Faalladda Webka: Gegidii Diyaaradaha ee $5ooo,ooo. ee Doollar Ku Baxday Oo Wali Xidhan iyo Madaxda Garoonka oo isku dayaya Inay Gojaaxo Geel Gunti Ku Qariyaan.
Hargeysa:28-Aug-2013(SDN)-Hayaanka iyo Geeddiga Somaliland ugu jirto inay wax qabsato oo Gaadho Dunida kale, islamarkaana ka soo kabsato riiqdii iyo rafaadkii kululaa ee ay ku reebeen Dagaaladii qadhaadhaa ee ay la gashay kaligii taliyihii Siyaad Barre, waa wax Maanka kaga jira qof kasta oo Reer Somaliland ah. Tan iyo intii xukuumadda Kulmiye ee uu Hogaamiyo…
