Madaxweynaha Somalia oo Kulan la Qaatay Ra’isal Wasaaraha Talyaaniga iyo Arrimihii ay ka wada hadleen

    Roma 18.Sep 2013 (SDN)-  Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  iyo wafdiga balaaran ee la socda ayaa maanta kulan saacado qaatay R/wasaaraha dalka Talyaaniga Enrico Letta. Ka hor kulanka ayaa R/wasaaraha Talyaanig Enrico Letta oo albaabka hore ee xafiiska ku sugayey Madaxweynaha jamhuuriyada federalka ah ee Soomaaliya waxa ay salaan sharaf si wada jir…

    Read More

      Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo Caawa ku Sugan Magaalada Balli Gubadle iyo Dareenkii Degmada Sallaxley

      Balli Gubadle 18.Sep 2013 (SDN)- Madaxeynaha Jamhuriyada Somaliland iyo wafdigii uu hogaaminaayaya ee socdaalka hawleed kaga soo baqoolay gobolada Bariga Somaliland ayaa Caawa ku sugan una Hoyday Magaalada Balli Gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Ka hor intii Weftiga Madaxweynuhu aanay soo Gaadhin Balli Gubadle waxaa si weyn loogu soo…

      Read More

        “Somaaliya hadda ayay fahamtay wax wada-qabsi” Ku Xigeenka Qaramada Midoobay ee Somalia Peter De Clercq

        Muqdisho 18.Sep 2013 (SDN)- Ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Peter de Clercq, ayaa maanta sheegay in dib u heshiisiinta iyo horumarka Soomaaliya laga gaaray guulo wax ku ool ah tan iyo markii laga baxay Kumeel gaar-nimada. Peter oo war saxaafadeed kasoo saaray xafiiskiisa Muqdisho, ayaa xusay…

        Read More

          Somaliland: “Genel to Resume Oil Exploration”

          Hargeisa, Sep 18, 2013 (SDN) -Somaliland’s government is in talks with Genel Energy PLC (GENL.LN) about the Anglo-Turkish oil company resuming its exploration operations–after they were halted due to security concerns earlier this month–the Ministry of Energy and Mineral Resources said in a statement. “Genel is not leaving Somaliland. We are in close discussions with…

          Read More

            As Somalia Struggles, Can Neighboring Somaliland Become East Africa’s Next Big Commercial Hub?

            Hargeisa, Sep 18, 2013 (SDN) –The Republic of Somaliland is angling to become a trade and transit hub for East Africa, pouring millions of dollars into infrastructural development with the help of international financiers. But its plans are complicated by its ties to Somalia’s capital city of Mogadishu reports IBTimes. Though Somaliland has long functioned…

            Read More

              Waxaanu horey u aragnay wax badan Suxufi isu badalay siyaasi, laakiin weli ma aragnay siyaasi isu badalay suxufi? waa Xoghayahii hore ee Arimaha Dibada Xisbiga Ucid Siciid Cumar Axmed Siciid Ucid

              London 19Sep13(SDN) Wariyada aamina muuse waheliye ayaa bogeed face booka ku shaacisey in barnaamijkeeda nala fiidso uu la daadihin shaqsiyad aanu waayahan danbe uga baranay dhinaca siyaasada hadaba waa kuma shaqsiyadasi? London 19Sep13(SDN) Waxaanu horey u aragnay wax badan Suxufi isu badalay siyaasi, laakiin weli ma aragnay siyaasi isu badalay suxufi? Meel dheerba ha ka…

              Read More

                Doodii Xamaasada lahayd ee Golaha Wakiilada iyo Jewigii Mudanayaashu afkaartooda ku cabireen {DHAGAYSO}

                Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland ayaa fadhigoodii Maanta ku sii ambo qaaday dooda Xeerka Horumarinta Wadooyinka oo Xukuumadu ay Golaha Wakiilada u soo Gudbisay si ay Waajibaadkooda Sharciga ah uga Gutaan. Fadhigan oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Xildhibaanadii ka qayb qaatay doodu waxay…

                Read More

                  Xiisada Xeerka Wadooyinka ee Golaha Wakiilada oo Cirka isku Shareertay iyo dhacdooyin hor leh oo Golaha Mar kale ka soo Cusboonaaday

