Xusni Mubaarik oo Xabsigii laga soo daayay Xili uu Jaalkiisii Maxamed Mursi Jeel la qariyay uu ku Jiro
Qaahira 22.Aug 2013 (SDN) Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubarak ayaa laga sii daayay xabsiga, arintaas oo jahwareer kale ku sii kordhineysa xasaradaha ka taagan dalkaasi. Dayuurad nooca qumaatiga u kaca ah ayaa ka qaaday Mr. Mubarak xabsiga Tora ee Magaalada Qaahira maanta oo Khamiis ah, isagoo loo duuliyay cusbital military oo ku…
