaha gobolka Saaxil  Cali Maxamed  Cilmi,…

                                  Read More