Al Shabaab oo Weerar Jac ku siiyay Saldhig Police oo Garisa Ku Yaal
Garisa Aug 17,2013(SDN)-Meeliishaadka kooxda Al Shabaab ayaa weerar ay ku qaadeen saldhig police oo ku yaal magaalada Garisa ayay ku laayeen tiro askar ah. Weerarka ayaa waxa qaaday ilaa 40 ruux oo aad u hubeysan oo saldhiga ku laaayay afar ka mida ciidamnkii halkaa joogay,iyaga oo dhaawacay qaar kalena. Kooxda Al Shabaab ee ciidamada Kiinya…
