Somaliland: President Silanyo Attends Amoud University Graduation Ceremony

    Borama, Aug 28, 2013 (SDN)  -415 students have graduated from Amoud University in Borama. Somaliland president Ahmed Mohamed Mahmoud Silanyo who officiated at the ceremony held at the main campus of Amoud University congratulated the graduates from ten of the twelve faculties for successful completion of their various first-degree studies. “I hereby extend my congratulations…

    Read More

      Shirkada Diyaaradaha ee Itoobia oo 1 September oo Bilaabaysa Duulimaadyadii Madaarka Hargaysa

      Hargaysa 28.Aug 2013 (SDN)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista iyo Hawada ee Somaliland Mudane Axmed Dalal Faarax ayaa caawa shaaca ka qaaday in Shirkada diyaaradaha ee Itoobiya Airline ay si toos ah uga bilaabi doonto madaarka Cigaal International duulimaadyadii ay ku iman jirtay Caasimada hargaysa 1 bisha September ee inagu soo foolka leh. Agaasimaha Guud…

      Read More

        Madax ka Tirsan Xisbiga Ucid oo si adag uga Gilgishay Hadal ka soo Yeedhay Afhayeenka Madaxtooyada {DHAGAYSO}

        Hargaysa 28.Aug 2013 (SDN)- Masuuliyiin ka tirsan xisbiga caddaaladdda iyo daryeelka ee  ucid ayaa iska difaacay  eedo uu af-hayeenka Madaxtooyda Somaliland Shalay Warbaahinta u Mariyay Madaxda xisbiga Ucid isagoo Si gaar ah u Bartilmaameedsaday Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Ku Xigeenkiisa 3aad Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf, waxana ay, af-yaheenka xasuusiyeen inuu u…

        Read More

          Mogadishu Night Patrol

          Mogadishu, Aug 28, 2013 (SDN) -In 2011 African Union Mission in Somalia (AMISOM) forces largely pushed out the armed group al-Shabab from Somalia’s capital city of Mogadishu. Since then, police units from Nigeria and Uganda have been attempting to train and equip the fledgling Somali Police Force (SPF) in securing the capital city. Part of…

          Read More

            “Macquul ma aha inay Puntland ku Andacooto Isir ahaan baannu u leenahay deegannado Somaliland ah, Gudoomiyaha Xisbiga Ucidna Ha Cadeeyo….” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye

            Hargaysa 28.Aug 2013 (SDN)-Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa maanta ka hadlay Socdaalka uu Madaxweyne ku xigeenka Punt land ku Joogo Degmada Taleex ee Gobolka Sool oo ay ku sifeeyen Xad Gudub iyo Gardaro uu Maamulka Punt land ku hayo Gudaha Somaliland. Warsaxaafadeed uu soo saaray Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf…

            Read More

              “Jaamacada Camuud Waa Hormoodka Jaamacadaha Somaliland” Madaxweyne Siilaanyo iyo Khudbadiisi {DHAGAYSO}

              Boorama 27.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo khudbad ka jeediyay xafladaasi ayaa dhambaal hambalyo ah u diray ardayda qalin-jabisay iyo maamulka jaamacadda Camuud oo uu ku majeertay inay horumarinta waxbarashadda sare ee dalka kaga jiraan kaalin wax ku ool ah. Madaxweynuhu waxa uu ardaydii ugu saraysay kuliyaddaha kala duwan uu…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay Dufcadii 12aad ee ka baxda Jaamacada Camuud {DAAWO}

                Boorama 28.Aug 2013 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane, Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo oo saaka u socdaalay Boorama si uu uga qayb-galo munaasibad aad u qaali ah oo loo qabtay Ardayda ka qalin jebinaysay Jaamacada Amoud University oo noqonaysa Dufcadii 12aad ee ka baxda Jaamacada Amoud Isla markaana ay Tiradoodu dhamayd 415 arday. Madaxweynaha oo ardaydii…

                Read More

                  “Mushaar kordhintii loo sameyey Ciidamada Dowladda wey hirgashay” Wasiirka Gaashaandhiga Somalia

                  Muqdisho 28.Aug 2013 (SDN)- Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah shaaca uga qaadday iney hirgelisay mushaar kordhin ay dhowaan ansixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka taasi oo si gaar ah u quseeysay mushaar kordhin loo sameeyay Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed. Mudane C/xakiin Xaaji Fiqi wasiirka wasaarada Gaashaandhigga oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa…

                  Read More

                    Liibiya oo Sheegtay inay Maxkamad soo Taagayso Bisha September Wiilkii Qadaafi ee Seif Al Islaam

