Guddoomiyaha SONYO Oo Xaaladda Tahriibta Somaliland Ku Soo Bandhigay Shirweynaha Caalamiga Ah Ee Dhallinyarada Adduunka
Kuala Lampur 18.Sep 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Dallada Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO Mubaarak Ismaaciil Taani ayaa ka qayb galay shirweynaha dhallinyarada adduunka oo sannadkan si gaar ah loogaga hadlay Tahriibka Dhalinyarada Adduunka shirkaasi oo qabsoomay 12kii – 14-kii bishan September, 2013 kana dhacay dalka Malaysia, gaar ahaan Caasimada Gobolka Melaka ee Melaka, Guddoomiyuhu waxa uu…
