Xukuumadda Soomaaliya Oo Ugu Baaqday Ajaanibka Dalkeeda Soo Gelaya Inay is Diiwaan-geliyaan
Muqdisho:24-Aug-2013-(SDN)- Xukuumadda ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday dadka ajaaniibta ah ee yimaada Soomaaliya in ay isa soo diiwaan galiyaan si amnigooda xukuumada loo Damaanad qaato. Afhayeenka Xukuumada Soomaliya Ridwaan Xaaji Cabdi Wali oo saxaafada kula hadlay Magaalada Muqdisho Habeenkii xalay, ayaa sheegay inay tusaale u tahay weerarkii dhawaan ka dhacay Magaalada Muqdisho ee…
