Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia oo la Kulmay Jaaliyada Somalida ee Uganda
Kampala 16.Aug 2013 (SDN)- Gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya mudane Maxamed Shiikh Cismaan (Jawaari) iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahaan booqasho ku jooga dalka Uganda ayaa lagu wadaa inay kulan la qaataan jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Kambala ee Caasimada Dalka Uganda. Gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan (Jawaari) oo bartimihii todobaadkan heshiis la saxiixday baarlamaanka…
