Madaxda Ciidamadoodu Soomaaliya Joogaan oo goaansaday in Kismaayo Lagu Wareejiyo dawlada Dhexe
Kampala Aug 05,2013(SDN)-Madaxda dalalka Ciidamadoodu ka tirsan yihiin ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya oo uu weheliyo madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulamo dhawr cisho qaatay oo ay ku yeesheen magaalada Kampala waxa ay ku goaansadeen in magaalada Kismaayo lagu wareejiyo dawlada dhexe ee Soomaaliya. Madaxda Kampala ku kulmay ayaa kala ahaa Madaxweynaha Ugaandha Yoweri Musafeni,Kenya,Uhuru…
