Waddanka Turkiga oo Xidhiidhkii u Jaray Dowladda Militariga ah ee Masar

    Ankara:17-Aug-2013-(SDN)-Safiirkii Dalka Turkiga u fadhiyey Dalka Masar ayaa saaka iskaga baxay halkaas xili uu Raysalwasaaraha Turkiga Teyyib erdogan uu sheegay inaan loo dulqaadan doonin xasuuqii Ciidamada Masar geysteen.   Dalka Turkiga ayaa kamid ah wadamada sida weyn u cambaareeyey hawlagaladii dadka badan ku dhinteen ee maalmihii lasoo dhaafay ciidamada Masar bilaabeen.   Waxaa sidoo kale…

    Read More

      Somalia on the Brink

      Mogadishu, Aug 17, 2013 (SDN) —Aid groups are leaving because of violent attacks. But the biggest problem is that the West is undermining any progress. Despite the news that Doctors Without Borders is quitting Somalia after 20-plus years in the country, due to an increase in violent attacks, the biggest war waged in Somalia right…

      Read More

        Injineer Rakibi jirey idaacadaha oo Maanta lagu dilay Muqdisho

        Muqdisho:17-Aug-2013 (SDN)-Rag hubaysan ayaa maanta isgoyska Maanaboolyo ee magaalada Muqdisho ku toogatay Alle ha u naxariistee Injineer Axmed Shariif Xuseen oo ka mid ahaa farsamayaqaannada wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya.   Dilka injineerka waxaa fuliyay 2 nin oo dhallinyaro ah, oo ku hubeysnaa bistoolado, kuwaas oo ka baxsaday goobya markii ay Toogashada geysteen.   Agaasimaha…

        Read More

          “Cadawga Axmed oo kala dilaa Waa qaran dumis waana cadow soomaaliyeed” Wasiirka Warfaafinta Ciilmooge {DHAGAYSO}

          Muqdisho 17.Aug 2013 (SDN)-  Wasiirka warfaafinta,isgaarsiinta iyo gaadiidka C/llahi Ciilmooge Xirsi oo howlo shaqo ku joogo dalka Kenya ayaa geeri naxdin leh ku tilmaamay dilkii allaha u naxariistee Eng Axmed Shariif Xuseen oo saaka kooxo hubeysan ay ku dileen gurigiisa oo ku yaala degmada Shibis ee gobolka Banaadir. Wasiir Ciilmooge ayaa uga tacsiyeyay geerida Axmed…

          Read More

            Punt land oo uu Ka Bilaabmay Talaalka Cudurka Dabaysha Wasiirka Caafimaadka {DHAGAYSO}

            Garoowe 17.Aug 2013 (SDN)-Ka dib markii la shaaciyay inuu sii kordhayo kiisaska ku saabsan cudurka Dabaysha iyo tirada dadka laga helay oo sii kordhaya Somalia ayaa wasaarada caafimaadka Puntland ay ku dhawaaqday inay bilaabayso wareega 6-aad talaalka dabaysha. Wasiirka Caafimaadka Dr.Cali Cabdilaahi Warsame oo saxaafada maanta 17 Aug, 2013 kula hadlayay xafiiskisa magalada Garowe ayaa…

            Read More

              Eng ka Tirsanaa Idaacada iyo Telefishanka Dawlada Somalia oo Muqdisho lagu dilay iyo dawlada oo ka hadashay

              Muqdisho 17.Aug 2013 (SDN)- Xukumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si deg deg ah uga hadashay dilkii maanta kooxda Alshabaab u geysteen farsamo yaqaan ka tirsana warbaahinta dawlada soomaaliya kaasi oo ay dilkiisa fuliyeen koox ku hubeysaneyd Bistolaado isla markaasna la aaminsan yahay inay ka tirsan yihiin Alshabaab. Cabdishakuur Cali Mire oo ah wasiir ku…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Gegida diyaaradaha ee Hargaysa oo Qabyo ah

                Hargaysa 17.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL MD Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dib u furay Garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport ee Magaalada Hargaysa oo dib u casriyayn iyo balaadhin lagu sameeyey. Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu qabtay xarunta Madaarka caasimadda ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Somaliland…

                Read More

                  Qaramda Midoobay oo Sheegtay inuu Cudurka Dabayshu Faro baas ku hayo Soomaaliya

                  Nairobi:17Aug-2013-(SDN)-Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in cudurka dabeysha uu ka dillaaco dalka Soomaaliya maalmo kaddib markii ay hay’adda MSF ku dhawaaqday inay ka baxayso Soomaaliya sababo la xidhiidha xagga amaanka.   Ugu yaraan 105-kiis oo cudurka dabeysha ah ayaa laga diiwangeliyay sanadkan Somaaliya, taasoo u dhiganta kala badh kiisaskii cudurka ee lagu arkay caalamka oo…

                  Read More

                    Nin Loo Haystay Dilka Wariye Caan ahaa Oo Maanta Muqdisho lagu qisaasay

                    Muqdisho:17-Aug-2013-(SDN)-Marxuum Aadan     Cabdi Xuseen oo ku Eedaysnaa dilka  weriye ka shaqeynayay magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu toogtay dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye ee Muqdisho.   Ninka la toogtay  Maanta  ayay hore maxkamadi ugu xukuntay dil toogasho ah, kaddib markii lagu caddeeyay inuu ka dambeeyay dil loo gaystay weriye lagu magacaabi jiray Xasan Yuusuf Absuge….

