Mudanayaasha Golaha Wakiilada oo dood Xasaasi ah ka Yeeshay Xeerka Wadooyinka {DHAGAYSO}

    Hargaysa 17.Sep 2013 (SDN)-Xildhibaanada Golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta dood kulul ka yeeshay xeerka Takaalliifta Waddooyinka oo dhawaan ay wasaaradda madaxtooyadu u soo gudbisay. Mudanayaashii maanta dooddooda dhiibtay, ayaa intaada badani ka soo horjeestay in la meel mariyo xeerkan, waxana ay ku doodeen inaanu xeerkani ahayn mid ay dani ugu jirto umadda Somaliland, maadaama uu…

    Read More

      Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Burco ku dhagax dhigay Mashaariic kala duwan

      Burco 17.Sep 2013 (SDN)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigiisii oo socdaal shaqo ku jooga gobolka Togdheer, ayaa maanta dhagax dhigay sadex dugsi waxbarasho oo laga hirgelinayo magaaladda Burco, kuwaasi oo laba ka mid ahi yihiin dugsiyo sare. Dugsiyadan ayaa laga kala hirgelinayaa xaafadaha Saleeban kulul iyo Xaafada October oo u madaxweynuhu dhagax-dhigay,…

      Read More

        Joojinta Caruurta la askariyeeyo ee Kooxda Shabaab ka faa’iidaystaan oo laga bilaabayo Shabeelada Hoose

        Shabeele 17.Sep 2013 (SDN)- Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay inuu la dagaallami doono askareynta carruurta gobolka. Ku simaha guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose, Cabdullaahi Muuse ayaa sheegay inay ka hor-tagi doonaan in la askareeyo carruurta gobolka, ayna wadaan qorshe arrinta wax looga qabanayo. Cabdullaahi wuxuu ku eedeeyay kooxda al-Shabaab inay si khasab ah u askareyso…

        Read More

          Somalia’s ‘New Deal’ tackles old problems

            Mogadishu, Sep 17, 2013 (SDN) -In Brussels, it was hailed as a “New Deal”  for Somalia. That after more than two decades of killing and chaos, the Horn of Africa country now has a government and enough international backing to start delivering peace and economic growth for its people. The agreement on Monday between…

          Read More

            Xildhibaan Saleebaan Yuusuf Cali-koore ayaa si weyn uga soo horjeestay xeerka waddooyinka ee haatan Golaha wakiillada Horyaalla {DHAGAYSO}

            Hargaysa 17.Sep 2013 (SDN)-Xildhibaan Koore oo maanta Golaha ka hor akhriyey Dood dheer oo cilmiyeysan  ayaa soo jeediyey in meelaha cashuurta la saarayo  laga daayo  Xoolaha Nool iyo Gaadiidka waddooyinka isticmaalla, islamarkaana Beddelkeeda cashuuro badan la saaro waxyaabaha aan dadka noloshooda sida tooska ah u taabanayn ee ay ka midka yihiin Waxyaabaha la is mariyo(Cosmetics)…

            Read More

              Madaxweyne Somalia oo u Baqoolay dhinaca Wadanka Talyaaniga,una dhaafi doona Maraykanka

              Roma 17.Sep 2013 (SDN)- Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u ambabaxay magaalada Rome ee dalka Italy. Afhayeen madaxtooyada Soomaaliya, Injineer Cabdiraxmaan Yariisow ayaa  sheegay in madaxweynaha uu booqasho labo maalmood ah ku joogi doono dalka Talyaaniga, isagoo la kulmi doona madaxda dalkaas. Safarka Italy kaddib, madaxweynaha ayaa lagu wadaa…

              Read More

                Nabad-doon caan ahaa oo Barqadii Maanta Lagu Toogtay Muqdisho

                Muqdisho:17-Sep-2013(SDN)- Barqanimadii Maanta ayey kooxo Hubaysani Magaalada Muqdisho Ku toogteen Nabadoon Caan ka ahaa Degmada Hodan.   Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Faarax Shidane waxaana ay  ku toogteen kooxahaan hubaysan meel aan sidaasi uga fogayn  Hoygiisa oo ku yaalla xaafada taleex ee Degmada Hodan Gobolka Banaadir.   Nabadoonka la dilay ayaa waxaa la…

                Read More

                  Wasiirka Macdanta oo ka Waramay Socdaal uu in Mudo ah dalka kaga Maqnaa,iyo Wada hadaladii Genel Energy

                  Hargaysa 17.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Md Xuseen Cabdi Ducaale oo maanta shir jaraa’id xafiiskiisa ku qabtay ayaa kaga hadlay socdaalkii uu dhowaanahan ugu maqnaa dalka dibadiisa iyo wadahadaladii ay magaalada London kula yeesheen Shirkadda qodista shidaalka ee Genel Energy. Wasiirka oo ka hadlayey arinta ku saabsan shirkadda Genel Energy waxa uu…

                  Read More

                    Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland Oo Maanta Dood Diidmo ah kala Hortagay Xeerka Waddooyinka