                  Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN)- Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland ayaa fadhigiisii maanta  Waxaay mudanayaashu sii wadeen dood aad u kulul oo ku saabsanayd Xeerka Horumarinta Wadooyinka oo dhawaan ay u xukuumadu usoo gudbisay Golaha. Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada ayaa mudanyaasha Golahaasi waxay aad ugu kala aragti duwanaayeen, waxa laga yeelayo Xeerka Takaaliifra Wadooyinka,Cashuurta lagu kordhinayo…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo oo Gaadhay oo Oodweyne iyo Khudbadihii laga Jeediyay {DHAGAYSO}

                    Oodweyne 18.Sep 2013 (SDN)- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Maalmahaba Safar Shaqo ku Marayay Gobolada bari ee dalka ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Xarunta Gobolka Daad Madheedh ee Oodweyne . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxa uu xadhiga ka Jaray Mashaariic door ah oo laga hirgaliyay Magaalada Oodweyne…

                    Read More

                      ”EU aid to Somalia can’t deviate Somaliland from its path to full-fledged statehood” -President Silanyo

                      Hargeisa, Sep 18, 2013 (SDN) -Somaliland President Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has welcomed the European Union’s 650 million euros aid to Somalia for 2013-16 through his Twitter account after EU approved on Monday a New Deal Compact that sets out the government priorities outlining future international support. President Silanyo also made it clear through his…

                      Read More

                        Eng Maxamed Xaashi oo Meel adag iska Taagay Hawlgalada Siyaasada arrimaha dibada,kuna baaqay in dib loo eego shirarka Somalia aynu la Yeelanayno {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN) Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi cilmi oo xubin ka ah Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Meel adag iska taagay Qaab u socodka Siyaasada Arrimaha dibada oo uu ku dooday in la qaloocouau ,Waxaa kale oo Maxamed Xaashi Cilmi tilmaamay in loo baahan yahay in dib loo…

                        Read More

                          “Maamul Xumida dalka ka jirta waa ta Keentay in Shirkadii Genel Energy iyo Diyaaradii Ethiopia Airways ay inaga baxaan” Mujaahid Ibraahin Dhego weyne {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN) Mujaahid Ibraahim C.laahi Xuseen (dhego weyne) oo ah Afhayeenka Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa mar kale ku celiyay in Madashoodu ay Sugayaan in Xukuumada uu Gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay Jawaab waafi ah ka bixiyaan qodobo ay Dawlada ku dhaliileen oo uu Tilmaamay inay Yihiin kuwa Jira…

                          Read More

                            Security Remains Elusive in Somalia

                            Mogadishu, Sep 18, 2013 (SDN) -Al-Shabaab, the al-Qaeda-linked group operating out of Somalia, has reportedly lost one of its most visible fighters, Omar Hammani, an American born and raised in Daphne, Alabama. Hammani is believed to have been killed on September 12. He moved to Somalia in 2006 to fight for al-Shabaab and was added…

                            Read More

                              “Madaxweynaha Abaal la’aanta waanu ku Naqaanayee,Balse oohinta badan ayaanaan ku Ogayn” Mujaahid Xasan Guure Jaamac {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa Jawaab ka bixiyay Naqdin uu Madaxweyne Siilaanyo iyo qaar ka mid ah Golihiisa wasiiradu ku qoonsadeen hadal uu hore warbaahinta uga sheegay oo tilmaamay inay Khalad tahay in Madaxweynaha,Ku Xigeenkiisa iyo Wasiirka Arrimaha Guduhu oo sadexda Mas’uul ee Golaha…

                              Read More

                                Wasiirka Khayraadka ee Somalia oo Muqdisho ku soo laabtay kana waramay Safarkiisa

                                Muqdisho 18.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Kheyraadka Dalka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo maalmihii la soo dhaafay howlo shaqo uga maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Caalamiga ah Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa Wasiirka ku soo dhaweeyay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda…

                                Read More

                                  Mudanayaasha ka soo Jeeda Baydhabo ee Baarlamanka Somalia oo Maalintii labaad Safar ku jooga Bay

                                  Baydhabo 18.Swp 2013 (SDN)- Qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ee laga soo doorto gobolka Gedo oo howlo shaqo maalmihii u dambeeyay ku joogay degmooyin ka tirsan gobolka ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Xildhibaan Cismaan Aw-Libaax oo ka mid ah mudanayaashii booqday gobolka Gedo ayaa ku sheegay ujeedka…

                                  Read More