                    Read More

                      Guddoomiye Xamarji Oo Kormeer ku Tegey Goobaha Sahaminta Shidaalka Ee Gobolka Togdheer

                      Burco:17-Aug-2013-(SDN)-  Badhasaabka Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji C/laahi Xamarji ayaa soo kormeeray deegaanka Naq-dhabiijo oo ka mid ah goobaha ku Yaalla Gobolka Togdheer ee shidaal qodistu ka socoto.   Axmed Cumar Xaaji C/laahi Xamarji oo ka warbixiyey sida ay sahamintu u socoto,  xusay in ay meel fiican marayso sahaminta shidaalka ee laga wado deegaanka Naq-dhabiijo…

                      Read More

                        DHEGEYSO:Baahintii Radio Horyaal ee maalin uun ka hor Doorashooyinkii Madaxtooyada iyo kala Garnwaaga Somaliland Dalkeyga iyo Somaliland Kolkeyga

                        Hargeysa Aug 17,2013(SDN)-Waxaanu maanta halkan idiinku soo bandhigeynaa mid ka mida barnaamijyadii ka baxay idaacadii sharci darada aheyd ee Horyaal. Waa baahintii Radio Horyaal 25. 06. 2010kii waa maalin uun ka hor Doorashooyinkii uu madaxweyne Axmed Siilaanyo xilka kula wareegay. Baahintan ayaa sawir guud ka bixineysa sida Damaca xukuumada Kulmiye ee ku saleysan Somaliland Kolkeyga,halka…

                        Read More

                          Muqdisho: Ciidanka Ammaanka oo Mar kaliya Gacanta ku Soo Dhigay Tiro Dad Rag iyo Haween ah Oo Timaha Iska Wada xiiray

                          Muqdisho:17-Aug-2013 (SDN)-Howlgallo Ammaanka lagu sugayey oo ciidamadu ka sameeyeen Maalintii shalay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, ayaa lagu soo qabqabtay 13-qof oo Rag iyo Dumar iskugu jira oo dhamaantood madaxu u xiiran yahay.     Ciidamada ayaa howlgalkan ka sameeyay Xaafada Kaasa Balbaraara ee Degmada Hodan Gaar ahaan Iskuul ku yaalla xaafadaasi oo in ka…

                          Read More

                            Urur Shidaalka Geeska Africa dusha kala socda oo ka horyimi Heshiiskii Shidaalka ee Britain iyo Soomaaliya

                            Nairobi Aug 17,2013(SDN)-Ururka East African Forum(EAEF) ayaa dawlada Soomaaliya ugu baaqay in ay ka noqoto heshiis shidaal baarid ah oo ay dhawaan la sexeexatay shirkad laga leeyahay dalka Britain bacdamaa ayay yiraahdeen uu heshiiskaasi meel ka dhac ku yahay balanqaadyo dawladu hore u sameysay. “Heshiiska dawlada Soomaaliya iyo shirkada Soma Oil and Gas waxa uu…

                            Read More

                              Wadahadaladii Mucaaridka iyo Xukuumada Jabuuti oo maanta dib u furmaya

                              Jabuuti Aug 17,2013(SDN)-Waxa maanta magaalada Jabuuti dib uga furmay wada hadaladii u dhexeeyay Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN iyo Xukuumada Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle. Wadahadalada ayaa labada dhinac waxa ay ka muujiyeen rejo wanaagsan oo soo afjari kareysa ismaandhaaf siyaasadeed oo Jabuuti ka jiray sanadihii u danbeeyay. Mucaaridka Jabuuti ayaa doonaya in xabsiyada dalka laga…

                              Read More

                                Doorka Hay’da Qandaraaska dawlada oo la tosiya waa cadaalada dalka. Wa talo ku socota Xukuumadu inay arrinka dib u eegto

                                Waxan marka hore halkan ka salaamaya dhamaan dadka akhrisanaya maqaalkan. Waxan kale oo aan aad ugu mahadinaya wax tarka muuqda ay dawladu soo bandhigtay intii ay xukunka haysay oo qofwaliba indhihiisa ku arkayo. Inta kadib, Dawlad waliba markay xukunka muda hayso waxa wanaagsan in ay dib u eegto Stragegiyada Siyaasada maamul wanaaga kaasoo ku dhisan…

                                Read More

                                  DAAWO:Hablaha Somaliland ee Qatar oo ugu deeqay US 4,900/ – Jidka Burco-Oodwayne- Hargeisa

                                  Doxa Aug 17,2013(SDN)-Waxa xushmad iyo hanbalyo mudan hablaha Somaliland ee  deggan dalka  Qatar, oo ku taakuleeyay $ 4,900/=  jidka isku xidhi doona Burco-Oodwayne- Hargeisa. Jidkaas oo wax wayn ka tari doona koboca dhaqaalaha, isku xidhka iyo horumarinta  Somaliland, waxa laga codsanyaa dhamaan bulshada Somaliland, dibedd iyo Gudaba, inay qayb  libaax ka qaataan Mashruucan Kheyriga ah.  …

                                  Read More

                                    ‘’Masjidka Al-Shuhadaa waxaan ugu magacdarnay oo ah intii naftooda u hurtay difaaca Puntland’’ M.weyne Faroole {DHAGAYSO}

                                    Garoowe 16.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta  ku dhagax dhigay xarunta Madaxtoyada Masjidka Al-shuhadaa oo loogu talogalay inay ku ogaan salaada shaqaalaha iyo ciidanka Madaxtoyada. Dhulka uu ku fadhiyo Masjidka ayaa noqonaya 35×22, waxana madaxweynaha wehelinayay culimo. Madaxweyne Farole ayaa ka dib dhagax dhiga dhismaha Masjidkan ku tilmaamay ficil…

                                    Read More