                    Hargeysa:17-Sep-2013(SDN)-Xildhibaanada Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta si toos ah u gudo galay xeerka Takaalliifta waddooyinka oo ay si weyn iskugu maan-dhaafsan yihiin. Xeerkan oo maalintii shalay ahayd uun loo qaybiyey Golaha, islamarkaana ay dabada ka riixayso Madaxtooyadu, ayaa ay maanta xildhibaanadii fikirkooda ka dhiiftay si aad ah uga soo horjeesteen, waxana ay ku dooddeen inaan…

                    Read More

                      Uganda oo Shaqo ka Joojin ku samaysay 24 Sarkaal oo falal Musuq Maasuq ku eedaysan

                      Muqdisho 17.Sep 2013 (SDN)- Dowladda Uganda ayaa shaqada ka joojisay 24 sargaal oo lagu eedeeyay inay musuq-maasuqeen raashinka loogu talagalay ciidamada Uganda ee ka qaybta ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM. Afhayeenka ciidanka Militariga Uganda Colonel Paddy Ankunda ayaa u sheegay BBC-da qeybteeda Sawaaxiliga in saraakiisha lagu eedeeyay in cuntada iyo shidaalka loogu talagalay ciidamada…

                      Read More

                        Jaaliyada Somaliland ee Uk oo baaq u diraysa Wasiirka Warfaafinta Somaliland iyo Mareeyaha Tvga in Wariye Daahir Ismaaciil Xaaji Aden loo dhiibo Tvga Qaranka Somaliland

                        London 17Sep13 (SDN)Jaaliyada Somaliland ee Uk oo baaq u diraysa Wasiirka Warfaafinta Somaliland iyo Mareeyaha Tvga  Khadar Cali Gaas in Wariye Daahir Ismaaciil Xaaji Aden loo dhiibo Tvga Qaranka , wariye Daahir ayaa in mudo ku jiray saxafada Somaliland ee Wadanka Uk waana wariye Ruug Cadaa oo khibrad u leh dhinaca saxafada  baqan ay soo…

                        Read More

                          Cabdilaahi Cukuse: Wasiir isku darsaday Waxqabad Muuqda + Mucjisooyin Yaab Leh + Codkarnimo

                          Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa uu mudo 30 sanadood ka badan ku sooo dhex jiray saaxada saxaafada isla markaana aqoon iyo khibrad dheeraad ah u leeyahay arimaha la xidhidha saxaafada iyo qaybaheeda kala duwan Hadaba waxa aan wax yar ka taaban doonaa waxqabadkiisa muuqda ee aan la iska…

                          Read More

                            Wasiir xilkiisu Biriij U Noqonayo xidhiidh Wanaagsan oo dhex mara Xukuumadda iyo saxaafadda Madaxa-banaan

                            Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Maaha qof manta la yidhaahdo uma qalmo xilkiisa wasiirnimo gaar ahaan wasaarada warfaafinta iyo wacyi galinta . Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waa rugcadaa wayn oo inbadan kusoo dhexjiray arimaha bulshada, waa mujaahid waddanka usoo halgamay isla markaana aqoon dheer u leh qaybaha kala duwan…

                            Read More

                              Dhallinyaro Reer Hargeysa ah Oo Wasaaradda Duulista Barbar Uga Balfiyey Eedo Loogu Jeediyey Dhismaha Madaarka Hargeysa

                              Hargeysa17-Sep-2013 (SDN)- Qaar ka tirsan dhallinyarta ku dhaqan Caasimadda Hargeysa  ayaa wasiirka duulista iyo hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ku amaanay  shaqo fiican oo ay sheegeen in uu  ka qabtay  dib u dhiska madaarka Hargeysa oo ay ku tilmaameen mid uu wax weyn ka  bedelay muddadii dib loo dayactiraayey.  Dhallinyartan oo shir jaraa’id Maalintii shalay …

                              Read More

                                Soomaalidii Dukaamadooa lagu Bililiqaysty Koonfur Afrika oo War AY farxeen ka Helay Booliska

                                Port Elizabeth:17-Sep-2013(SDN)- Iyadoo maalintii shalay xatooyo Ba’an loo geystay dukaamo soomaalidu ku leedahay Magaalada Port Elizabeth   ee Dalka Koonfur Afrika, ayaa waxa ay Boolisku sheegeen inay arrintaas u xidheen Toddoba ruux. Booliska ayaa caddeeyey inay dadkaa la hayo  uga shakisan yihiin  inay ka dambeeyeen dhacii loo geystay soomaalida halkaas ku nool oo xoolo badan laga…

                                Read More

                                  “Dilka Cumar Xammaami waa dhamaadkii al shabaab,” madaxweye Xasan Sheekh

                                  Brussels:17-Sep-2013(SDN)-Madaxweynahas Dawladda Federalka ah ee Somaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horrasay ka hadlay dilkii  Dhawaan kooxda Al-shaaba ku fulisay Dagaal-yahankii Maraykana ahaa ee Cumar Xamaami. Madaxweynaha oo waraysi siinayey I daacadda VOA-da, ayaa dilka Cumar Xamaami ku tilmaamay dhamaadkii iyo Gabal-dhicii ururka Al-shabaab, waxana uu tilmaamay inaanu ka duwanayn kuwii hore  ee ay…

                                  Read More