Masuul Raad-barad ah Oo Ku Haftay Jawaab Lagu Amray Inuu Siiyo Mujaahid Halgamaa ah
Hargeysa:16-Sep-2013(SDN)-Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdiwaaxi Cabdiqaadir Cabdiraxmaan, ayaa jawaab qadaf ah oo aan afkiisa ku Habboonayn siiyey Mujaahid Xasan Guure Jaamac oo Dalka magac iyo maamus ballaadhan ku leh. Cabdiwaaxid oo ah shakhsi haatan uun gaadaalada siyaasadda Baranaya, islamarkaana aan awood muuqata ku lahayn mansabka uu xukuumaddan ka hayo, ayaa u soo…
