”Dadka ajnabiga ah waa in ay soo diiwaan-galiyaan si looga warqabo” Afhayeenka Xukuumada Somalia
Muqdisho 23.Aug 2013 (SDN)-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ugu baaqday in ay isa soo diiwaan-galiyaan dadka ajnabiga ah marka ay soo gaaraan dalka si markaa looga warqabo islamarkaana loo sugo ammnigooda. Afhayeenka xukuumada Soomaaliya Ridwaan Xaaji C/wali oo arinta ka hadllayay ayaa sheegay weerarkii lagu dhaawacay haweeney u dhalatay dalka Swedan uu ahaa…
