Somalia’s Puntland cuts ties with central government

    Mogadishu, Aug 6, 2013 (SDN) —”Somalia’s northeastern Puntland region said Monday it had cut all relations with the central government in Mogadishu, raising the prospect of further fractures to the already war-torn nation. In an official statement, Puntland accused the internationally-backed government in the capital Mogadishu of undermining the federal constitution and of ignoring “national…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo oo Shaaciyay Dhamaystirka Darajada Ciidamada kala duwan oo dhan 10.000 oo Askari

      Hargaysa 06.Aug (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Caawa soo Saaray Xeer waxa uu ku Dhaqan geliyay Dhamaystirka Derajada Ciidamada kala duwan ee Qaran in ka badan 10,000 oo Askari oo u dallacay derajooyin kala duwan ee u dhexeeya Alifle ilaa Sareeye-Gaas. Warsaxaafadeed ka soo baxay Qasriga Madaxtooyada kuna Saxeexan yahay…

      Read More

        “Arrimaha Dib u Hanashada dalka iyo Dhismaha Ciidanka ayaa Shirka Xoog loogaga hadlay” Xasan Sh,Maxamud {DHAGAYSO}

        Muqdisho 05.Aug (SDN) Wafdigii uu hogaaminayay madaxweynaha soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa galabta dib ugu soo laabtay ka dib markii uu magaalada Kambala ee caasimadda dalka Uganda uga soo qeyb galay shirkii ay ka qeyb galayeen madaxada wadamada ciidamada ay ka joogaan soomaaliya. Md.Xasan Sheekh Maxamud oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka Waramay Waxyaabihii…

        Read More

          ”Waa ayo cida haysata dekeda Kismayo, dad Somali ah baa jooga, ma joogo Kenyan, kuwa Berbera iyo Bossaso bayna la mid tahay” M.Weynaha Juba Land {DHAGAYSO}

          Kismaayo 05.Aug (SDN) Madaxweynaha Jubaland Shiikh Axmed Madoobe ayaa sheegay in dekedda Kismayo la mid tahay kuwa Bossaso iyo Berbera ku yaal, islamarkaasina aysan haysan cid shisheeye oo ay Somali joogto. Axmed Madoobe ayaa garoonka diyaaradaha ku qabtay shir saxaafaded uu si qoto dheer uga hadlay xaaladaha Jubaland iyo Somalia ka dib soo dhowayn u…

          Read More

            Xubno Wasiiro oo Soo Kormeeray Goobta Qashin Qubka Caasimada Hargaysa

            Hargaysa 05.Aug (SDN) Wasiirada Wasaaradaha Cafimaadka,Deegaanka iyo Wasiir ku Xigeenka Shaqada iyo Arrimaha bulshada ayaa maanta ka qayb galay olole lagu buufinayay Xarunta lagu shubo hadhaaga qaliinka Xoolaha ee Magaalada Hargaysa. Ololahan oo ay Fulinaysay Shirkad ka Shaqaysa Maaraynta Qashinka ayaa Goobtaas lagaga dhawaaqay qorshe dib loogu hagaajinayo looguna dayac tirayo goobtaas. Wasiir ku Xigeenka…

            Read More

              Mujaahid Cali Gurey:Shicibkii Somaliland markay Madaxwayne u doorteen Axmed Silanyo oo Kulmiye ah waxay noqdeen waraabihii hasha qabsaday ee markuu soo legday ay isagii ku soo dul dhacday

              Hargeysa Aug 05,20139SDN)-Mujaahid Cali Maxmed Yusuf oo ah Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga UCID ayaa mar kale ka warbixiyay dhaxalka reer Soomaaliland ee Doorashadii madaxweyne Axmed Siilaanyo. Mujaahidka oo lagu tiriyo dadka faro ku tiriska ah ee sida weyn uga xoghayaha sooyaala madaxweynaha haatan ayaa barta Internetka ee Facebook ku cabiray araadiisa hogaanka madaxweynaha iyo Xukuumadiisaba,isag oo…

              Read More

                Somali Journalist Survives Assassination Attempt

                Radio Galkayo Director Awil Mohamud Abdi survived an assassination attempt Friday (August 2nd), according to a press release from the National Union of Somali Journalists (NUSOJ). Assailants followed Abdi as he returned home from the Radio Galkayo offices late Friday night, and fired seven bullets through his bedroom window. Abdi dropped to the floor, however,…

                Read More

                  Somaliland oo War Farxad leh oo la Xidhiidha Shidaal-qodista ka heshay Shirkadda Genel

                  London:5-aug-2013 (SDN)Shirkadda baadhista iyo soo saarista Genel ayaa shaacisay iney rajo wanaagsan ka qabto shidaal laga soo saaro deegaanada Somaliland oo sahaminteeda ka bilowday muddo aan sidaas u sii fogayn. Wargeyska Telegraph  ee Dalka England oo warbixin ka diyaariyay howsha sahaminta shidaal ee Genel ka hayso Somaliland, ayaa waxay warbixintu sheegeysaa in horumar ballaadhan laga…

                  Read More

                    Shirar uu soo Abaabulay Ra’isal wasaare Saacid oo lagu Dersayo Xuquuqal- insaanka Muwaadiniinta Soomaaliyeed oo Mugdisho ka Socda

                    Mugdisho:5-aug-2013 (SDN) Waxa Maalintii Shalay shir Lagu horumarinayo xuquuqda muwaadiniinta Somaliyeed uu ka dhacay xarunta Madaxtooyada oo ay isugu yimaadeen Xooghayaha Golaha Wasiirada & Baarlamaanka Mudane Calas Maxamuud Jamac Juge, Agaasimayaasha Guud ee Wasaradaha Dowladda, Guddiga KMG Madaxa Bannaan ee Xaqiiqa Raadinta Tacadiyada ka Dhanka ah Xuquuqal Insaanka (Human Rights Task Force) iyo Danjiraha Jamhuriyada…

                    Read More

                      Beledweyne:Nin ku eedaysnaa Dilka Nabad-doon caan ahaa oo Maanta Xukun lagu Fuliyey

                      Baledweyne:5-aug-2013 (SDN)Maxkamada ciidamada Qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku filaysay gacan ku dhiigle magaalada Beledweyn hore ugu dilay nabaddoon si weyn looga yaqaanay gobolka Hiiraan kaas oo ka  dhacay meel fagaare ah oo ku taala magaalada Beledweyn,   Afhayeenka maxkamada ciidamada Qalabka sida G/Sare C/llaahi Muuse Keyse, ayaa warbaahinta  uga waramay xukunka ay…

                      Read More

                        Burco: Dicreetadii Madaxweyne Siilaanyo ku Joojiyey isticmaalka Khaldan Ee Hantida Dawladda oo waxba kama jiraan noqotay iyo masuuliyiinta Dawladda Hoose oo Hantidii dawaladda maroorsaday

                        Burco:5-aug-2013 (SDN)-Masuuliyiinta Dawladda Hoose Ee Burco, ayaa Dawlada  boob xoogan ku haysa  dhulkii danta guud, kadib markii  tiroba laba kaalmood oo ka mida kaalmihii dawladii hore ee siyaad Bare lahayd  ay mulkiyado ugu samaysay dad shicib ah hore gacanta ugu hayey. Arintan ayaa sababtay qaylo-dhaan ka soo yeedhaysa Isu-duwaha Wasaaradda hawlaha guud ee Gobolka Togdheer…

                        Read More