                    Tripoli 28.Aug 2013 (SDN)- Dacwad soo oogayaasha dalka Liibiya ayaa sheegay in maxkamadaynta wiilkii Hogaamiyihii hore ee dalka Liibiya ay bilaaban doonto bisha September ee soo socota. Abdel Qader Radwan oo kamid ah dacwad soo oogayaasha dalka Liibiya ayaa u sheegay wariyayaasha in eedaymaha ka dhanka ah Seif Al Islam Qadaafi ay ku jiraan danbiyo…

                    Read More

                      Xisbiga Ucid oo Magacaabay Afhayeenka Xisbiga Iyo Garabkii Haweenka ee Xaqsoor oo ku Soo biiray

                      Hargaysa28Agt13(SDN) Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseeen ayaa maanta ka qayb galay xaflad soo dhawayna oo  xubno ururkii Xaqsoor  oo ku soo biray xafladan ayaa waxa Xilal loo  Magacaabay xubno ka tirsan urukaas waxana  Xisbiga Ucid y u magacabeen   Afhayeenka Xisbiga Ucid oo loo  Magacaabay Garyaqaan Muuse Ismaaciil Cabdi halka uu Gudoomiye ku…

                      Read More

                        Waa Maxay Ujeedada uu daaranaa Kulan ay Wasiirka Deegaanka Somaliland la yeelatay Hay’adaha ka Hawl gala Daryeelka Deegaanka {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 28.Aug 2013 (SDN) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka ee Somaliland Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa maanta Xafiiskeeda Caasimada Hargaysa Kulan kula yeelatay Hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa Samo falka wadaniga ha ee ka shaqeeya dhinaca deegaanka . Wasiirada Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka oo halkaasi hadal dheer oo dhinacyo badan taabanaya ka Jeedisay…

                        Read More

                          Somalia: Mogadishu Still Not a Safe Place

                          Mogadishu, Aug 28, 2013 (SDN)  –As Somalia celebrates the first anniversary of the end of the transition, there is concern about the perceived slowdown in the fight against the Islamic militant group Al-Shabaab. Andrews Atta-Asamoah has just returned from a visit to Somalia and says the security situation in Mogadishu is still precarious, even though…

                          Read More

                            Turkiga oo sheegay inay dedejinayaan Dhismaha Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho

                            Muqdisho 28.Aug 2013 (SDN) Dowladda Turkiga ayaa sheegtay iney xoojineyso mashaariicda hormarineed ee ay ka waddo gudaha magaalada Muqdisho,  ayadoo mashaariicdaasi ee ugu horeeyo dib u dhiska Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Sida ay uu sheegay Masuul ka tirsan Dowladda Turkiga in howlaha lagu horumarinayo ama dib loogu dhisaayo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde…

                            Read More

                              Shirkii Addis ababa oo Soo Gaba Gaboobay iyo Dowladda Federaalka iyo Jubbaland oo heshiis gaaray

                              Addis Ababa 28.Aug 2013 (SDN) Waxaa xalay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya lagu soo gabagabeeyay shir maalmihii ugu dambeeyay uga socday wakiillo ka kala tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe. Shirka oo ahaa mid looga wada hadlayay sidii aragti mideysan looga qaadan lahaa maamulidda gobllada Jubbooyinka ayaa…

                              Read More

                                Wasiirka Duulista iyo Hawada oo u Mahadceliyay Labadii Beelood ee ku diriray Deegaanka God Heeli Ajiibista Baaqa Nabada

                                Hargaysa 28.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda duulista iyo Hawada ee JSL Md Maxamuud Xaashi cabdi ayaa maanta ku mahadceliyey ergooyinkii gobolada Somaliland ee u soo gurmaday shaqaaqadii dhowaan ka dhacday degmooyin reer guuraa ah oo u dhexeeya deegaanada Gar’adag iyo Oog, halka sidoo kalena wasiirku uu u mahadceliyey Ciidamadii Ammaanka sugayey iyo labadii dhinac ee…

                                Read More

                                  Maxkamada Sare ee Ciidamada Somaliland oo Xukuno Xabsi daa’in iyo Toban Sanno u dhexeeya ku riday danbiilayaal

                                  Hargaysa 28.Aug 2013 (SDN)- Maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka sida ee Dalkan JSL ayaa soo saartay xukuno kala duwan oo isugu jira Xabsi Daa’in iyo Tobn sanadood. Nuqul ka mid ah xukunada ay maxkamdu soo saartay oo soo gaadhay Shabakada wararka Qurbejoog.com oo uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidanka qalabka sida Xasan…

                                  Read More