“Shirka waxaan uga gaabsanay inaanu ka qayb-qaadano isaga oo aan Somaliland siinin mudnaanta iyo maqaamka ay leedahay” Wasiirka Arrimaha Dibada
Hargaysa 16.Sep 2013 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa iftiimisay sababaha ay ku qaadacday ka qayb galka Shirka Maanta Magaalada Brussels uga furmay Somalia kaas oo ay Midowga Yurub qaadhaan ugu Ururinayaan Dalka Qalalaasaha Nabadgalyo iyo Siyaasadeed la baaxaa degaya ee Somalia . Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Md. Axmed…
