“Dawlada Federaalku waxay Xanibtay Deeqihii Waxbarasho ee Sudan” Agaasimaha Guud ee Waxbarashada Punt land {DHAGAYSO}
Garowe 06.Aug (SDN) Wasaarada waxbarshada Puntland ayaa ka hadashay go’aanka DF Somalia ay ku xanibtay shahaadada Dugisga sare ee Puntland iyo deeqihii waxbarasho ee iska hortaagtay ardeyda Puntland oo Sudan sanadweliba siin jirtay. Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Maxamed Cabdiwahaab Axmed oo shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Garowe ayaa ka hadlay shahaadada ay bixiso wasaaradiisu…
